Frank Lampard oo fariin digniin ah udiray Man United
Xidiga khadka dhexe ee kooxda Chelsea Frank Lampard ayaa fariin digniin ah udiray kooxda hogaamineysa horyaalka Premier League ee Man United . Frank ayaa usheegay kooxda gobalka roobka badan ka dhisan ee United in ay la qaban doonaan hogaanka horyaalka kulamada soo aadan . “Waxaa wali inoo furan loolanka horyaalka ayuu Lampard usheegay The Sun […]
Dec 31 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Ryan Giggs “waa in aan ka iska ilaalinaa wixii nagu dhacay oo kale “
Ryan Giggs ayaa uga digay saaxibada kooxdiisa Manchester United in ay ka digtoonaadaan dhacdadii ku dhacday sanadkii hore oo kale ayna ka faa’iideystaan fursad walba oo ay ugu dhowan karaan ku guuleysiga horyaalka Premier League . United ayaa 7 dhibcood ku hogaamineysa horyaalka xili uu sanadkan dhamaaday waxaana udhiman 18 kulan ,waxaana Giggs uu ugu […]
Dec 31 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Falcao oo usheegay Chelsea in ay sugto ilaa dhamaadka La Liga
Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcao ayaa usheegay kooxda Chelsea in ay sugto inta uu ka dhamanayo horyaalka Spain . Xidiga wadanka Colombia waxaa uu sheegay in kooxdiisa Attletico Madrid aysan hada joogin meel uu kaga tago uuna rabo in uu kala qeyb galo olalaha ay ku doonayaan in ay ku qaadan horyaalka Spain. Laakin […]
Dec 31 2012 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Khabiir Soomaali ah oo loo magacaabay in uu kormeero garoomada K/cagta Eritrea
Isagoo ah wakiil buuxa oo ka socda xiriirka kubada cagta Africa ee CAF ayaa khabiir ka socda xiriirka Kubada cagta Soomaaliya Dr. Xasan Maxamed Maxamuud (Xasan farey) oo horayna u ahaa garsoore heer FIFA waxaa uu u socdaali doonaa dalka ku yaala waqooyi bari ee qaarada Africa Eritrea si uu usoo indha indheeyo garoomada kubada […]
Dec 31 2012 | Posted in Wararka | Read More »
Ferguson oo ka faa’iideysan doona fursad walba oo uu ku heli karo iyagoo xor ah Walcott iyo Baines
Macalinka Manchester United Sir Alex Ferguson la sheegay in uusan iska qasaarin doonin fursad walba oo uu kula soo wareegi karo bisha January xidigaha Theo Walcott iyo Leighton Baines. Jariirada Manchester Evening News ayaa sheegtay in Ferguson uusan ubahanaan doonin xidigo cusub bisha Junuary maadama uu heesto sida uu sheegay ciyaaryahanadii ugu wanagsana ee uuu […]
Dec 31 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Benitez “faa’iido weyn ayuu noo ahaa Club World Cup”
Tababaraha kooxda Chelsea Rafa Benitez ayaa sheegay in ay kooxdiisa faa’iido weyn u aheyd safarkii ay ku tagtay wadanka Japan inkastoo loogaga adkaaday koobkii kooxaha aduunka . Waxaa uu sheegay kadib guushii ay shalay ka gaareen Everton in faa’iido badan ay heleen markii ay tageen Asia halkaas oo uu sheegay in kooxdiisu ay ku soo […]
Dec 31 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Man United oo Real Madrid ubandhigtay £60milion oo lagu daray Nani iyo De Gea si ay usiiyaan Ronaldo
Kooxda Manchester United ayaa dalabka Cristiano Ronaldo ubadashay ficil iyadoo soo bandhigtay qiimo wanaagsan iyo ciyaartooy muhiim ah . Jariirada The Sun ee kasoo baxda UK ayaa sheegtay in kooxda United aaney awoodin in ay bixiso 122-Milyan oo Gini oo ah qiimaha rasmiga ah ee ay Madrid ku iibin karto laacibka wadanka Portugal. Kooxda Ferguson […]
Dec 31 2012 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Real Madrid oo loo sheegay in ay bixiso £60milion hadii ay rabto Gareth Bale
Kooxda Tottenham Hotspur ayaa usheegtay kooxda Real Madrid in laacibkooda Gareth Bale lagu iibin doono aduun dhan £60million. Real Madrid ayaa dooneysa in ay Bale keento Bernabeu si ninka Weles uu badal ugu noqdo Cristiano Ronaldo oo laga yaabo in uu kooxda ka tago. Qiimaha cusub ee ay ku dhawaqday kooxda reer London ayaa wax […]
Dec 31 2012 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Tababare Mancini oo wajahaya xiriirka FA –ga
Tababaraha kooxda Man City ayaa wajihi doona xiriirka wadanka Ingriiska ee loo soo gaabiyo FA ,kadib markii uu ku buuqay garsoore Mike Jones kulankii ay 4-3 uga adkaadeen Norwich. Mancini ayaa xanaaqay markii garsooraha uu casaan utaagay Samir Nasri kaas oo qalad bareer ah ka galay daafaca kooxda Norwich Sebastien Bassong. Xiriirka ayaa daawaday qaabkii […]
Dec 31 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Real Madrid oo dib ubilaawday tababarka iyo 7 –kun oo qof oo halmar ku dhawqaday “Iker, Iker, Iker”
Kooxda Real Madrid ayaa dib ubilawday tababarka kadib markii ay kooxdku ka soo laabtay fasixii Kirismiska . Waxaa markii ugu horeeysay soo xaadiray tababarka gool haye koowaad ee kooxda Real Madrid Iker Casillas tan iyo markii uu ninkaas keydka galiyay tababare Mou kulankii Malaga . Madrid ayaa tababarkeedu ka bilawday garoonnka Alfredo di Stéfano stadium,waxaana […]
Dec 31 2012 | Posted in
Spain,Wararka | Read More »
Newcastle oo ku guuleysatay Mathieu Debuchy.
Kooxaha Newcastle United iyo kooxda reer France ee Lille ayaa lagu soo waramaya in ay isku fahmeen heshiiska laacibka garabka ka ciyaara ee Mathieu Debuchy. In kooxda Magpies –ka ay hesho laacibkaan daafaca ka ciyaara waxaa door weyn ka qaatay ninka ay saaxibada dhow yihiin ee Yohan Cabaye oo hada ka tirsan Newcastle. Kooxda reer […]
Dec 31 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Real Madrid oo udhaqaaqday tababare Antonio Conte si uu…
Kooxda Real Madrid ee wadanka Spain ayaa udhaqaaqday macalinka kooxda Juventus Antonio Conte si uu badal ugu noqdo tababaraha aan salka badan ku fadhin ee Jose Mourinho. Ninka reer Portugal ee Mou ayaa dhabarka xijin doona kooxda caasimada dhamaadka xagaagan waxaana ay Madrid hada boorsooyinkeeda ufuri doontaa Conte. Jariirada Gazzetta dellom Sport ayaa sheegtay in […]
Dec 31 2012 | Posted in
Italy,
Spain,Wararka | Read More »
Tababare Benitez oo ticket ka bixiyay wiil 9 jira ah oo tageera kooxda Chelsea + DAAWO SAWIRADA
Tan iyo markii kooxda laga ruqseeyay macalin Roberto Di Matteo, tababare Benitez ayaa xooga saareyay sidii uu shaqdiisa ugu qancin lahaa taageeryaasha kooxda Chelsea kuwaa oo muujiyay in macalinkan aysan ku qancsaneen . Tony Rennell iyo wiilkiisa oo sagaal jir ah ayaa lagu qiyaanay website lacag ah oo ay Ticket –da ku iibsadeen si ay […]
Dec 31 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Guardiola oo u sheegay Man City in uu ku door bidaayo Man Utd
Pep Guardiola ayaa u sheegay kooxda Etihad ka dhisan ee Manchester City in uu shaqadooda ka door bidaayo shaqada macalinimo ee kooxda Manchester United marka loo fiiriyo dhan kasta. Sir Alex Ferguson ayaa lagu wada in uu ka fariisto ciyaaarah kubbada cagta iyadoona Guardiola uu ka mid yahay badalada ugu dhaw ee macalinkan ee kooxda […]
Dec 31 2012 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Xabi Alonso oo ubaahan in uu dib ugu laabto Premier League xili …
Qof walba ayaa dib uxasuusan doona maalmihii wanaagsanaa ee Anfield kadib marka la sheego magaca Xabi Alonso. Xidiga khadka dhexe ee kooxda Real Madrid Xabi Alonso ayaa sheegay in ay suurto gal tahay in uu dib ugu soo laabto English Premier League . Isagoo uwaramayay jariirada AS ee kasoo baxda Spain Alonso ayaa sheegay in […]
Dec 31 2012 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Next Page »