Natiijoyinka Horyaalka Faransiiska: PSG oo guuleysatay iyo Lyon oo la garaacay
Kooxda qarashaadka badan la galiyey ee Paris Saint German ayaa heshay guusheedii labaad afar kulan oo ay ciyaarta iyadoo caawa si dirqi ah kaga adkaatay kooxda Guingamp. Guushaan ayaa timi dhamaadkii ciyaarta inkastoo ay 2 – 0 ku badiyeen hadana goolasha ayaa kala dhashay waqtigii dheeriga ee dhamaadka ciyaarta markii 90 – daqiiqo 0 – […]
Aug 31 2013 | Posted in
France,Wararka | Read More »
Natiijooyinka sida loo kal badiyey horyaalka Bundesliga ee dalka (Germany)
Waxaa Germany laga ciyaaray kulamada horyaalka Bundesliga kulamadiisa afraad waxaana guulo muhiim ah gaaray Borussia Monchengladbach, Hamburger SV iyo Hannover oo goolal tiro badan badiyey. Kooxda Borussia Monchengladbach ayaa 4 – 1 ku qaarijisay kooxda magaca weyn ku leh wadankaasi Garmalka ee Werder Bremen waxaana goolasha kakala dhaliyey Juan Fernando Arango daqiiqadii 36-aad, Raffael, Max […]
Aug 31 2013 | Posted in
Germany,Wararka | Read More »
Natiijooyinka horyaalka Premier Leageu-ha Cabaye oo markii ugu horeysay u saftay Newcastle
Waxaa galabta iyo caawa la ciyaaray kulamada sedexaad ee horyaalka Premier League-ha Ingiriiska iyadoo Arsenal ay iska cadahay inaay iibsan kari weyday Yohan Cabaye oo kooxdiisa ku cadaadiyey in Arsenal laga iibiyo balse maanta kulankiisa ugu horeeyey usaftay. Kooxda Newcastle United ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Fulham gool uu saxiixay ciyaaryahan Ben Afra […]
Aug 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Juventus oo si xarago leh ku dhaaftay Lazio iyo Napoli oo guuleysatay
Horyaalka Talyaaniga ayaa kujira marxaladiisa labaad waxaana galabta iyo caawa la ciyaaray laba kulan oo aad u adkaa. Kulankii hore oo galabta la ciyaaray ayaa waxaa fooda is daray kooxaha ChievoVerona iyo Napoli waxaana durba gool la hormartay daqiiqadii 13-aad kooxda Napoli gool uu saxiixay Marek Hamsik waxaase ka daba keenay Alberto Paloschi. Napoli oo […]
Aug 31 2013 | Posted in
Italy,Wararka | Read More »
Rooney oo shaki laga galiyay kulanka Man United iyo Liverpool
Wayne Rooney ayaa shaki laga galiyay kulanka Manchester United ay maanta usafri doonto kooxda Liverpool. Xidiga caalamiga ah ee wadanka Ingriiska ayaa la sheegay in uu ku dhawacmay tababarka kooxdiisa shalay , Rooney ayaa ka baxay xarunta tababarka ee Carrington kadib markii uu dhaawac ka soo gaaray madaxa. 27 jirkaan ayaa laga cabsi qabaa in […]
Aug 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Arsenal oo wada hadal kale la fureysa Salomon Kalou
Arsenal ayaa damac galisay weeryahanka kooxda Lille Salomon Kalou. The Daily Mail ayaa ku warameyso in Arsenal ay wado hadal toos ah la furtay kooxda Lille si ay gacanta ugu dhigto Kalou. Lacibkii hore ee kooxda Chelsea Kalou, oo 28 jir ah , ayaa sidoo kala waxaa xiiseyneyso kooxah West Bromwich Albion, Liverpool iyo Cardiff. […]
Aug 31 2013 | Posted in
England,
France,Wararka | Read More »
Liverpool oo heshiis la gaartay Sakho
Liverpool ayaa lagu soo waramaya in ay hishiis la gaartay difaaca kooxda Paris Saint-Germain Mamadou Sakho. The Reds ayaa bixineysa aduun lacageed dhan €17 million oo ay kula soo wareegaysa 23 jirkaan sida uu xaqiijiyay macalin Brendan Rodgers. Sakho ayaa u ciyaaray kooxdiisa in kabadan 150 kulan intii uu la joogay kooxda PSG, iyadoona sidoo […]
Aug 31 2013 | Posted in
England,
France,Wararka | Read More »
10 –kii ciyaariyahan ee ugu wanaagsaneyd garbihii soo maray aduunka
Xogtaan oo ah mid ku saleysan taariiqdii soo jireenka aheed ee kubada cagata ayaa waxaa qorey qoraaga caanka ah ee lagu magacaabo Jeff Powell oo ka jariirada afka dheer ee lagu magacabo Daily Mail waxaana uu ku bilaabaa sheekadiiisa sida tan. Kadib ku soo biiritaankii uu ku soo biiray Jesus Navas kooxda Manchester City waxey […]
Aug 31 2013 | Posted in
Afrika,
Amerika,
England,
France,
Germany,
Italy,
Spain,
Taariikhda,Wararka | Read More »
Manchester City oo garacday Hull City + DAAWO SAWIRADA
Kooxda Man City ayaa gaartay guul muhiim ah kadib markii ay dhaaftay kooxda Hull City ,ciyaar ka dhacday Etihad. Kooxda tababare Manuel Pellegrini ayaa ciyaar adag la tusasy qeybtii hore laakiin labo gool oo ay qeybtii labaad ka heleen Alvaro Negredo and Yaya Toure ayaa ka saaciday in ay garacaan Hull City. Dhacdooyinkii ciyaarta oo […]
Aug 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Wargeysyada iyo waxyaabaha ay ka qoreen kooxaha qaarada Yurub
Waxaa gabo gabo maraya suuqa kala iibsiga iyadoo maalinta Isniinta uu suuqa kala iibsiga xirmi doono waxaana wargeysyada ay aad ugu mashquulsan yihiin sidii ay ku heli lahaayeen kooxaha iyo ciyaartooyda ay doonayaan. ***Real Madrid ayaa heshiis la gaari doonta ninka aan arintiisa meelna u dhicin ee Gareth Bale iyadoo lacagihii ay ku doonaysay hoos u […]
Aug 31 2013 | Posted in
England,
France,
Germany,
Italy,
Spain,Wararka | Read More »
Jose Mourinho: Waa dhamaaday xiisihii Chelsea ee Wayne Rooney
Tababaraha kooxda Chelsea ,Jose Mourinho ayaa sheegay in uu dhamaaday hamigii kooxdiisu ay ka laheyd saxiixa weeraryahanka kooxda Manchester United, Wayne Rooney. Tababare Mourinho ayaa qirtay in Chelsea ay cadaadis saartay Wayne Rooney ,laakiin waxaa uu qiray in uu dhamaaday xiisihii kooxdiisu uqabtay xidiga Ingriiska . “Waa dhamaatay, waxaan heysanaa koox wanaagsan ,dhinac walba , […]
Aug 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Ciyaariyahan geeriyoday isagoo kulan ciyaaraya
Ciyaariyahan ka ciyaarayay horyaalka heerka sadexaad ee wadanka Argentina ayaa lagu soo waramaya in uu dhintay isagoo ciyaarayay kulan ka tirsan heerka sadexaad. Kooxda Club Deportivo Laferrere ayaa sheegtay in xidigeedii Hector Sanabria uu dhulka ku dhacay intii ay socotay ciyaar ay kaga hor jeedeen kooxda General Lamadrid maalintii Talaadada maalin ka hor dhalashadiisii 28 […]
Aug 31 2013 | Posted in
Amerika,Wararka | Read More »
Lionel Messi: Barcelona waxey gashay group adag Champions League
Weeraryahanka kooxda Barcelona, Lionel Messi ayaa rumeysan in kooxdiisa Barcelona ay gashay Group adag ,isku aadka Champions League . Kooxda Catalan ayaa Groupka H kula biirtay kooxaha AC Milan, Ajax iyo Celtic. Messi ayaa sheegay in sanadkaan ay Barca ku jirto Group ka adag kuwii sanadihii la soo dhaafay. “Xili ciyaareedkaan Group-kaan ma noqon doono […]
Aug 31 2013 | Posted in
Championka,
Spain,Wararka | Read More »
Jose Mourinho: Kooxdii wanaagsaneyd ayaa laga badiyay
Chelsea macalinkeeda Jose Mourinho ayaa ku adkeystay in kooxdiisu ay uqalantay in ay xalay garaacdo kooxda Bayer Munich ,kadib markii isaga lagu garacay rigoorayaal 5-4. Kubbad soo daahday oo uu dhaliyay Javi Martinez ayaa beeniyay guul uu tababare Mourinho raadinayay in uu ka gaaro Munich. Romelu Lukaku ayaa ka qasaariyay Chelsea gool kulaad ,tas oo […]
Aug 31 2013 | Posted in
England,
Germany,Wararka | Read More »
Wax walba oo aad uga baahan tahay kulanka galabta ee Man City vs Hull
Kooxda Manchester City ayaa isku dayeysa in ay ka soo kabsato guul daradii ka soo gaartay koonfurta Weles ,markii ay booqdeen Cardiff City asbuucii la soo dhaafay ,iyagoo marti galinaya Hull City. Garoonka: Etihad Stadium Garsooraha: Phil Dowd Saacada bariga afrika: 2:45 Daafaca Man City,Matija Nastasic ayaa dib ugu soo laabanaya kooxdiisa kulankan. Nastasic, ayaa […]
Aug 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Next Page »