VIDEO: Kadib goolkii Huntelaar Daawo Goolashii ugu quruxda badaa UCL

168739786-the-logo-of-fc-bayern-muenchen-is-reflected-in-the

Champions League waa mid kamid ah tartamada ugu xiisaha badan Aduunka, waana loolalan intabadan dhex maray kooxaha waa weyn ee dhasina Yurub. Tartankaasi waxa uu soo martay taariikho badan, iyadoo ciyaartoyda ay yihiin kuwa wax ugu badan ka sameeyay tartankaasi aadka loo wada jecelyahay. Klaas Jan Huntelaar ayaa gool cajiib ah ka dhaliyay kooxda inta […]

Robin van Persie oo Raaligaliyay Xidigaha Man United

Olympiacos-FC-v-Manchester-United-UEFA-Champions-League-Round-of-16-3183547

Weeraryahanka Manchester United Robin van Persie ayaa lagu soo waramayaa in uu raaligaliyay xidigaha ay isku kooxda yihiin kaddib markii uu dhawacaan war uu ku dhaleeceyno uu sheegay. Xidiga caalamiga ee Holland ayaa sheegay in ciyaartoyda isku kooxda yihiin ay booskiisa kala wareegeen kaddi ciyaartii 2-0 guul darada ay kaloo soo laabteen kooxda Olympiacos wareega […]

Ciyaartoyda England oo Loo Ogolaaday in ay Xasaaskooda …..

article-2569554-0405044500000514-448_634x494

Xasaska ciyaartoyda Xulka England ee isku diyaarinaya Koobka Aduunka Brazil ayaa loo ogolaaday in ay raaci karaan ciyaartoyda England ee tagi doona Miami xagaagan. Tababare Roy Hodgson ayaa sidoo kale Albaabka u furay in ciyaartoyda ay kula soo biiraan lamaanayaashooda xulka inta uu soconayo Koobka Aduunka Brazil ka furmidoona. Kaddib marka ay tababar ku sameeyaan Portugal […]

Santi Cazorla oo Qarka u saaran in Heshiis cusub u xasiixo Arsenal

Santi Cazorla

Qadka dhexe ee Arsenal Santi Cazorla ayaa lagu soo warmayaa in uu ku dhawyahay in qadaaraas cusub uu kula heshiiyo kooxda ka dhisan Emirates. Wararka si weyn u faafay ayaa sheegay in labada xidig ee Per Mertesacker iyo Tomas Rosicky ay ku dhawyihiin in ay dhameystiraan heshiis cusub oo ay ku sii joogaan Waqooyiga London, […]

SAWIRO: Luke Shaw oo Ilmeeyay kaddib markii lagu soo daray xulka England

article-2569414-1BE2B23300000578-621_306x423

Daafaca kooxda Southampton Luke Shaw ayaa Ooyin la dhacay kaddib markii loo sheegay in lagu soo daray xulka England ee uu hogaamiyo tababare Roy Hodogson. Sawirro laga soo qaaday Xidigan ayaa muujinayay in farax awgeed uu la ooyay, inkatoo xulka la so magacaabay uu aad u badanyahay. Daawo Sawirro:

Daawo Video: Robin van Persie oo si xun u caayay Xidigaha United

Olympiacos-FC-v-Manchester-United-UEFA-Champions-League-Round-of-16-3183547

Robin van Persie ayaa ku cara baxay ciyaartoyda kooxda Manchester United kaddib markii kooxda reer Greece ay 2-0 ku soo garaacday Red Devils. Van Persie ayaa sheegay in wax dhaleeceyn ah uusan laheyn isaga laakiin waxa uu muujiyay in ciyaartoyda United ay wadashaqeyn la’aan ahaayeen iyagu.

Manchester United oo diyaarineysa dalab ay ku doonto Stefan Savic

crystal-palace-manchester-united-david-moyes

Manchester United ayaa lala xiriirinayaa suuragalnimada in ay u dhaqaaqo daaficii hore ee Manchester City Stefan Savic. 23 jirkan ayaa ka tagay Etihad Stadium sanadkii 2012 isagoo qeyb ka ahaa heshiiskii Matija Nastasic oo City kaga soo biiray kooxda Fiorentina ee dalka Talyaaniga. United ayaa lala xiriirinayaa dhaafacayo badan oo dhexe waxana ay dooneysaa in […]

Nigel de Jong oo doonaya in uu waqti dheer sii joogo AC Milan

nigel-de-jong

Qadka dhexe ee AC Milan Nigel de Jong ayaa ku adkeysanaya in uu ku faraxsan yahay in uu sii dheereeyo joogitaanka garoonka San Siro. 29 jirkan ayaa la rumeysan yahay in ay bartilmaameedsanayaan kooxo badan oo ay ku jiraan Liverpool, laakiin waxa uu sheegay in uusan meelna uga socon Milan xagaagan. De Jong ayaa hada […]

Wenger: Premier League wa midka ugu fiican Caalamka

Arsène Wenger

Maamulaha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa ku adkeystay in Premier League wali uu yahay tartanka ugu wanaagsan caalamka marka laga hadlayo horyaalada. Gunners, Manchester City iyo Manchester United aya dhamaantood laga soo adkaaday lugta koowaad ee wareega 16ka champions League iyadoo kaliya Chelsea ay ka fogaatay guul daro markii ay barbaro la soo gashay Galatasaray Arbacadii. […]

David Moyes oo qorsheynaya in uu la soo wareego Lennon

aaron-lennon

Macalinka Manchester United David Moyes ayaa lagu soo waramayaa in uu doonayo garabaka Tottenham Hotspur Aaron Lennon in u la yaab leh u la soo wareego xagaaga. Tababaraha Red Devils ayaa filaya in 200milyan oo gani ay kooxda dib u dhisi karto islamarkaana uu la imaan karo xilli ciyaareedka danbe koox sidan ka xoogan. Football Direct […]

Inter Milan oo labo daafaca ka dooneysa horyaalka Premier League

bacary-sagna-arsenal

Kooxda Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay dalab ay u dirto labada daafac ee ka ciyaara horyaalka Premier League ee Bacary Sagna iyo Patrice Evra. Kooxda ka dhisan Serie A oo horay u xaqiijisatay saxiixay daafaca Manchester United Nemanja Vidic todobaadkii hore ayaa hada xiiseyneysa in daafaceeda ay ku sii […]

Xavi oo qiray in uu ka careysan yahay tababaraha Barca Tata Martino

363379_heroa

Qadka dhexe ee Barcelona Xavi aya ka careysan in tababaraha kooxda Gerardo Martino uu aad u yareeyay waqtiga uu kooxda u ciyaaro xilli ciyaareedkan, laakiin waxa uu ku adkeystay in ay taasi aysan ku sababi doonin in isbadal uu ku yimaado isaga. 34 jirkan ayaa ayaa kaliya dhameystay sagaal ciyaarood 25 kulan horyaalka La Liga […]

Kulamada Caawa Laga ciyaarayo Europa League iyo waqtiga ay soo galayaan?

Europa League - Round of 32

Kulamo ka tirsan tartanka Europa League wareega 32-da ayaa caawa la ciyaari doonaa iyadoo kulamo xiiso badan ay ku jiraac ciyaaraha dhaci doona. Kooxda Basel ayaa gurigeeda ku soo dhaweyn doonta kooxda reer Israel ee Maccabi Tel Aviv, halka SSC Napoli ay casuumi doonto kooxda Swansea City, waxana kulankoodu uu kamid yahay ciyaaraha ugu adag […]

Manchester United oo u hanjabtay Jamaahiirteed – Maxaa Dhacay?

Manchester-United-3098802

Manchester United ayaa u hanjabtay in ay joojin doonto dhamaan dadka heysta Tigidhada xilli ciyaareedka oo dhan ah kulanka derby Manchester hadii asan gadan tigidhada lugta labaad ee Champions League ee ka dhici doonta Old Trafford. Warkan ayaa ka soo baxay kooxda Red Devils waxana caadis lagu saarayaa in taageerayaasha ay gataan tigidhada kulanka Olympiacos […]

Top News: Mourinho oo war dad badan ay la yaabeen sheegay

Mourinho

Jose Mourinho ayaa qiray in uu ka fakarayo in uu ku laabto Inter Milan hadii milkiilaha Chelsea Roman Abramovich uusan u ogolaan in uu waqti dheer sii joogo Stamford Bridge. 51 jirkan ayaa labo xilli ciyaareed ka soo shaqeeyay kooxda reer Talayaani waxana uu ka tagay 2010kii isagoo kula guuleystay horyaalka Serie A, Champions League iyo […]

¨