Inzaghi: Messi & Ronaldo Ma Jabin Karaan Recordkeyga

Insign

Laacibkii hore ee AC Milan Filippo Inzaghi ayaa sheegay in recordkiisa goolal dhalinta kulamada Finalka uusan sameyn karin ciyaartoykasta oo aduunka ku nool, xitaa Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. 40 jirkan ayaa dhaliyay 8gool ciyaaro final ah intii uu ku guda jiray xirfadiisa kubada cagta oo uu u soo dheelay Juventus iyo Rossoneri. Laakiin halyayga […]

Daniel Sturridge: Chelsea Marnaba Ima siin fursad

Strudge

Weeraryahanka Liverpool Daniel Sturridge ayaa ku eedeeyay Chelsea in aysan siin fursad uu ku soo bandhigo qaab ciyaarka uu hada ku yahay goolal dhaliyaha ugu sareeya Premier League xilli ciyaareedkan. 24 jirkan ayaa shabaqa soo taabtay 13 jeer 63 ciyaarood oo uu ku soo qaatay sadax sano iyo bar uu joogay Stamford Bridge, laakiin si […]

Macalinka Liverpool Rodgers oo shaaciyay waqtiga uu soo laabanayo Philippe Coutinho

Rodgers

Tababaraha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa xaqiijiyay in Philippe Coutinho uu diyaar u yahay in uu safto kulanka tobaadka soo aadan horyaalka Premier League ay ka hortagi doonaan Arsenal. Xidiga reer Brazil oo u baahnaay qaliin garabka ah ayaa garoomada ka maqnaa tan iyo ciyaartii Reds ay barbaraha 2-2 ahaa la gashay kooxda Swansea City […]

Wararkii Ugu Danbeeyay Hadal heynta Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Kubada Cagta

Suuqa-iibsiga4-490x302

Bisha Janaayo ee sanadka cusub ayaa waxaa furmaya Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda, hase ahaatee kooxaha Yurub ayaa hada sii fiirsanaya ciyaartoydii ay gadan lahaayeen marka waqtigaasi lagaaro. Habada Aqriste waxaan fiirineynaa wararkii ugu danbeysay ee la xiriira ciyaartoyda ay kooxaha waa weyn doonayaan. Barcelona oo ka heleysa Lewandowski Barcelona ayaa beegsaneysa dhawr ciyaartoy oo hada […]

Beckham oo Taageeray Dived Moyes in uu Tababare u noqdo United

Beckham

David Beckham ayaa ku kalsoon David Moyes in uu yahay Ninka saxda ku ah in uu hogaamiyo Manchester United, inkastoo ay kooxdu la halgameyso dhibaatooyinka horyaalka ah. Kabtankii hore ee xulka England oo dhawaan shaaciyay in uu doonayo in Sir Alex Ferguson uu noqdo macalinka cusub ee kooxda uu gadanayo ee MLS, ayaa rumeysan in […]

Record Lajabiyay: Andrea Pirlo oo Ka Sara Maray Del Piero Dhalinta Laadadka Xurta Ah

Pirlo

Qadka dhexe ee kooxda Juventus Andrea Pirlo ayaa dhaafay oo ka sara maray Alessandro Del Piero marka la fiiriyo Laadadka xurta ah ee (free kicks) ee goolal loo badalay. Alessandro Del Piero ayaa horay horyaalka Serie A uga dhaliyay 22 gool oo ka timid laad xur ah halka Andrea Pirlo uu kulankii xalay dhaliyay goolkiisii 23aad ee […]

20 Xidig Ee Ugu Bandhiga Fiicnaa Yurub Xilli Ciyaareedkan, Laacibka aad taageerto Ma kujiraa?

Arsenal1

Horyaalada qaarada Yurub ayaa si xamaasadeysan u soconaya iyadoo ciyaartoyda ka dheesha uu mid waliba sameeyay bandhig u gaar ah xumaan iyo samaanba. Hadaba waxaan Fiirineynaa 20 ciyaartoy ee bandhigii ugu fiicnaa Sameeyay tan iyo sida uu xilli ciyaareedkan u bilawday. Ciyaartoyda intooda badan waxa ay ka imaanayaan 5ta horyaal ee ugu sareeya Qaarada Yurub […]

PSG oo Miiska Saartay Hantida Ay Ku Iibsaneyso Kubad Sameeye Juan Mata

Mata

Xidiga kooxda Chelsea Juan Mata ayaa diyaar u ah in uu ka tagao kooxda bisha Janaayo iyadoo kooxda dhaqaalaha badan isku qarashgareysay ee Parsi Saint-Germain ay diyaarineyso in  hanti gaareysa 41 milyan oo gani ay ku qaadato kubad sameeyaha reer Spain. Laacibka reer Spain ayaa ku soo bilawday goolna dhaliyay ciyaartii Talaada Capital One Cup ay Chelsea […]

Warbixin: Barcelona oo uga horeysa Man United & Arsenal Xavi-ga cusub

Ilkay

Barcelona ayaa diyaar u ah in ay kula loolanto Manchester United iyo Arsenal isku daygooda ay saxiix uga doonayaan laacibka qadka dhexe Ilkay Gundogan ee u dheela kooxda Borussia Dortmund. United iyo Arsenal ayaa lala xiriirinayaa in xagaaga ay soo qaatay Gundogan, madaama ciyaaryahankan uu ku guul dareystay in uu heshiis cusub u saxiixo Dortmund, […]

CR7 oo Xalay Ku Dabaal-dagay Salaanta Milatariga, Muxuu Kala jeeday?

cr7

Waxa ay u muuqataa in Cristiano Ronaldo uu qorsheeyay wax kasta. Waxa uu dhaliyay gool isagoo sida salaanta Askarta oo kale bixiyay intii uu u dabaal dagayay gooshiisa. Xalay ayuu Cristiano Ronaldo saxmeeyay sidaasi, waaxna maalin kaddib markii Madaxweynaha Xiriirka Kubada Cagta Dunida ee FIFA uu shaaciyay in caartoygan uu lamid yahay “Taliye Ciidan oo […]

Suuqa: Arsenal oo Daafac 25 jir ah Ka Dooneysa Kooxda West Ham

Arsenal

Arsenal ayaa ka fakareysa in ay dalab u dirto daafaca kooxda West Ham Winston Reid marka uu Suuqa kala Iibsiga Ciyaartoyda Furmo. Tababaraha kooxda Gunners Arsene Wenger ayaa raadinaya daafac dhexe oo kale marka la gaaro sanadka cusub, iyadoo ay ku sii kordheyso xiisada kala dhexeysa kabtanka aan saldhigan ee Thomas Vermaelen. Kaddib hormar dhanka […]

Juventus iyo Napoli oo badiyey, halka Kaka uu goolkiisa u horeeyey u dhalieyy kooxdiiisa AC-Milan

kaka

Waxaa caawa la ciyaaray kulamada horyaalka Serie A-da dalka Talyaaniga waxaana ciyaartii ugu kululeyd ay dhex martay kooxaha AC-Milan iyo Lazio. Inkastuu gool uu dhaliyey Kaka hadana ma noqon goolkiisa mid lagu najaxo waxaa gool barbaro ah ka daba keenay Michaël Ciani daqiiqadii 72-aad. Barbaraha ay AC-Milan kula gashay San Siro kooxda Lazio ayaa dhabar […]

Real Madrid 7 Sevilla 3: Madrid oo ku ciil baxday Seville halka Bale-na uu boorka iska jafay SAWIRO+

Gareth Bale.JPG4

Kooxda Real Madrid ayaa 7 – gool ku xaaqday kooxda Sevilla ka dib markii Gareth Bale uu caawa boorka iska jafay isla markaana uu ahaa geesigii Madrid ee caawa. Labadii gool ee ugu horeysay ayuu Bale ku bilaabay Seville taasoo wado u noqotay in Ronaldo uu sedexleey shabaqa ku rido iyadoo mid ka mid ah […]

Isku aadka Capital One Cup oo la sameeyey Manchester United oo ku beegantay Stoke halka Chelsea iyo Manchester City ay……SAWIRO+

Waxaa caawa la sameeyey caawa isku aadka koobka Capital Cup One oo hore loo oran jiray Carling Cup-ka, waxaana ay Manchester United u socdaali doontaa kooxda Stoke garoonkeeda. Kooxda Chelsea ayaa wajihi doonta oo marti u noqon doontaa kooxaha Sunderland ama Southampton tii soo badisa. Leicester City ayaa garoonkeea ku marti galin doonta kooxda Manchester […]

Xidiga kooxda Newcastle Tiote oo ku sigtay in uu xabsi galo

article-2478470-190B3FEA00000578-433_634x433

Qadka dhexe ee kooxda Newcastle Cheick Tiote ayaa ku dhawaaday in uu xabsiga galo kaddib markii uu qirtay in uu Laysin been abuur ah gaari ku waday. 27 jirkan ayaa gacanta loo galiyay todobo bilood oo gawaari uusan wadi karin kaddib markii uu qirtay in uu iibsaday laysin been abuur ah oo Belgian ah iyo […]

¨