Qorshaha suuqa kala iibsiga kooxda aad taageerto yeys soo iibsanayaan yaa ka tagaya yeysa amaah ku bixinaysaa (Bisha Janaayo)
Waxaan idiin soo gudbinaynaa kooxaha horyaalka Ingiriiska ciyaaryahanada ay sida weyn u doonayaan iyo kuwa lafili karo in si dhaqso ah loosoo iibiyo. Waxaana ka bilaabi doonaa kooxda Arsenal. Aqristoow waxaan idiinku wargelinaynaa inaan xarfo soo gaagaabinay oo ana ula jeedno sida (WRR=Weerar, DFC=Difaac, DHEX-Qadka dhexe,GHYE=Goolhaye), sidaasi ula socda. ARSENAL: BARTILMAAMEEDKA KOOWAAD: Alvaro Morata (WRR, […]
Dec 31 2013 | Posted in
England,
France,
Germany,
Italy,
Spain,Wararka | Read More »
Tababaraha Arsenal oo iska hilmaamay Suarez kana hadlay Suuqa kala iibsiga
Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa ka baxay doonistiisa weeraryahanka Liverpool Luis Suarez, hase ahaatee uu kooxdiisa xoojin ciyaaryahan qaas ah. Gunners ayaa si dirqi ah kaga hormartay City kala horeynta horyaalka, iyagoo sanadka cusub ku dhamaystay kaalinta koobaad. Arsenal ayaa haysata kaliya hal weeraryahan, taas oo ka dhigaysa inay suuqa ka doonntaan ciyaaryahan weerarka ka […]
Dec 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Weyne Rooney oo seegay tababarka kooxda iyo cabsi ah inuu seegayo kulanka Tottenham
Weeraryahanka Manchester United Wayne Rooney ayaa seegay tababatka kooxda ay isugu diyaarinayso kulanka ay beri la ciyaari doonaan Tottenham Hotspur. 28-jirkaan qaranka England ayaa ka maqnaa kulankii ay sabtidii 1-0 ay kaga badiyeen Norwich City. Si kastaba Tababaraha Kooxda United David Moyes ayaa diyaar u ah inuu waqti siiyo ciyaaryahan Rooney si uu usoo caafimaado. […]
Dec 31 2013 | Posted in
England | Read More »
Massimiliano Allegri oo ugu danbayntii shaaciyay inuu ka tagayo Shaqada AC Milan
Macalinka Ac Milan Massimiliano Allegri ayaa xaqiijiyay inuu baneyn doono shaqada Kooxdaas xagaagan, kadib dhibaato kasoo wajahday San Siro. Rossoneri ayaa haatan kaalinta 13kaga jirta kala sareynta Serie A, waxaana ay 17 dhibic ka hooseysaa booska loogu soo baxayo UEFA Champions League, halka ay 27 dhibcood ay ka hooseyso kooxda hogaanka haysa ee Juventus. Cadaadis […]
Dec 31 2013 | Posted in
Italy,Wararka | Read More »
Roberto Martinez oo kahadlay Mustaqbalka xidiga Da’da yar Ross Barkley
Roberto Martinez Macalinka kooxda Everton ayaa shaaca ka qaaday inuu hubo in xidiga qadka dhexe Ross Barkley uusan kooxda ka tagi dooni bisha January. Barkley ayaa lala xariirinayaa in lacag dhan £50m uu ugu wareegayo kooxda Manchester United kadib bandhig wanaagsan oo uu ka sameeyay garoonka Goodison Park xili ciyaareedkan. Martinez ayaa ku celiyay in […]
Dec 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Deigo Costa: Cristiano Ronaldo ayaa ah xidiga uqalma Ballon d’Or
Weeraryahanka Atletico Madrid Diego Costa ayaa sheegay in Ballon d’Or uu ku guulaysan doono ciyaaryahan Cristiano Ronaldo. Dagaalka loogu jiri xidiga ugu wanaagsan aduunka ayaa waxaa kusii dhawaanaya inuu ku guulaysto weeraryahanka Real Madrid iyo qaranka Portugal – isagoo la tartamaya ninka afarta mar guulaystay Lionel Messi iyo xidiga Franck Ribery. Qofka kun guulaysta xidiga […]
Dec 31 2013 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Ciyaaryahan William Carvalho oo noqday dooqa Macalin David Moyes
Naadiga Manchester United ayaa lasoo warinayaa inay udhaqaaqday saxiixa xidiga qadka dhexe ee Sporting Lisbon William Carvalho marka uu suuqa kala iibsiga furmo Caawa. David Moyes ayaa aamisan in 21-jirkaan uu noqon doono xidig mustaqbal ku leh united, isagoo wakiilo udiray inay soo daawadaan kulankii Sportig Lisbon ay bar bardhaca gool la’aanta ah la gashay […]
Dec 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Wax Walba oo aad uga baahan tahay in aad ka ogaato qorshaha Janaayo kooxda aad ka taageerto EPl
Caawa Siq-dhexe oo ay taariikhdu ku beegan tahay 01-01-2014ka waxaa Daaha ka rogmaya Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Kubada Cagta Qaarada Yurub. Kooxdaha dhaqaalaha badan ku fadhiya ee ka dhisan horyaalada ugu waa weyn Yurub ayaa halkaasi isku garbin doona iyadoo koox kasta ay suuqa karaadin doonto xidiga ay ku biixin laheyd booska ay ka xanuun […]
Dec 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Macalin Pellegrini Muxuu Kayirin Iibinta Dzeko
Macalinka kooxda Manchester City Manuel Pellegrini ayaa meesha kasaaray wararka sheegaya in uu iibinayo xidigaasi weerarka kaciyaare ee Edin Dzeko kaasi oo la isladhexmarayay in uu iibin doono Bisha January. Kooxo dhowr ah oo kadhisan qaarada yurub ayaa siwayn u doon doonayay Dzeko oo ay ugu horeeyso kooxda Ac Milan ee Horyaalka Talyaaniga taasi oo […]
Dec 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Kooxda PSG oo diyaar u ah inay Arsenal ka dul qaado Yohan Cabaye
Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain Laurent Blanc ayaa beeniyay inay ka baxeen doonistoodii xidiga qadka dhexe ee Newcastle United Yohan Cabaye. Xidiga qaranka France ayaa lala xariirinayay kooxda Arsenal iyo PSG Xagaagan, hase ahaatee macalinka kooxda haysata horyaalka France ayaa sheegay inay udhaqaaqi doonaan saxiixisa bisha January. Blanc ayaa wariyaasha usheegay “had iyo jeeraale aad ayaan […]
Dec 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Rio Ferdinand oo ugu danbeyn ka tagaya Kooxda Manchester dhamaadka xili ciyaareedkan
Daafaca kooxda Manchester United Rio Ferdinand ayaa lasoo warinayaa inuu ka tagi doono kooxdiisa marka uu dhamaado xili ciyaareedkan. Xidigan daafaca dhxe ayaanan kasoo muuqan horyaalka tan iyo kulankii United ay 2-2 lagashay Cardiff City 24-tii November. 35-jirkaan ayaana la rumaysan yahay inuu ka tagi doono Old Trafford marka uu dhamaado xili ciyaareedkanm sidaas waxaa […]
Dec 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Top News: Liverpool Oo Heshiis Lagaartay Messi-ga Masar Mohamed Salah
Kooxda kubada cagta Liverpool ee baryihii dambe uu kuyimid hoos udhacu soona xareeysatay guul darooyinka isdaba jooga ah ayaa sheegtay in heshiis shaqsi ah ay lagaareen xidiga kooxda Basel Mohamed Salah. Reds-ka ayaa lasheegay in qadka dhexe ee goolasha dhaliya ee reer Masar ay lagaareen heshiis 4 sano ah kaasi oo ku haynaya Anfeld. Salah […]
Dec 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
SCF oo garoonka banaadir kusoo gabagabeeyey Koobkii 18-aad ee Jen.Daa’uud
Waxaa shalay lagu soo gabagabeeyey garoonka banaadir koobkii 18-aad ee Jen daa’uud ee ciyaaraha fudud kaasi oo ay ka qeybgaleen ku dhowaad 150 ciyaaryahano kooxo ka socda oo isugu jira wiilal iyo gabdho,iyadoo xaflad gabo gabo ah lagu qabtay gudaha garoonka banaadir oo tartanku ka socdey. Tartanka 18-aad ee Jen daa’uud ciyaaraha fudud oo ay […]
Dec 31 2013 | Posted in
Afrika,Wararka | Read More »
WAKIIL: Michael Essien oo Bisha Janaayo Ka Tagaya Kooxda Chelsea – Halkee ayuu ku sii jeedaa?
Kooxda Chelsea xidigeeda qadka dhexe Michael Essien ayaa la sheegay in uu ka tagaayo garoonka Stamford Bridge inta lagu guda jiri bisha January markaas oo suuqa kala iibsiga ciyaartooyda Furan yahay. Xidigaan wakiilkiisa yaa warbixintaan laga soo xigtay waxa uuna cadeeyay in ay jiraan kooxo badan oo hada ay heshiis kula jiraan kuwaas oo la […]
Dec 30 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Kooxda Isbuuca EPL: ROMELU LUKAKU iyo NICOLAS ANELKA oo hogaaminaya
Waxaa sabtigii iyo axadii aan kasoo gudubnay la cayaaray kulamadii 19-aad ee Premiership-ka England sidaa darteed waxaan idiin heynaa koox laga sameeyay 11-ka xidig ee ugu wanaagsan horyaalka England todobaadkan, hana iloobin in kooxaha Arsenal, Man City, Chelsa, Eevrton, Man United iyo Tottenham ay guulo muhiim ah gaareen halka Liverpool ay kulantay guuldaradii labaad oo […]
Dec 30 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Next Page »