Sorry Real Madrid waa dadaasheen:- Borussia Dortmund oo 16 sano kadib soo gaartay final-ka Champions League DAAWO SAWIRADA

rm

DAAWO SAWIRADA: Ciyaarta ayaa bilaabatay iyadoo kooxda uu hogaamiyo tababare Jose Mourinho looga baahan yahay in ay la timaado 3 gool ayna ilashato shabaqeeda. Tababare Jose Mourinho ayaa la yimid intii ugu muhiimsaneyd kooxdiisa,waxaana wiilasha Madrid raadinayeen gool iyagoo bilawgii ciyaarta bilaabay in ay shuutad cabsi galin ah ku ridaan goosha Borussia Dortmund. Higuain ,Di Maria […]

Jupp Heynckes: “Habeen dambe ayaan muujin doona inaanan nasiib uga badin Barcelona”

hey1

Bayer Munich ayaa awood aan laga fileyn la timid lugtii koowaad ee semi final-kii Champions League ,dadka qaar ayaa aaminsan in aheyd ciyaar iska nasiib ah . Tababaraha kooxda Bayer Munich Jupp Heynckes ayaa sheegay in kooxdiisu ay rabto in aduunka ay usheegto in aaney nasiib ku badin lugtii hore marka ay habeen dambe booqddaan […]

AC Milan oo beenisay in Balotelli uu sharad ku galay saaxibtiis kulanka caawa

mario 2281930-182631F1000005DC-632_634x418

Kooxda AC Milan ee wadanka Talyaaniga ayaa beenisay warar ay shalay qoreen warbaahinta Spain oo sheegayay in Mario Balotelli uu ku sharatamay saaxibtiis kulanka caawa ee Real Madrid iyo Borussia Dortmund. Jariiradaha Marca iyo AS oo ka soo baxa Spain ayaa shalay qoray in Mario Balotelli uu ogolaan doono in ciyaartooyda oo dhan ay hal […]

Thomas Muller oo ka digay soo labashada Messi

messi oo

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Thomas Muller ayaa uga digay xidigaha ay isku kooxda yihiin mucjisooyinka aan dhamaan ee laacibka aduunka Lionel Messi. Hooyada Jarmalka ayaa habeen dambe booqan doonta garoonka Camp Nou ,xili ay wataan guul iyo goolal 4 ah ,waana xisaabtii kulankii hore. Laakiin Thomas Muller ayaa qiray in xaaladu ay […]

Pique: Real Madrid iney caawa soo baxdo ayaan jeclahay (Sababta Aqri)

pique wil

Daafaca kooxda Barcelona Gerrard Pique ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in kooxda reer Spain ee Real Madrid in ay cawa usoo baxdo final-ka Champions League ,isagoo iska iloobay cadaawadii labada koox. Real Madrid ayaa marti galin doonta mucjisada cusub ee jarmalka Borussia Dortmund taas oo lugtii hore ee Champions League kaga soo adkaatay 4-1. […]

Manchester City oo £32milion dul dhigtay xidiga Borussia Dortmund, Marco Reus

Marco-Reus~19

Kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa in ay isku dayayso sidii ay ku heli laheyd ciyaaryahanka qadka dhexe ee Borussia Dortmund Marco Reus , kaasoo ay ku dooneyso lacago gaaraya £32m marka uu dhamaado xiligaan. Kooxda City macalinkooda Roberto Mancini ayaa cadeeyay in sida ugu daqsiyaha badan ay heshiis ula gali doonto xidigaan marka […]

Manchester United £55m Ku Dooneysa Gareth Bale

Gareth-Bale-1859031

Naadiga Manchester United ayaa iminka waxa ay duulaan ku qaadeen kooxda Tottenham oo ay ka dooneyso ciyaaryahanka Gareth Bale ,iyadoo hada kooxda United-ka aya soo bandhigtay qiimo lacageed gaaraya £55m oo ay xidigaan ku dooneyso. Ciyaaryahanka ayaa dhawaan waxa uu isku qaatay laba abaal marin oo sandkiiba laga bixiyo horyaalka ingiriiska  PFA ,sidaas awgeed waxaa […]

Arsene Wenger Oo Dalab Ka Helay Paris Saint-Germain

Arsene-Wenger

Kooxda Arsenal macalinkooda Arsene Wenger ayaa lala xiriirinayaa 17-sano ka dib in uu ka tago kooxda Arsenal kuna biiro doono kooxda Paris Saint-Germain. Shalayto ayuu macalinkaan waxa uu sheegay in uu sii joogayo kooxda Arsenal,balse 63-jirkaan ayaa hada la sheegay in uu buuxin doono booska uu baneenaayo tababare Carlo Ancelotti oo lala xiriirinaayo in xilka […]

Manchester City, Juventus Oo Ku Dagaalamaya Ciyaaryahan Pedro Obiang

sambadoria

Naadiga Manchester City ayaa diyaar u ah in kooxda Juventus kula dagaalanto diiwaan gashika ciyaaryahanka kooxda   Sampdoria qadka dhexe ugu ciyaara ee  Pedro Obiang . Obiang ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxa indha ku hayey tababare Roberto Mancini ka dib markii uu ciyaaro fiican ku soo bandhigay sanadkaan horyaalka  Serie A. 21-jirkaan u dhashay dalka Spain […]

Kooxda Bayern Munich Oo Dooneysa Ciyaaryahan Suarez

suarez

Naadiga Bayern Munich ayaa la sheegayaa in daneyneeso sidii kooxda   Liverpool  kala soo saxiixan laheyd ciyaaryahanka Luis Suarez. kooxda  Bayern macalinkooda cusub Pep Guardiola ayaa maalmihii ugu danbeeyay ku mashquulsanaa qorshaha dib u dhiska kooxda Munich waxa uuna iminka talaabada koowaad ka dhiganayaa ciyaaryahanka  Suarez. Ciyaaryahankaan wadanka  Uruguay u dhashay wakiilkiisa ayaa waxa ay walaalo […]

Juventus Oo Baadi Goob Ugu Jirta Ciyaaryahanada Robben iyo Sanchez

robbencovafp

Kooxda Juventus agaasimaheeda guud  Beppe Marotta ayaa sheegay in uu iminka wada hadal kula jiro ciyaaryahanda Arjen Robben iyo Alexis Sanchez. Kooxda  Old Lady ayaa sheegtay in labadaan xidig ay yihiin kuwa ay u baahantahay kooxda sidaas awgeedna sanadka dambe ay rajo ka qabto in ay la soo wareegto. Kooxda Juventus ayaa sheegtay in iminka […]

Arsene Wenger: Kama Tagi Doono Kooxda Arsenal

wenger_1588272c

Tababare Arsene Wenger ayaa sheegay in sanadka soo socdo u macalin u sii ahaan doono kooxda Arsenal . Tababarahaan u dhashay wadanka France ayaa waxaa ugu danbeysay koob uu qaado koobka FA Cup sanadkii 2005, warar ayaa maalmihii ugu danbeeyay sheegayay in macalinkaan u dhashay dalka France uu ka socdaali dooo kooxda marka uu xiligaan […]

Carlos Tevez oo Sheegay Inuusan Ku laaban Doonin Kooxdiisii Hore

Carlos-Tevez

Kooxda Manchester City weeraryahankeeda Carlos Tevez ayaa shaaca in uu san dib ugu laaban doonin kooxda Boca Juniors marka uu dhamaado xili ciyaareedkaan. ciyaaryahanka wadanka  Argentine aya horay u sheegay in ciyaarihiisa uu ku oo gabagabeen doono kooxda Boca,balse maanta waxa uu sheegay in aan wali la gaarin xiligii uu ku laaban lahaa kooxdaas. 29-jirkaan […]

Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Kulanka Real Madrid Iyo Borussia Dortmond

images

  Jurgen Klopp kooxdiisa ayaa hada hogaanka u haya kulankaan ka dib markii lugtii hore ku soo adkaatay  4-1 ,waxa ayna iminka dooneysaa in sufudud ay ku daafto kooxda ku ciyaarta garoonka Bernabeu . Real Madrid ayaa kulankaan waxaa usoo laabanaya daafacooda Alvaro Arbeloa oo lugtii hore ganaax kaga maqnaa kooxda,ciyaaryahanka Pepe ayaa kursiga keydka […]

Wenger “Ciyaariyahan dambe kama iibin doono Manchester United”

Wenger 316462-1986F0C9000005DC-335_634x896

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay in kooxdiisu aaney mar dambe wax ciyaariyahan ah ka iibin doonin kooxda Manchester United . Wenger ayaa Robin Van Persie ka iibiyay Manchester United xagaagan waxaana uu Van sabab unoqday in United ay ku guuleysato Premier League ,tiiyo ay jirto in uu labo gool ka dhaliyay kooxda Arsenal […]

¨