Mikel Arteta oo ka hadlay qaab ciyaareedka Fellaini
Xidiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal iyo xulka Spain Mikel Arteta ayaa sheegay in uu aad ukoray qaabka banooni ee xidiga ay isku kooxda ahaan jireen ee Marouane Fellaini. Mikel Arteta oo uwaramayay The People ayaa sheegay in kubbad ahaan uu heer sare gaaray laacibka wadanka Belgium ,laakin uusan laheyn qaab ciyaareedkaan waqtigii ay wada […]
Nov 30 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Ma,ogtahay in Shakira ay qiyaantay ninkii heerka gaarsiiyay ?
Fanaanadda Caanka ah ee Shakira oo haatan xiriir jaceyl la wadaagta Daafaca Xulka Qaranka Spain iyo kooxda Barcelona Gerrard Pique ayaa waxaa dacwad ku soo oogay Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee dalka Argentine oo lagu magacaabo Antonio de La Rua oo ay Shakira saaxiibo ahaayeen muddo 11-sanadood ah. Majallada ‘Voici’ ee ka soo baxda […]
Nov 30 2012 | Posted in
Spain,Wararka | Read More »
Michael Palatini “Messi markii 4 aad waa uqalmaa Ballon d’Or”
Madaxweynaha xiriirka qaarada yurub ee UEFA Michael Palatini ayaa codkiisa ku biiray dadka aaminsan in Messi marki afaraad la siiyo abaal marinta xidiga aduunka ee ‘Ballon d’Or’ Isagoo uwaramayay jariirada ‘Ouest-France’ waxaa uu sheegay in uu dareemayo in aan Messi loo diidi Karin biladan si walba oo ay wax udhacaan. Waxaa uu sheegay in rikoorada […]
Nov 30 2012 | Posted in
Spain,Wararka | Read More »
Natiijooyinka hordhaca ah ee abaal marinada sanadka Africa ee Caf
Xili wali la wada sugaayo ciyaaryahanka ku guulesyan doono abalmarinta ciyaaryahanaka qaarada africa sanada 2012 ayaa hadana waxaa la shaaciyay natijooyin hore dhac oo ku aadan abal marinada qaarada Africa Macalinka xullka Hossam El Badry,oo ah tababarahii u hoprseeday kooxda Al Ahly koobkii todobaad ee taranka Champions League bishan November, ayaa ka mid ah afarta […]
Nov 30 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Nemanja Vidic oo ka soo hor mari doono waqtiga loo qabtay dhaawciisa
Macalinka kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in daafaciisa kulul Nemanja Vidic uu si layaab uu ugu soo hor mari doono xiligii la filayay in dhawaciisa uu qaato waxaana dafaca la filyaa in kooxdiisa uu ka soo dhax muuqda kulanka ay la ciyaari doonaan kooxda Cluj tobaadka soo socda ee tartanka Champions League […]
Nov 30 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Barcelona waxba ma,ahan Messi la,aantiis sidaa waxaa yiri Wenger
Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay in kooxda Barcelona aysan waxba aheyn la,aanta laacibka aduunka Lionel Messi . Isagoo uwaramayay Bein Sport Tv xaruntiisa Paris tababare Arsene Wenger waxaa uu sheegay in Barcelona tahay koox wanaagsan laakiin aaney sidaas ahaan Karin Messi la,aantiis . Hogaamiyaha reer France ayaa xidiga wadanka Argentina ku tilmaamay wax […]
Nov 30 2012 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Barry oo ka codsaday Mario Balotelli in uusan kooxda ka tagin.
Xidiga khadka dhexe ee kooxda Manchester City Gareth Barry ayaa ka codsaday weeraryahanka madowga ah ee kooxda Man City Mario Balotelli in uu la sii joogoo kooxda Etihad ku ciyaarta . Gareth Barry ayaa ka dalbaday Super Mario in uu kala qeyb galo qorshaha ay ku difaacanayaan horyaalka Ingriiska. Super Mario ayuu waqti dheer uga […]
Nov 30 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Qorshaha Arsenal ee bisha January ,Wenger oo ku dhawaqay magacyada xidigaha uu rabo.
Macalinka Arsenal Arsene Wenger ayaa ka dhawaajiyay qorshiisa suuqa kala iibsiga ee bisha January . Tababare Wenger ayaa sheegay in uu xagagan soo iibsanaayo labo ciyaariyahasn oo kaliya uuna amah ku soo qaadan doon xidigii hore ee Arsenal Thierry Henry . Wenger ayaad u amaanay Thierry Henry oo ah ninka ugu goolasha badan kooxda The […]
Nov 30 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Jose Mourinho oo sugaya shaqada Man City
Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa sugaya shaqada macalinimo ee kooxda Manchester City xagaga soo aadan. Kadib markii Jose uu ka hor taga kooxda City kulamo ka tirsan Champions League xagagan ayuu hada umuuqda mid ubaahan jagada tababare Mancini. Wakiilka tababare Jose Mourinho ninka lagu magacabo Jorge Mendes ayaa dhowaan kula kulmay wadanka Portugal […]
Nov 30 2012 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Ronaldo “sharaf ayey ii ahaan laheyd in aan ku guuleysto Ballon d’Or “
Laacibka sare ee Real Madrid Ronaldo ayaa sheegay in ay sharaf gooni ah ulahaan laheyd hadii uu ku guuleyssan lahaaa abaal marintra Ballon d’Or sanadkaan. Ronaldo ayaa halmar qaatay abaal marinta xidiga sanadka waxaana uu rajeynaya in wax qabadkiisii xagagan loogu aqonsan doono laacibka sanadka. Isagoo uwaramayay bogga kooxdisa xidiga wadanka Portugal ayaa sheegasy in […]
Nov 30 2012 | Posted in
Spain,Wararka | Read More »
MESUT OZIL oo mar kla looga gacan haatiyay Manchester United
Laacibka xulka Germany ee 24, jirka ah aya ugu soo biiray kooxda Real kooxda Werder Bremen labo sano ka hor , lakiin waxa uu ka heli wayay boos joogta ah wiilasha uu hor kaco tabarah quursiga badan ee Jose Mourinho tan iyo markii uu kooxda yimid Luka Modric taasoo wadada u nsii xareysa in ciyaaryahankaan […]
Nov 30 2012 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
Wesley Sneijder oo mustaqbalkiis uu mugdi sii galaayo iyo Manchester City oo ku qal qaalsaneysa £15million
Wesley Sneijder aya aalbaabada u furay in uu u dhaqaaqi doono kooxda Manchester City isagoona sheegay in uusan hubin in uu sii joogi doono kooxda Inter Milan waxii ka dambeeya bisha January . Kubbad qabeeyah xulka Holland Sneijder ayaa laga laga xayiray in uusan ka qeeb gali karin kulamada kooxdiisa ay ciyaareyso ilaa uu ka […]
Nov 30 2012 | Posted in
England,
Italy,Wararka | Read More »
Chelsea oo ku dhow iney £5m kula soo wareegto dafaca reer Brazilian Wallace
Daafaca kooxda Fluminense dadabka midig ugu ciyaara ee lagu magacabo Wallace aya la xaqiijiayay in aduun lagaceed dhan £5million uu ugu dhaqaqi doono kooxda heesta tartanka Champions League Chelsea . Majalada afka dheer ee Sportsmail aya adaah ka qaaday in kooxda heesta horyalnimada qaarada Europe ayaa wada hadalo kula jirtay 18- jirkaan ilaa iyo bishii […]
Nov 30 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Shinji Kagawa oo loo magacaabay laacibka sanadka ee Qaaradda Asia 2012
Xiddiga Khadka dhexe ee kooxda Manchester United iyo xulka Japan Shinji Kagawa ayaa loo magacaabay xidigga Ugu wanaagsan sanadkan 2012 ee Qaaradda Asia sida uu ku dhawaaqay xiriirka Kubadda Cagta Qaaradda Asia ee (AFC) xaflad ay ku qabteen magaallada Kuala Lumpur ee caasimadda Malaysia. Xidiggan 23-jirka ah ayaa tartanka uu abaalmarintani ku helay kaga guuleystay […]
Nov 30 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Chelsea oo magacwaday ciyaartooyda uga qeyb galeysa Club World Cup
Kooxda Chelsea ayaa goordhow magacwaday liiska xcdigaha uga qeyb galaya koobka kooxaha aduunka oo xagaa walba ka dhaca Japan . Tababaraha cusub ee kooxda Chelsea Rafa Benitez ayaa soo magacaabay xul ay ku jiraan xidiha dhaawca ku maqan ee Frank Lampard and John Terry. Tababare Benitez ayaa laga qaaday koobka Club World Cup 2005-tii isagoo […]
Nov 29 2012 | Posted in
Championka,
England,Wararka | Read More »
Next Page »