Talyaaniga oo ku dhameystay kaalinta sadexaad ee koobka qaaradaha kadib markii ay rigoorayaal kaga badiyeen Uruguay
Xulka Azzuri ayaa ku dhameystay booska sadexaad ee koobka qaaradaha kadib markii ay ciyaar adag kadib rigoorayaal kaga adkaadeen Uruguay . Ciyaarta ayaa ku bilaabatay iyadoo wiilasha Azzuri ay lahaayeen qaab ciyaareed wanaagsan . Daqiiqadii shanaad Italy ayaa hogaanka uqabatay ciyaarta markii uu gool udhaliyay D. Astori. Uruguay ayaa bilawday weeraro aan kala joogsi laheyn […]
Jun 30 2013 | Posted in
Amerika,
Italy,Wararka | Read More »
Tevez: maya Ronaldo weerarkeyga riyada waa Rooney iyo Messi
Weeraryahanka wadanka Argentina Carlos Tevez ayaa albaabka ka xirtay ninka ay isku kooxda ahaan jireen ee Cristiano Ronaldo. Tevez oo ku biiray kooxda Juve ayaa jariirada Tuttosport waxaa ay weydiisay labada weeraryahanka ee ugu fiican aduunka xiligaan la joogo. “Waxaan ka soo garab ciyaaray weeraryahano badan sida Aguero, Rooney , Messi, Ronaldo iyo kuwa kale […]
Jun 30 2013 | Posted in
England,
Italy,
Spain,Wararka | Read More »
Moyes waa qofkii saxda ahaa ee uqalmay Manchester United, sida waxaa yiri macalinkii hore Arsenal
Macalinkii hore ee kooxda Arsenal , George Graham ayaa aaminsan in tababaraha cusub ee kooxda Man United David Moues uu yahay qofki mudnaa in uu badalo Sir Alex Ferguson. “Waa shaqada ugu weyn ee dalkaan qof walbana ma badali karo Alex Ferguson laakiim Moyes wa midkii ku haboonaa xilkaas ayuu George Graham usheegay Daily Mirror. […]
Jun 30 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Thiago Alcantara oo uu ka soo yeeray hadal ka nixiyay jamaahiirta Man United
Barcelona ayaa heshay dhawaq fiican kadib markii wiilkooda Thiago Alcantara uu sheegay in uu kooxda jacel yahay . Kadib labo asbuuc oo la hadal hayay in uu ku biirayo Man United ayuu Thiago Alcantara hadalkii ugu dambeeyay ee uu ku soo qoray twitter-kiisa waxaa uu noqday “waan jeclahay Barcelona” Waa hadal uusan wax kale wehlin […]
Jun 30 2013 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Mo Farah oo wacdaro ka dhigay magaalada Birmingham + SAWIRO
Waa uu soo rogaal celiyay geesigii madoobaa ayuu yiri saxafiga RORY DOLLARD kadib guushi Mo Farah ee galabta. Britishka asal ahgaan Somaliga ah ee Mo Farah ayaa lagu soo waramaya in uu ku guuleystay oradka 5,000 ee mitiri ee loogu magac daray Sainsbury’s Grand Prix oo lagu qabtay magaalada Birmingham. Mo Farah ayaa ka gudbay […]
Jun 30 2013 | Posted in
Afrika,
England,Wararka | Read More »
Taageerayaal weeraray xarunta xiriirka Bulgeria + SAWIRO
Wararka ka imaanaya magaalada Sofia ee wadanka Bulgeria aya sheegaya in taageerayasha kooxda CSKA Sofia ay weerareen xarunta xiriirka wadankaas ee la yiraahdo Bulgarian Football Union Ilaa 15 taagteere ah ayaa loo xiray weerarka xarunta xiriirka (BFU) lagu qaaday Sabtidii . Waxaa ay wararku sheegayan in ay bur buriyeen daaqadaha xarunta ayna sawir qaade jirdil […]
Jun 30 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Nike oo ku guuleystay in Premier League, Serie A iyo La Liga ay usameyso kubbadaha xagagan + DAAWO SAWIRO
Shirkada Nike ayaa ku guuleystay in ay qaadato qandaraaska kubbadaha loogu sameynaayo sadexda horyaal ee ugu caansan aduunka . Shirkada qalabka Sportiga sameysa ee Nike ayaa horyaalada Premier League, Serie A iyo La Liga waxaa ay xagagan 2013-14 usameysay banooniyasha lagu ciyaarayo tartamadaas, Nike ayaa soo bandhigtay naqshada sadexda horyaal iyo kubbadahooda. Premier League: […]
Jun 30 2013 | Posted in
England,
Italy,
Spain,Wararka | Read More »
Man United oo saxiixa labo ciyaariyahan ku dhawaqi doonta asbuucan –Waa labadee?
Kooxda Manchester United ayaa ku dhaawaqi doonta asbuucan dhexdiisa labo saxiix oo muhiim ah sidaa waxaa sheegtay jariirada Manchester Evening News. Manchester United ayaa shaacineysa saxiixa Ezequiel Garay iyo Kevin Strootman Daafaca wadanka Argentina , Garay ayaa la sheegay in ay kooxda Red devils ku soo xireyso £17milion, Kooxda reer Portugal ee Benfica ayaa aqbashay […]
Jun 30 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Xidig muslim ah oo xirn doona funaanada Wonga
Xidiga khadka dhexe ee kooxda Newcastle ,Cheick Tiote ayaa xiran doona funaanada kooxdiisa oo ay ku qorantahay shirkada ribbada bixisa ee Wonga xagagan bilabanaya. Xidiga muslimka ah ee wadanka Ivery Coast ayaa ku jiray dhowr xidig oo ka tirsan Newcastle oo didana funaanadan. Laakiin kooxda Magpies-ka lagu naaneyso ee Newcastle ayaa sheegtay in 27 jirkaan […]
Jun 30 2013 | Posted in
Afrika,
England,Wararka | Read More »
Julio Cesar oo loo fasaxay in uu ka tago QPR
Macalinka kooxda Queens Park Rangers Harry Redknapp ayaa xaqiijiyay in gool hayaha reer Brazil , Julio Cesar uu ka tagi doono kooxda xilgaan uuna ku biiri karo kooxdii uu doono. “Julio waa uu katagaya kooxda noomana racayo Championship, waa gool haye aad uwanaagsan waxaana uu doonaya in u ku biiro koox weyn wuuna tagi karaa […]
Jun 30 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Lionel Messi oo 9-6 kaga adkaaday xidigaha kale ee aduunka + DAAWO VIDEO
Kulankii sadaqada ee kooxda uu watay laacibka aduunka Lionel Messi iyo aduun intiisa kale ayaa ku soo idlaaday 9-6 oo uu ka badiyay Messi. Kulankii xalay ka dhacay magaalada Medellín, oo ah magaalada labaad ee ugu weyn wadanka Colombia ayaa waxaa goolkii koowaad dhaliyay Messi daqiiqadii 5 aad ee bilawgii ciyaarta. Hadaba goolasha sidan ayaa […]
Jun 30 2013 | Posted in
Amerika,
Spain,Wararka | Read More »
Rooney oo bixid ubadan iyo Arsenal oo lacag yar ku rabta iyo Chelsea oo….
Kooxda Arsenal ayaa umuuqata mid lumin karta loolanka Wayne Rooney kadib markii ay usoo bandhigeen qiimo ka yar midka uu ka joogo suuqa yurub. Rooney ayaa go,aan ka gaari doono mustaqbalkiisa asbuucan. Tababare David Moyes ayaa la kulmi doono wiilkiisii hore marka uu bari ula wareego si rasmi ah shaqada Man United . Laakiin Rooney […]
Jun 30 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Chelsea oo sameysay dalab cusub iyo Napoli oo wali halkeedii taagan
Kooxda reer London ee Chelsea ayaa kordhisay lacagaha ay ku rabto weerayahanka Napoli, Edinson Cavani The Blues oo hore looga soo diiday £40million ayaa hada marlabaad ula tagtay Napoli dalab cusub oo ku kacaya £45million sidaa waxaa sheegtay Mail Online. Laakiin kooxda Napoli ayaa la sheegay in ay wali ku adkeysaneyso in Cavani ay ku […]
Jun 30 2013 | Posted in
Amerika,
England,
Italy,Wararka | Read More »
David Villa oo asbuuca soo aadan go,aansan doona midkii uu ku biiri lahaa Tottenham ama..
Weeraryahanka kooxda Barcelona David Villa oo 31 jir ah ayaa go,aansan doona midi uu ku biiri lahaa Fiorentina ama Tottenham asbuuca soo socda. Villa kaas oo wadankiisa umatalaya caawa koobka qaaradaha final-kiisa ayaa la aaminsan yahay in uu dooqan doono Tottenham sidaa waxaa sheegtay jariirada Daily Mail. David Villa ayaa lagu iibsan karaa aduun dhan […]
Jun 30 2013 | Posted in
England,
Italy,
Spain,Wararka | Read More »
Arsenal oo eegeysa in ay udhaqaqdo Fernando Torres
Macalinka kooxda Arsenal, Arsene Wenger ayaa lagu soo waramaya in uu eegayo in uu udhaqaaqo weeraryahanka Chelsea , Fernando Torres. Tababaraha cusub ee kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa diyaarinaya in uu xidiga reer Spain u ogolaado in uu ka tago kooxda kadib labo sano iyo bar uu joogay Stamford Bridge. The Gunners ayaa dooneysa in […]
Jun 30 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Next Page »