Sergio Aguero oo Ka Maqnaanaya Man City Kulanka Barca

Manchester City ayaa shaaca ka qaaday in goolal dhaliyahooda Sergio Aguero uu seegi doono kulanka adag ee ka tirsan tartanka Champions League kaasi oo ay kooxda Sky Blues Etihad ku soo dhaweyn doonto kooxda awooda badan ee Barcelona. Kooxda Sheekh Mansuur oo wal wal badan muujineysa ayaa cadeysay in dhaawac muruqa ka soo gaaray awgeed uu […]

Top Five: 5ta Xidig ee maanta uu la soo wareegi karo Moyes

Kaddib makii ay la soo wareegtay kooxda Manchester United laacibkii hore ee kooxda Chelsea Juan Mata waxaa wali jira xidigo badan oo uu farta ku fiiqayo David Moyes Maalinta ugu danbeysa ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Kubada Cagta. Moyes ayaa lagu soo warmayaa in hada uu isha ku hayo shan ciyaartoy oo uu saacadaha ugu […]

Julian Draxler iyo Arsenal oo Wali Isku Dhagan

Soccer - UEFA Champions League - Round of 16 - Second Leg - FC Schalke 04 v Galatasaray - Veltins-Arena

Jamaahiirta Kooxda Arsenal ayaa dhagta ku wada haaya dhageysiga suuqa kala iibsiga, Daawashada iyo Aqrinta wararaka ay qorayaan website-yada iyo wakaaladaha wararka waxeyna ka eegayaan oo kaliya xaalada Juian Draxler oo ah xidiga ay sida ba’an ugu raad joogto kooxda Gunners. Wararka ka imaanaya dalka Jarmalka ayaa sheegaya in wadahadladii ay meel wanagsan marayaan waxaana […]

Wenger oo shaaciya inta Remsi uu garoomada ka maqnaan doono

Tababarhaa kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa daboolka ka qaaday waqtiga uu garoomada ka maqnaan doono laacibka qadaka dhexe ee Aron Remsi. Wenger ayaa sheegay in Remsi uu kooxda Gunners ka maqnaan doono 4 ilaa iyo 6 isbuuc madaama uu dhaawaciisu halis yahay. Laacibka kooxda Waqooyiga London ayaa seegi doona kulamo muhiim ah oo kooxda Gunners […]

Moyes oo ciyaaryahan ka doonaya Tottenham

Tababaraha Manchester United David Moyes ayaa doonaya in uu la soo wareego garabka xulka England iyo kooxda Tottenham Andros Townsend. Moyes ayaa  xidigan 22 jirka ah la dhacsanaa tan iyo markii uu macalinka u haa kooxda Everton markaasi oo uu isku dayay in uu si Amaah ah kula soo wareego. The Sun ayaa kus oo […]

Wararkii ugu Danbeeyay ee Suuqa – Maanta oo Jimco Ah

ARSENAL: Salaama marka hore Jamaahiirta Kooxda Arsenal maanta oo ah maalintii ugu dambeysay la soco xidiga ay lasoo saxiixatay kooxdaada: # Wadahadaladii Arsenal ay kula jirtay Schalke 04 ee ku aadanaa Julian Draxler oo wali socda mana jiraan wax saxiix ah oo wali dhacay (The Hard Tackle) # Arsene Wenger ayaa sidoo kale jawaab ka sugaya wali PSG […]

Suuqa: Man United oo Daafac Ka Dooneysa Kooxda Porto

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in ay dalab 15 milyan oo yuro ah ku dooneyso daafaca dhexe ee kooxda FC Porto Nicolas Otamendi. Macalinka kooxda United Dived Moyes ayaa la dhacsan qaab ciyaareedka daafaca reer Porto waxana uu doonayaa in uu ku xoojiyo daafaca dhexe ee kooxda Red Devils oo maalmihii danbe aad […]

Adnan Januzaj oo Diyaar u ah in uu Matalo Xulka England

Xidig yaraha kooxda Manchester United, Adnan Januzaj ayaa lagu soo waramaya in uu doonayo in uu u ciyaaro xulka England. 18 jirka garabka ka ciyaara ayaa sidoo kale u ciyaari kara xulalka Albania, Turkey, Belgium, ama Serbia laakiin wadnihiisa ayaa u sheegay in uu uciyaaro Three Lions sidaa waxaa qortay The Sun. Januzaj ayaa sheegay […]

Mirko Vucinic oo Diiday in uu Ku Biiro Arsenal iyo Valencia

Weeraryahanka kooxda Juventus Mirko Vucinic ayaa diiday in uu ku biiro kooxaha Arsenal iyo Valencia laakiin waxa uu wali rajeynayaa in uu ku biiro kooxda Inter Milan. Laacibka caalamiga ah reer Montenegro ayaa loo diiday in uu ku biiro kooxda ka dhisan San Siro, laakiin Madaxeynaha Nerazzurri Erick Thohir ayaa balan qaaday in saacadaha ka […]

Wayne Rooney iyo Man United oo wadahadal u soconayo

Wayne-Rooney

Manchester United ayaa xaqiijisay iney socdaan wadahaladii heshiiska loo kordhin lahaa hogaamiyahooda reer England Wayne Rooney kaas oo aqbalay inuu heshiis cusub saxiixo. Wayne Rooney ayaa noqon doona xidiga ugu musharaadka badan Horyaalka Premier League isagoo isbuucii qaadan doona £300,000. Wayne ayaa haatan qaata £250,000, wuxuuna sii qaadan doonaa lacagtaan 17-ka bilood ee kaga haray qandaraaskiisa. United […]

Gunners oo Dalab soo Daahay u Direysa Blaise Matuidi

as_wenger_36

Arsenal ayaa u dhaqaaqeysa laacibka qadka dhexe ee kooxda reer Faransa ee PSG Blaise Matuidi. Daily Mail ayaa sheegay in 26 jirkan reer Faransa qadaraaskiisu uu dhacayo xagaaga islamarkaana ay suurtagal tahay in mushaar dhimis ay ku sameyso PSG madaama ay heyshay Yohan Cabaye. Mathieu Flamini ayaa afar kulan ganaax ku maqnaan doona kaddib markii […]

Guardiola oo Xidig Kooxdiisa Ka tirsan u Ogolaaday in uu ku Biiro United

122352

Pep Guardiola ayaa albaabka u furay Toni Kroos una sheegay in uu ka tagi karo Bayern Munich si uu ugu biiro kooxda xiisaha u qabta ee Manchester United. David Moyes ayaa u safray Germany Jimcihii waxana uu la kulmay wakiilka Kroos intii ay socotay ciyaartii ay Bayern 2-0 ku garaacday kooxda Borussia Monchengladbach. Waxana jiray […]

Mirko Vucinic oo Maanta Tijaabo Caafimaad Ku Maraya London

1168869-20905508-640-360

Weeraryahanka kooxda difaacneysa horyaalnimada dalka Talayaaniga ee Juventus Mirko Vucinic ayaa maanta oo Khamiis ah u duulaya Magaalada London ee dalka Ingiriiska halkaasi oo uu ku marayo Tijaabo caafimaad. Tuttosports oo kas oo baxa dalka Talyaaniga ayaa soo wariyay in kooxaha Gunners iyo Bianconeri aya kawada heshiisyeen in xidigan uu si Amaah ah ugu ciyaaro […]

Juventus oo waydiisatay Corinthians laacibkii hore ee AC Milan

as_pato_2

Wakiilka weeraryahanka kooxda Corinthians Alexandre Pato ayaa xaqiijiyay in kooxda Juventus ay xiiseyneyso laacibkan reer Brazil. Juventus ayaa sameyneysa la soo wareegitaan soo daahay oo ay ku dooneyso weerarayahankii hore ee kooxda AC Milan Pato, waxaana taasi ugu wacan Mirko Vucinic oo kooxda ka tagi rabo una socoda midkooda Arsenal iyo Inter Milan. “Waa xaqiiq […]

Wenger oo maalinta ugu danbeysa Suuqa la soo wareegaya Labo Xidig

as_morata_10

Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa liiskiisa dukaameysiga suuqa kala iibsiga mar kale lagu dhex arkay weeraryahanka Real Madrid Alvaro Morata iyo xidiga Barca Tello. The Mirror oo ka soo baxda Britain ayaa sheegeysa in Macalin Wenger ay ka go,an tahay in maalinta ugu danbeysa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda uu la soo wareego labadaasi xidig midkood. […]

¨