Paulo Di Canio oo loo magacabay macalinka Kooxda Sunderland

di canio

Paulo  Di Canio Macalinkii hore ee kooxda Swindon ayaa la sheegay in uu badal u noqonday macalinkii dhawaan shaqada laga eryey ee kooxda Sunderland Martin O’Neill, kadib markii shalay kooxda Sunderland ay guul daro 1-0 kala kulantay kooxda Manchester United. Sunderland ayaa ku dhawaqday in 44 jirkaan uu yahay macalinka kooxda Black Cats waxaana uu […]

DAAWO SAWIRADA : Xidigaha Man United oo usafaray London

socode-2301940-19054648000005DC-514_634x692

Kooxda Manchester United ayaa usafartay caawa magaalada London iyadoo bari kulan ka tirsan FA Cup-ka la ciyaari doonta kooxda Chelsea ,waxaana jariirada Daily Mail ay heshay sawirada xidigaha Man United oo jooga xarunta tareenada laga raaco. Daawo Sawirada 

Lineker: England ma qaadi karto koob aduun

linkjer 0C52EE70000005DC-934_306x423

Dadka Brtish-ka ah waxaa ay ku jiraan riyo waqti dheer qaadan doonta laakin ma,aqaano sababta ay midaas uga shaqeynayaan saxaafada Ingriiska ayuu yiri xidigii hore ee England Gary Lineker “Maalin walba cadadka ugu horeeyay jariiradaha The Sun,Guardian,Daily Mail iyo The People waxaa ku qoran xulka Ingriisku waa uu ku guuleysan karaa koobka aduunka laakiin taasi […]

Van Persie oo ku han jabay in ay ka adkaan doonaan Chelsea

robin-van-persie-manchester-united

Weeraryahanka kooxda Manchester United Robin Van Persie ayaa sheegay in kooxdiisa ay ka go,an tahay in ay gaarto garoonka Wembley waxaana uu sheegay in ay garaaci karaan Chelsea bari. “Waxaa lagayaba in aad ka fakareysaan garoomada laakin waxaan awood buuxda uleenahay in aaan ku soo adkaano Staform Bridge ayuu Van usheegay The People. “Kooxdeena ayaa […]

Eden Hazard iyo Ashley Cole oo hogaaminaya line up-ka Chelsea ee kulanka bari

eden

Tababaraha kooxda Chelsea Rafael Benitez ayaa sheegay in kulanka bari ee United uu ahmiyad gooni ah uleeyahay kooxdiisa. Rafa ayaa ka raali galiyay taageerayasha kooxda Chelsea guul daradii ay shalay kala kulmeen kooxda Southampton waxaase uu sheegay in uu bari la imaan doono xidigihii keydka uu dhigay kulankii Southampton. “Xidigaha Juan Mata, Eden Hazard, Ashley […]

Gerrard oo guul uhorseeday Liverpool

gerrad-2301899-190530C8000005DC-50_636x394

Liverpool ayaa ku soo laabtay wadadii guusha kadib markii ay kulan adag la ciyaartay kooxda caasimada labaad ka dhisan ee Aston Villa . Reds maamulaheeda ayaa wax weyn ku tilmaamay guushii galabta markii ay Aston Villa ku dhaafeen 2-1. Aston Villa ayaa hogaanka ciyaarta qabatay daqiiqadii 31 aad markii uu kubbad xoog badan Christian Benteke […]

Man City oo hogaamineysa loolanka loogu jiro Alexis Sanchez.

alex 301875-19031D00000005DC-702_468x286

Kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramaya in ay hogaamineyso loolanka loogu jiro weeraryahanka kooxda Barcelona Alexis Sanchez. Jariirada Daily Mail ayaa sheegtay in Manchester City ay qiimo rasmi ah ubandhigtay kooxda Barcelona ,laakin aani wali jawaab ku soo celin . Barca ayaa labo sano ka hor ku soo iibsatay xidigaan £25million,laakiin waxaa uu noqon […]

Labo macalin oo isugu soo haray loolanka Chelsea

jose ok

Miilkilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ayaa qoondadiisa taliska kusoo reebay labo mnacalin iyadoo la sheegay in uu ka haray macalimiin badan oo ka dhago adeegay baaqiisa. Sportsmail ayaa ogaatay in Chelsea hada ay udhowdahay in ay gacanta ugasho labo macalin midkood waana Real Madrid maamulaheeda Jose Mourinho iyo macalinka Everton David Moyes. Gudoomiyaha kooxda Chelsea […]

Serena Williams oo garacday Mario Sharapova Final-ka Sony Open

sarena 0_serenawin_getty

Gabadha madow ee wadanka Mareykanka Serena Williams ayaa ku guuleysatay tartanka Sony Open markii ay Final-ka garaacday Maria Sharapova. Serena Williams oo 31 jir ah ayaa markii 6 aad ku guuleystay koobka Sony Open halka Maria Sharapova oo 25 jir ah kana soo jeeda Russia aaney wali ku guuleysan koobkan waxaana laga qaaday 5 jeer. […]

Arsenal oo £70milion ku soo qaadan doonta sadex ciyaariyahan (waa sadaxdee?)

jarmalk60-1901CAD4000005DC-7_634x452

Maamulaha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa ugu dambeyn ku dhawaqay in qarashkiisa ugu badan in uu xagaagan geyn doon suuqyada wadanka jarmalka . Hogaamiyaha The Gunners ayaa usheegay Daily Mirror in uu £70million u isticmaali doono soo xero galinta sadex ciyaariyahan oo ka ciyaarta Bundesliga. Wenger ayaa sheegay in uu doonaayo xidigaha Mario Gotze iyo […]

Ferdinand oo heshiiska loo kordhinaayo

rio01667-18B85E4D000005DC-440_634x420

Tababare Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in ay kooxdiisu heshiiska hal sano ah oo dheeraad ah ay siineyso daafaceeda Rio Ferdinand. Go,aanka Ferguson ayaa ka dhigan in Rio Ferdinand uu ciyaari doono isagoo 36 jir ah tiiyoo ay jirto in Giggs uu ku ciyaari doono 40 jir. “Waa muhiim Rio wuxuu nala joogaa 12 sano […]

Benitez oo balan qaaday in uu salaami doono Ferguson

rafa 1239-188DC3B5000005DC-181_634x436

Tababaraha kooxda Chelsea Rafa Benitez ayaa sheegay in uu doonaayo in uu salaamo oo uu gacan qaado macalinka kooxda United Sir Alex Ferguson kulanka bari. Tababare Rafa Benitez ayaa ku eedeyasy United Boss Alex Fergie in uu salaanta ka qaadi diiday lugtii hore ee koobka FA Cup-ka oo ka dhacday masraxa riyada ama Old Traforrd. […]

aMacalinka kooxda Manchester united oo sheegay in uusan iib aheyn ciyaaryahan Javier Harnandez

chicharito-hernndez_b1ccc

Maclinka hogaamiya kooxda Manchester United ayaa waxa uu tilmaamay in laacibkooda wereraka uga ciyaara henandez aysan iibin doonin xilli ciyaareedkaan Xidiga reer Maxico ayaa Unitedka u saftay 16 kulan xilli ciyaareedkaan, isaga oona lix kamid ah ka soo muuqday horyaalka waddanka ingiriiska. Macalin Fargie ayaa carabka ku adkeeyey in laacibkaan 24-jirka ah ah uu baaqi […]

Frank De Boer Oo lagu Wado In Lagu Badalo Macalinka Manchester City

mancini

Tababaraha kooxda Ajax Amesterdam Frank De Boer ayaa la sheegayaa inuu badali doono macalinka haatan hogaamiya kooxda Manchester City ee Robbert Mancini. Wargeyska Daily Miror ayaa tilmaamaya in macalinka kooxda City lagu badalayo marka uu dhamaado xagaagan tababaraha da’da yare e layliya kooxda Ka dhisan caasimadda waddanka Holland ee Ajax Amesterdam Warar ayaa tilmaamaya in […]

Macalinka Sunderland Oo Shaqadii Laga Eryey

onil

Kooxda kubdda cagta ee Sunderland ayaa bogeeda internetka ku sheegtay in macalinkooda Martin O’Neill ay shaqada macalinimo ka eryeen kadib markii shalay gurigooda ay kaga awood roonaatay hoggaamiyaasha horyaalka ingiriiska ee Manchester United Sunderland ayaa looga badiyay hal gool iyadoo haatan ay hal dhibic kaliya ka sareeyaan mantiqadda looga haro kooxaha heerka koowaad ee Ingiriiska […]

¨