Falanqeynta kulanka sida weyn loo wada sugaya ee u dhexeeya Hull City vs Liverpool

HULL-LIVERPOOL

Liverpool ayaa isgeyn doonta KC Stadium iyagoon wadan goolal dhaliye Daniel Sturridge oo Jimcihii tababarka ku dhaawacmay. Kulanka: Hull City vs Liverpool Garoonka: Kingston Communications (KC) Stadium Garsoorka: H. Webb Saacada: 5:05 galabnimo geeska Africa Ciyaartoyda Ka Maqan Labada Koox Kulankan? Hull City: Stephen Quinn, Sone Aluko, Paul McShane, James Chester. Liverpool: Jose Enrique, Iago […]

Hor dhaca kulanka xiisaha leh ee u dhexeeya kooxaha Chelsea vs Southampton

Capture15-568x300

Laacibka caalamiga ah ee reer Cameroon ayaa kacabanaya dhaawac muruqa ah, laakiin David Luiz ayaa ku soo laabtay tababarka kooxda halka Mauricio Pochettino uu rajeynayo in uu dib u helo Luke Shaw iyo Dejan Lovren Chelsea ayaa fiirineysa in ay ka soo kabsato guuldaradii Champions League ay kala soo laabtay Basel marka ay Southampton ku […]

Wax walba oo ku saabsan kulanka Super Sunday ee u dhexeeya Spurs vs Man Utd

26pkdptvmucover

Ryan Giggs ayaa rajeynaya in uu 40 sano guuradiisa ugu dabaal dago garoonka  White Hart Lane, halka David Moyes uu dib u helayo Robin van Persie iyo Nemanja Vidic oo dhawac ka soo laabanaya. Tottenham ayaa dooneysa in ay iska dhaqdo guul daradeedii ugu weyneyd muddo 17 sano ah marka ay la kulanto kooxda Manchester […]

Sadaxleey uu dhaliyay Gareth Bale oo guul weyn ku hogaamisay Real Madrid

1385840540878_lc_galleryImage_Real_Madrid_s_Gareth_Bale

Kooxda Real Madrid ayaa 4-0 uga taqalustay kooxda Real Valladolid ciyaar uu sadaxley ka dhaliyay xidiga dunida ugu qaalisan ee Gareth Bale. Ciyaartii ka dhacday Isbartiibada Santiago Bernabeu waxa si weyn uga muuqanayay wiilka reer Wales kaasi oo buuxiyay booskii CR7 oo dhawac uga maqanaa kooxda caasimada. Kooxda cad-cadka ayaa hogaanka ciyaarta qabtay markii 33 daqiiqo uu […]

Sawirro: Aaron Ramsey oo labo gool dhaliyay xilli Arsenal ay garaacday Cardiff City

article-2515606-19BC21CC00000578-583_634x444

Kooxda Arsenal ayaa guul fiican ka soo xareystay kooxda Cardiff City oo ay gurigeeda marti ugu aheyd kulan ka tirsanaa horyaalka Premier League. Gunners ayaa 3-0 ku soo macsalaameysay Cadiff iyadoo labo kamid ah goolashaasi ay uga mahadcelisay wiilkii hore ee kooxda Cardiff City ee Aaron Ramsey. Wiilasha Tababare Wenger ayaa hogaanka ciyaarta qabtay 29 daqiiqo […]

Madaxweyne Perez: CR7 waxa uu xirfadiisa ku dhameysanayaa Real Madrid

295497_heroa

Madaxweynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa sheegay in Cristiano Ronaldo uu xirfadiisa kubada cagta ku dhameysanayo garoonka Santiago Bernabeu. Xidiga caalamiga ah ee reer Portugal ayaa marar badan lala xiriiriyay in uu dib ugu laabanayo kooxdiisii hore ee Manchester United, laakiin bishii September ayaa 28 jirkan ayaa nolashiisa u hibeeyay Los Blancos isagoo saxiixay […]

Berlusconi: Adriano Galliani maka tagayo kooxda AC Milan

294116_heroa

Milkiilaha kooxda AC Milan Silvio Berlusconi ayaa sheegay in Adriano Galliani uu baaqi ku sii ahaanayo kooxda. Galliani ayaa ku dhawaaqay Jimcihii in uu qorsheynayo in uu iscasilo bisha soo socta kaddib marka ay kooxdiisu la ciyaarto Ajax Champions League, waxana uu intaasi ku daray in cadaadis lagu saaray in uu xilka isaga dago muddo […]

Jose Mourinho oo qiray in Wali Guulo Waa weyn uusan lagaarin Chelsea

Jose (1)

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay in ku guuleysiga Horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan ay gaka muhiisantahay wax waliba oo quseeya kubada cagta. Jose Mourinh oo hadlayay ayaa tilmaamay in Premier League uu sanadka leeyhay xifaalo ka duwan sanadadii hore islamarkaana uu ku farxi hilahaa hadii uu ku guuleysan lahaa. Macalin Mourinho ayaa muujiyay […]

Xaalada goolal Dhaliyaha kooxda Liverpool Daniel Sturridge oo qatar ku jirta

Daniel-Sturridge

Weeraryahanka Liverpool Daniel Sturridge ayaa xaaladiisa caafimaad laga deyrinayaa kaddib markii dhaawac anqawga ah uu soo gaaray intii lagu jiray tababarka kooxda Reds. Xidiga caalamiga ah ee xulka England kaasi oo uu sheegay tababaraha Reds Brendan Rodgers in uu caafimaadkiisu soo hagaagayo ayaa hada u muuqda in uusan dheeli Karin ciyaarta ka dhici doonta KC […]

Waxa uu ahaa go’aan adag in finalkii Koobka Aduunka 2006 laga saaro Zinedine Zidane!

345162_heroa

Garsoorihii Zinedine Zidane siiyay roosihii looga saaray ciyaartii Finalka Koobka Aduunka 2006dii markii uu hertigayay Marco Materazzi ayaa sheegay in go’aankaasi uu ahaa mid aad u dag, laakiin uusan aheyn mid kamid ah daqiiqadii ugu muhiim saneyd xirfadiisa. Horacio Elizondo ayaa dhex dhexaadiyay ciyaartii France iyo Italy todoba sano ka hor kaasi oo ciyaarta ka […]

Paul Scholes: England fursad uma leh Koobka Aduunka Brazil

paul-scholes_2206295b

Paul Scholes ayaa sheegay in xulka England uusan fursad u heysan in uu ku guuleysto Koobka Aduunka ee lagu qaban doono dalka Brazil. 39 jirkan oo ka dhinac hadlayay  Gary Neville oo ka tirsan macalimiinta xulka ayaa tilmaamay in wali uu jiro hoos u dhac dhanka xulka Sadax Libaax ah taasi oo keeni karta inaysan […]

Kulamada Caawa laga ciyaarayo Horyaalada Yurub, Waqtiyada la ciyaarayo iyo Halka ay Live ka yihiin

Horyaalada Yurub

Kulamo xiiso badan oo ka tirsan horyaalada qaarada Yurub ayaa Galabta iyo Caawa la ciyaari doonaa iyadoo laga heli karo kulamo xiiso badan oo kirsan ciyaaraha dhacaya maanta iyo caawa. Kulamada English Premier League ee la cayaari doono. 6:00  Aston Villa Vs Sunderland 6:00 Cardiff City Vs Arsenal    Live Super Sport 3 6:00  Everton […]

Kooxda AC Milan oo xil cusub u magacaabeysa halaygii hore ee Paolo Maldini

Paolo Maldini

Sida uu ku soo waramayo Sky Sport 24, kooxda kubada cagta reer Talyaani ee AC Milan ayaa qorsheyneysa in ay xil cusub u magacawdo halyaygii hore ee kooxdaasi Paolo Maldini. Wararka ayaa sheegaya in kooxdu ay qorsheysatay in daaficii hore ee xulka iyo Italy iyo kooxda AC Milan Paolo Maldini  loo magacaabo Agaasimaha cusub ee Farsamada kooxda […]

Khilaaf cusub oo hareeyay Sergio Ramos iyo tababaraha Real Madrid Carlo Ancelotti

Real Madrid's coach Ancelotti talks with Ramos and Ronaldo during a training session in Istanbul

Sergio Ramos ayaa lagu soo waramayaa in ay isku dhaceen tababaraha Real Madrid Carlo Ancelotti, iyadoo ay sii kordheyso warar ku aadan in uu ka tagayo garoonka Bernabeu. Tababaraha reer Talyaani ayaa dhaleeceeyay 27 jirkan daafaca dhexe ka ciyaara kaddib markii laga saaray ciyaartii Los Blancos ay 4-1 ku dubatay Galatasaray Arbacadii. Chelsea iyo Manchester […]

Christian Eriksen: Ha loo dulqaato Tababare Andre Villas-Boas

343131_heroa

Qadka dhexe ee Tottenham Hotspur Christian Eriksen ayaa taageeray tababare Andre Villas-Boas xilli warar soo baxaya ay sheegayaan in maamulaha reer Portugal ay qatar ku jirto shaqadiisa macalinimo ee White Hart Lane. Sadax kulan oo guul la’aan ah ayay soo xareysatay kooxda Waqooyiga London taasi oo dhigtay booska 9aad ee kala horeynta horyaalka Premier League, […]

¨