Bordeaux oo hanatay Coupe de France
Kooxda Bordeaux ayaa dagaal adag kadib waxaa ay 3-2 ku qaaday koobka labaad ee ugu weyn wadanka France. Ciyaar adag oo udhaxeysay kooxaha Bordeaux iyo Evian ayaa caawa ka dhacday Stade de France ee magaalada Paris Weeraryahanka wadanka Mali, Cheick Diabate ayaa ahaa geesiga ciyaarta kaas oo labo gool udhaliyay kooxdiisa Bordeaux inkastoo uu rigoore […]
May 31 2013 | Posted in
France,Wararka | Read More »
Chelsea oo looga digay halista Mourinho
Banooniga wanaagsan ee Chelsea waa dhamaan doonaa waxaana ay gali doonaan maalmihii fowdada sidaa waxaa yiri madaxweyne ku xigenka Barcelona. The Special One ayaa dib ugu laaban doona Stamford Bridge lix sano kadib ,laakiin Chelsea ayaa looga digay dhaqanka ninkii ay iska eryeen 2007-dii. Ninka reer Portugal ayaa shaaciyay in uu imaan doono London maalmaha […]
May 31 2013 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Xulka Italy oo xaaqay xulka San Marino
Xulka Italy ayaa si qaboow ku dhaafay xulka San Marino kulan saaxibtinimo oo caawa ka dhacday garoonka Stadio Renato Dall’Ara ee magaalada Bologna. Wiilasha Baluuga ayaa 4-0 ku dhaafay xulka yar ee soo koraya ee San Marino . Xidigaha Talyaaniga ayaa goolasha uqeybsaday sidan 28′ [1 - 0] A. Poli 34′ [2 - 0] A. […]
May 31 2013 | Posted in
Italy,Wararka | Read More »
Liverpool oo diiday Luis Suarez
Kooxda Liverpool ayaa sheegtay in aaney diyaar u aheyn in ay iibiso weeraryahankeeda geesiga ah Luis Saurez, Daily Mail ayaa saakay daabacday in Suarexz uu sheegay in uu ka tagayo England ,uusana udul qaadan Karin dacayada saxaafada Ingriiska . Laakiin Reds ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in Suarez uusan iib aheyn ,waxaana ay […]
May 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Andre Villas-Boas oo noqday dooqa sadexaad ee Real Madrid
Macalinka kooxda Tottenham Andre Villas-Boas ayaa lagu soo waramaya in uu noqday dooqa sadexaad ,macalimiinta laga yaabo in ay qabtaan kooxdda Real Madrid. Camaaliqada Spain ayaa raadineysa macalinkiui badali lahaa Jose Mourinho ,kaas oo kooxda leylin doona kulankiisii ugu dambeeyay ciyaarta ay kaga hor jeedaan Osasuna AVB ayaa ku soo baxay musharaxa ssadexaad ee kooxda […]
May 31 2013 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Jose Mourinho oo shaqadiisa ka bilaabi doona John Terry
Jose Mourinho ayaa mar labaad la wareegi doona maamulka Chesea waxaana markii uu yimaado uu shaqadiisa ka bilaabi doona kabtanka Chelsea . Mourinho ayaa hubin doona in John Terry uu mudo dheer sii joogi doono kooxda Chelsea isagoona ka saxiixi doona heshiis cusub. 12 bilood ayaa uga harsan Terry heshiska uu kula jiro kooxdaThe Blues […]
May 31 2013 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Steven Gerrard iyo Alex Curran oo bisha malabka ku qaadanaya Madeira + SAWIRO
Kabtanka kooxda Liverpool iyo xulka England Steven Gerrard iyo xaaskiisa Alex Curran ayaa bisha malabka ku qaadanaya wadanka Portugal . Kabtan Fantastic ayaa ka maqan duulanka England ee Rio De jinero isagoo sidoo kalana seegay kulankii Ireland ,wax kalana kumama maqnee qalin ayaa lagu sameeyay . Gerrard iyo Alex ayaa saxafiga JOHN DRAYTON ku booqday […]
May 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Man United oo isku badali doonta Everton
Kooxda ugu guulaha badan England ee Manchester United ayaa qarka usaaran in shaqalaheeda oo dhami noqdaan kuwa ka yimid kooxda Everton . Tababaraha academy –da Everton Alan Irvine ayaa ku soo biiray xubnaha la wareegaya xilalka Old Trafford,waxaana ay la shaqeyn doonaan ,macalinka cusub ee United David Moyes. Alan Irvine ayaa 2002-dii ilaa 2007 waxaa […]
May 31 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Balotelli oo fadeexad cusub ay ku soo baxday
Mario Balotelli ayaa wajahaya xaalad kacsanaan ah ,kadib markii lagu soo eedeyay in uu ka mid yahay kooxda caanka ah ee Neopolitan Camorra crime group Kooxdan oo ka iibisa daroogada oo sidoo kalana dadka dhacda ayaa waxaa fadhigoodu uu yahay magaalada Naples ,waxaana ay la helay video cadeynaya in Super Mario uu la shaqeyo . […]
May 31 2013 | Posted in
Italy,Wararka | Read More »
FIFA oo ku dhawaaqday waqtiga la bilaabi doona iibka tikidhada koobka aduunka
Xiriirka kubbada cagta aduunka ee FIFA ayaa ku dhawaqay xiliga ay bilaanban doonaan iibsiga tikidha ciyaaraha koobka aduunka ee 2014 lagu qaban doono Brazil. War rasmi ah oo ay soo saartay FIFA ayey ku sheegtay in 20-ka bisha August ee sanadkaan ay bilaan doonaan iibsiga tikidhada koobka aduunka. Waxaa loo sameyn doonaa taageerayasha website-yo iyo […]
May 30 2013 | Posted in
Afrika,
Amerika,
England,
France,
Germany,
Italy,
Spain,Wararka | Read More »
Liverpool oo xidigii labaad heshiis la gaartay mudo hal asbuuc ah
Kooxda Liverpool ee wadanka England ayaa lagu soo waramaya in asbuuc gudihiis ay xidigii labaad ay heshiis la gaartay . Kadib Kolo Tuore ,Reds ayaa hada waxaa ay heshiis la gaartay weeraryahanka kooxda Celta Vigo, Iago Aspas. Reds ayaa la aaminsan yahay in 25 jirkaan ku iibsatay aduun dhan £6million,sida ay sheegtay jariirada Daily Mail. […]
May 30 2013 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Florent Malouda oo ku laabanaya wadankiisa
Kooxdda reer France ee Marseille ayaa sheegtay in ay dooneyso in ay horyaalka France ku soo celiso laacibka Chelsea Florent Malouda. 32 jirkaan oo uu ka dhacay heshiiskii uu kula jiro kooxda Chelsea ayaa waxaa maalmahan lala xiriirinayay kooxaha Corinthians iyo Anzhi Makhachkala. Laakiin sida ay sheegtay Daily Mail waxaa beeca xorta ah ku qaadaneysa […]
May 30 2013 | Posted in
England,
France,Wararka | Read More »
Chelsea vs Inter , Real Madrid vs LA Galaxy isku aadka koobka GICC oo la soo saaray
Waxaa la soo saaray isku aadka koobka Guinness International Champions Cup oo xagaagan lagu qaban doona USA . Koobkan oo ay ciyaarayan kooxo waa weyn ayaa waxaa lagu casuumay 8 koox,waana xiligiis ugu horeeyay ee la qabto koobka GICC . Kooxaha Chelsea, Inter, AC Milan , Valencia, Real Madrid, Juventus, Everton iyo LA Galaxy ayaa […]
May 30 2013 | Posted in
Amerika,
England,
France,
Germany,
Italy,
Spain,Wararka | Read More »
Xidigii hore ee Chelsea Hasselbaink oo tababare unoqday koox ay caawiso Man United
Weeraryahankii hore ee kooxda Chelsea Jimmy Floyd Hasselbaink ayaa markii ugu horeysay talaabo uqaaday dhanka tababarka. Jimmy Floyd Hasselbaink ayaa loo magacabay macalinka cusub ee kooxda Royal Antwerp ee wadanka Belgiam. Kooxda Royal Antwerp oo hada ciyaareysa heerka labaad ee Belguim ayaa waxaa ay bah wadaag la tahay kooxda Manchester United ,oo caawisa iyadoo xidigaha […]
May 30 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Lukas Podolski oo 6 ilbiriqsi gool ku dhaliyay + DAAWO VIDEO
Weeraryahanka kooxda Arsenal iyo xulka Germnany Lukas Podolski ayaa baal gooni ah ka galay taariqda FIFA ,kadib markii uu xalay 6 ilbiriiqsi gool uga dhaliyay xulka Ecuador Ecuador ayaa baasatay kubbada ,khadkooda dhexe ayaana kubbada gadaal ufuray ,laakiin daafaca is lahaa kubbada ubaas saaxibkaa ayaa waxaa ka dafay Lukas Podolski oo shabaqana dhex dhigay ,ciyaartuna […]
May 30 2013 | Posted in
England,
Germany,Wararka | Read More »
Next Page »