Bayern Munich oo usoo baxday final-ka Audi Cup kadib markii ay garacday Sao Paulo
Bayern Munich ayaa heer fiican ku socota kulamada saaxibtinimada waxaana ay caawa soo istaageen final-ka Audi Cup kadib markii ay 2-0 ku garaceen Sao Paulo. Awooda badan ayaa loo aneeyay in Allianz Arena uu koobku yaalo waxaana kooxda Pep Guardiola ay umuuqata mid uqalantay guusha . Labo gool oo qeybtii labaad ee ciyaarta ay dhaliyeen […]
Jul 31 2013 | Posted in
Amerika,
England,
Germany,Wararka | Read More »
Manchester City oo usoo baxday final-ka Audi Cup, kadib markii ay garacday AC Milan
Kooxda tababare Manuel Pellegrini ayaa soo istaagtay final-ka koobka Audi Cup kadib markii ay caawa garaceen kooxda AC Milan . City ayaa kaga adkaatay AC Milan 5-3. Ciyaarta ayaa ku bilaabatay jawi umuuqday in Sky Blue ay leedahay gacanta sare iyago goolal ku boobsiyay Milan . Silva ayaa hogaanka udhibay City daqiiqadii 4 aad ee […]
Jul 31 2013 | Posted in
England,
Germany,
Italy,Wararka | Read More »
Maanta oo kale oo maxaa ka dhacay kubbada cagta?
Kulanti wacan asxaabey kuna soo dhowaada warbixintii maalinlaha aheyd ee manta oo kale maxaa ka dhacay kubbada cagta. Waxaa raadinta iyo xuquuqda warbixintaan iskaleh tafaftiraha shabakada soomaalidamaanta.com Cabdulaahi Cismaan Faarax. 31 July 2009 Manta oo kale 31-dii July sanadkii 2009 –kii waxaa dhintay xidigii caanka ah wadanka Ingriiska Bobby Robson. Ninkaan oo gaaray darajada Sir […]
Jul 31 2013 | Posted in
Afrika,
Amerika,
England,
France,
Germany,
Italy,
Spain,
Taariikhda,Wararka | Read More »
Tikidhada kulanka Chelsea iyo Aston Villa oo la iibsanaayo
Iibinta tikidha lagu gali doono kulanka Chelsea v Aston Villa ee Prremier League ayaa la bilabay sida ay warisay jariirada London Evening Standard. Chelsea ayaa marti galin doonta Aston Villa kulankeed labaad ee horyaalka ka hor inta aaney usafrin Old Trafford . Taageeryasha ugu badan ee ilaa hada iibsaday tikidhada ciyaartan ayaa la sheegay in […]
Jul 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Man United oo dooneysa in Javier Hernandez ay u isticmasho saxiixa Modric
Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramaya in ay dooneyso in xidigeeda Javier Hernandez uu qeyb ka noqdo qorshaha ay ku doonayan Luka Modric. Tababare David Moyes ayaa dooqiisa labaad ee khadka dhexe u arka Modric kadib Fabregas waxana uu doonaya in uu lacag iyo Hernandez u isticmaalo saxiixisa . Real Madrid ayaa mudo dheer […]
Jul 31 2013 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Roberto Soldado oo 24 saac gudahood ku biiraya Tottenham kadib markii…
Soldado ayaa qarka usaaran in uu ku biro kooxda Spurs kadib markii uu ka soo tagay safarkii kooxdiisa sidaa waxaa soo warisay Reuters. Laacibkan Spain ayaa ka soo tagay safarkii ay kooxdiisu ku joogtay USA ,halkaas oo ay kaga qeyb galayaan koob saaxibtinimo. Tottenham ayaa Roberto Soldado saxiixisa ku soo xireysa £25.8million ,taas oo rikoor […]
Jul 31 2013 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Cesc Fabregas oo noqon doona ciyaariyahankii ugu qaalisanaa oo ay iibsato Man United
David Moyes ayaa sanadkiisa koowaad ka bixi doona xeen daab uusan dhaafin Alex Ferguson 26 sano sidaa waxaa sheegtay Daily Express. Tababaraha dhowaan galka ah ayaa doonaya in uu Cesc Fabregas ku soo qaato qiimihii ugu badnaa ee abid ay United wax ku iibsato. Red Devils ayaa sameyneysa dalabkii sadexaad ee Cesc waxaana ay ku […]
Jul 31 2013 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Mid ka mid ah xidigaha Chelsea oo qarka usaaran in uu ku biro Inter
Kooxda Inter Milan ayaa dooneysa in ay qaab amaah ku qaadato daafaca garabka ee kooxda Chelsea Wallace, kaas oo aaney ucadeyn shaqadiisa England. Chelsea ayaa 19 jirkaan reer Brazil ka soo qaadatay kooxda Fluminense bishii Dacember,waxaana uu baaqi ku ahaa kooxda ilaa dhamadkii xagagan . Wallace ayaa bandhig fiican ka sameeyay sadexdii kulan ee ugu […]
Jul 31 2013 | Posted in
England,
Italy,Wararka | Read More »
Sneijder oo laga reebay xulka Holland ee ka hor tagi doona Portugal
Wesley Sneijder ayaa laga saaray 26ka ciyaariyahan ee xulka Netherlands uu bisha soo socota kala hor tagi doono Portugal magaalada Faro sidaa waxaa shaaciyay Dutch FA. Kubbad sameeyaha Galatasaray ayaa labo bilood ka hor lumiyay kabtanimada markii loo doortay Robin van Persie waxaana tababare Louis van Gaal uu sabab uga dhigay caafimadka xidigaan. “Hadii uu […]
Jul 31 2013 | Posted in Wararka | Read More »
Aguero iyo Tevez oo laga saaray xulka Argentina ee ka hor tagi doona Italy
Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa seegi doona kulan saaxibtinimada ee Argentina iyo Italy ee dhici doona 14-ka bisha August. Xidigaan ayaan wali kooxdiisa ka soo muuqan xagagan kulamada saaxibtinimada inkastoo la sheegayo in uu udiyaar garoobayo bilabashada horyaalka. 25 jirkaan ayaa safarka uraacay kooxdiisa laakin wali kama uusan soo muuqan kulamada saaxibtinimada . Xidigaan […]
Jul 31 2013 | Posted in
Amerika,
England,
Italy,Wararka | Read More »
Barcelona oo taako loo dhigay xili Neymar uu saftay kulankiisii koowaad
Kooxda reer Poland ee Lechia Gdansk ayaa ciyaarteedii ugu weyneed abid caawa la ciyaartay kooxda Barcelona. Tan iyo markii kooxdaas la dhisan 1945-tii ma jirto koox ka weyn Barcelona oo ay la ciyaareen. Waxaa ay soo bandhigeen ciyaar cajiib ah iyagoo qal qal xoog leh galiyay cimaaliqada Spain, inkastoo ay bar bar dhac ku dhamatay […]
Jul 30 2013 | Posted in
Spain,Wararka | Read More »
Jose Mourinho oo 25 ciyaariyahan umagacabay safarka USA
Tababare Jose Mourinho ayaa magacabay 25-ka ciyaariyahan ee kooxda Chelsea ee usafraya USA caawa . Kooxda reer London ayaa uduuleysa caawa Mareykanka ,waxaana ay wajihii doonaan Inter Milan kulankooda koowaad jimcada ka hor inta aaney la ciyaarin AC Milan am Valencia midood. Sadex xidig ee wadanka Belguim Kevin de Bruyne, Romelu Lukaku iyo Eden Hazard […]
Jul 30 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Maanta oo kale oo maxaa ka dhacay kubbada cagta?
Kulanti wacan asxaabey kuna soo dhowaada warbixintii maalinlaha aheyd ee manta oo kale maxaa ka dhacay kubbada cagta. Waxaa raadinta iyo xuquuqda warbixintaan iskaleh tafaftiraha shabakada soomaalidamaanta.com Cabdulaahi Cismaan Faarax. 30 July 2008 Manta oo kale 30-kii July sanadkii 2008 kooxda Tottenham Hotspur ayaa si rasmi ah ula wareegtay ciyaariahan David Bentley. Laacibkaan oo saxaafaduu […]
Salomon Kalou oo dib ugu soo laabanaya Premier League
Xidigii hore ee kooxda Chelsea Salomon Kalou ayaa lagu wadaa in dib ugu doo laabto Premier League xagaagan. Kooxda West Ham ayaa udhaqaaqday saxiixa Salomon Kalou kaas oo sanadki hore ka tagay Chelsea kuna biiray Lille. Jariirada France kasoo baxdda ee L’Equipe ayaa sheegtay in West Ham ay xidigaan ku soo qadaneyso aduun dhan €3.5m […]
Jul 30 2013 | Posted in
England,
France,Wararka | Read More »
Bale oo ku biiri kara Madrid, laakiin waxaa jirta hal sabab
Gudoomiyaha kooxda Tottenham Daniel Levy ayaa doonaya in Gareth Bale u ogolaado in uu ku biro kooxda cad cadka ee Real Madrid . Laakiin Daniel Levy ayaa aaminsan in hadii Real ay dhiibto £85million oo uu Bale ku jabinaayo rikoorka xidiga ugu qaalisan aduunka oo ay ku soo daraan hal ciyaariyahan in uu aqbali doono […]
Jul 30 2013 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Next Page »