The Sun oo laacibka ugu wanaagsan Ingiriiska u dooratay Van Persie
Jariiradda The Sun ee dalka Ingiriiska ayaa codeyn u ay ka qaaday 32,000 oo aqristayaasheeda ka mid ah waxa ay sheegay inay u codeeyeen laacabika ugu wanaagsan Premier League inuu yahay Xiddiga kooxda Man United R. Van Persie. The Sun waxa ay sheegtay in R. Van Persie uu helay codad dhan 42-boqolkiiba dhammaan codadkii ay […]
Feb 28 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Messi oo laga cabsi qabo inuu seego kulanka Sabtida Barcelona iyo Real Madrid
Wararka ka soo baxaya Spain ayaa ku ramaya in laga cabsi qabo in xiddiga reer Argentine iyo kooxda Barcelona Lionel Messi laga yaabo inuu ka maqanaado kulanka El Clasico ee Sabtida dhex mari doonaka kooxda Real Madrid iyo Barcelona. Lionel Messi ayaa laga waayey xerada tababarka kooxda sababo lagu sheegay xumad ama qandho haysa, iyadoo […]
Feb 28 2013 | Posted in
Spain,Wararka | Read More »
Madaxa Brussia Dortmund: “Heshiis cusub uma saxiixayo kooxda Lewandowski”
Michael Zorc Madax kooxda Brussia Dortmund ayaa xaqiijiyey in Weeraryahanka kooxdaas Robert Lewandowski uusan wax heshiis ah u saxiixayn kooxda xilli ay doonayeen inuu la sii joogo. Xiddigan Robert Lewandowski oo la xaqiijiyey inuu dhammaadka xilli ciyaareedkan ka dhaqaaqyo kooxda ayaa waxaa iridka ku sugaya kooxo ay ka mid yihiin Man United iyo Bayern Munich kuwaas oo xiiseynaya saxiixa […]
Feb 28 2013 | Posted in
Germany,Wararka | Read More »
Real Madrid oo laga diiday lacago ay ku dooneysay xiddiga Gareth Bale
Wararka laga helayo Dalka Spain ayaa ku waramaya in kooxda Real Madrid lagu gacan sayray oo laga diiday lacago ay ku doonaysay inay ku qaadato xiddiga Gareth Bale ee u ciyaara Naadiga Tottenham ee Dalka Ingiriiska taasoo cadadkeedu uu dhan yahay 40-milyan. Kooxda Tottenham ee Dalka Ingiriiska ka ciyaarta ayaa ku diiday Real Madrid lacago […]
Feb 28 2013 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
ILA QOSOL: maxaa ka soo baxaya haddii la isku daro wajiyada Ibrahimovic iyo Beckham? + Sawirr
Taageerayaasha Naadiga PSG ayaa soo dhaweeyey xiddiga reer England ee David Beckham kaasoo ay Saxaafaddu si aad ah u buun-buuniso. Haddii aad horay u aragteen wajiyada C.Ronaldo iyo Messi oo isku geeyey markanna waa David Beckham iyo Zlatan Ibrahimovic. Dadka Sawirrada ku sameeya Photoshop ayaa isku howlay inay isku geeyaan Beckham iyo Ibrahimovic oo ay […]
Feb 28 2013 | Posted in
France,Wararka | Read More »
Real Madrid oo wada hadal la furaysa Edinson Cavani
Kooxda Real Madrid wararka dhankeeda ka imaanaya ayaa waxa ay sheegayaan in ay iminka bilawday wadahadal ay la leedahay kooxda Napoli si ay xagaaga soo aadan ula soo wareegto Weerayahanka Edinson Cavani. Xiddigaan wadanka Uruguay ayaa iminka 25-gool u dhaliyay kooxdiisa kulamada uu u ciyaaray xilligaan kooxdiis, waxa uuna bartilmaameed u yahay kooxo ka mid […]
Feb 28 2013 | Posted in
Italy,
Spain,Wararka | Read More »
Di Maria oo seegi doona kulanka Sabtida Real Madrid iyo Barcelona
Angel Di Maria ayaa seegi doona kulan El Clasico La Liga ee maalinta Sabtida ah dhex mari doona kooxda Real Madrid iyo Barcelona kaddib ganaax lagu riday. Xiriirka Garsoorayaasha Spain ayaa go’aan ku gaaray in hal kulan oo ganaax ah lagu rido Angel Di Maria kaddib kaarkii casaa ee kulakii dhexmaray Real Madrid iyo Deportivo […]
Feb 28 2013 | Posted in
Spain,Wararka | Read More »
Tababare Rafeal Benitez oo sheegay inuu ka tagayo Kooxda Chelsea
Rafeal Benitez Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa qiray in xagaagan marka uu dhammaado uu ka dhaqaaqayo kooxda The Blues. Tababarahan Benitez ayaa waxa uu qaati ka taagan yahay taageerayaasha Chelsea oo kulan waliba soo qaadanaya boorar ay ku aflagaadeynayaan, kuna dalbanayaan inuu kooxda isaga tago. Xitaa haddii uu Rafeal Benitez guul gaarsiiyo kooxda wali […]
Feb 28 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Jose Mourino oo farihiisa ku muujiyay qorshihiisa sandkaan
Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa asxaabtiisa isagu wacay kadibna ka dalbaday in ay la mataalaan sawir uu ku muujinayo qorshihiisa sanadkan . Mou ayaa sawirkaan ku galay qolka dhar badalashada ee garoonka Camp Nou ,waxaana uu sawirkas ku muujiyay in uu sanadkaan qaadi doono sadex koob . Madrid ayaa ku guuleystay Super cup-ka […]
Feb 28 2013 | Posted in
Spain,Wararka | Read More »
Terry “Chelsea xaaladeed ma fiicna”
Kabtanka kooxda Chelsea John Terry ayaa sheegay in kooxdiisu ay ku sugan tahay xaalad aan wanaagsaneyn oo dhan walba leh waxaana uu ka digay qatarta mustaqbalka dhow. Terry oo uwaramayay jariirada Fulham Chornical ayaa sheegay in doodaha macalinka iyo ciyaartooydu ay noqdeen kuwa soo laab laabtay ayna Qatar ku yihiin guulaha kooxda . John Terry […]
Feb 28 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Clint Dempsey oo lagayabo in uu seego kulanka Tottenham iyo Arsenal
Kooxda Tottenham ayaa ka xun in ay weyso kulanka Axada in ay kaga horjeedo kooxda Arsenal laacibkeda muhiimka ah ee Clint Dempsey. Super star-ka America ayaa lagu soo waramaya in uu dhawac ka qabo anqowga waxaana jariirada London Evening Standard ay sheegtay in uu seegi doono ciyaarta loo yaqaano London derby. Waaxda caafimaad ee kooxda […]
Feb 28 2013 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Adres Iniesta “Muhiimadeenu waa kulanka AC Milan “
Laacibka kooxda Barcelona Adres Iniesta ayaa sheegay in muhiimada kooxdiisa ay tahay in ay adkaato kulanka AC Milan uuna yahay midkii ugu muhiimsan kooxdiisa marka la eego sanadahan oo dhan . Iniesta waxaa uu sheegay in Bulgarana aaney isku mashquulin doonin guul daradii qaraareed ee ka soo gaartay kooxda Real Madrid habeenkii Talaadada ayna qalbigooda […]
Feb 28 2013 | Posted in
Championka,
Italy,
Spain,Wararka | Read More »
Schalke 04 oo ku fashilantay dacwadii Drogba
Kooxda reer Jarmal ee Schalke 04 ayaa la sheegay in ay ku fashilmatay qorshe ay ku dooneysay in kooxdda reer Turki ee Galatasaray lagu ciqaabo sababtii ay garoonka ukeentay Didier Drogba kulankii Champions League. Drogba oo ahaa dhaliyihii goolkii ugu dambeeyay ee Champions League xagagii hore ayaa dib ugu soo laabtay yurub waxana uu ciyaaray […]
Feb 28 2013 | Posted in
Championka,Wararka | Read More »
Ibra oo labo kulan laga mamnuucay Champions League
Kooxda PSG ayaa war aan lagu farxin ku tilmaamtay go,aankii ay UEFA ku ganaxday weeraryahankeeda Zlatan Ibrahimovic. Xiriirka qaarada yurub ee UEFA ayaa war qoraal oo ay soo saareen labo kulan ku ganaaxay weeraryahanka wadanka Sweden Zlatan Ibrahimovic kaas oo casaan qaatay kulankii PSG iyo Valencia ee Champions League . Ninka ugu muhiimsan kooxda PSG […]
Feb 28 2013 | Posted in
Championka,
France,Wararka | Read More »
Bayer Munich oo ka talaabsatay Borussia Dortmund una gudubtay semi final-ka DFB-Pokal
Kooxda Bayer Munich oo waayadan ay ku adkeyd in ay si fiican ula xisaabtanto kooxda horyaalka difaacaneysa ee Borussia Dortmund ayaa xalay awoodeed tustay Borussia kadib markii ay ka reebtay koobka labaad ee loogu jecel yahay Jarmalka ee DFB-Pokal. Kooxda Bavarians lagu naaneyso ayaa ciyaar loo riyaaqo ku soo bandhigtay xalay garoonka Allianz-Arena waxaana si […]
Feb 28 2013 | Posted in
Germany,Wararka | Read More »
Next Page »