Natiijooyinka Horyaalka Serie A-da: Napoli iyo Roma oo lagaraacay Juventus iyo Inter oo badiyey
Waxaa Xalay iyo caawa la ciyaaray kulamadii 10-aad ee horyaalka Serie A-da dalka Talyaaniga iyadoo la dhaawacay oo la hakiyey kooxihii kaalimaha hore ku jiray, halka Juventus iyo Inter ay guulo ka gaareen kulamadii ay garoonkooda ku ciyaarayeen. Kooxda Napoli oo ku ciyaaraysay garoon ku yaala magaalada Bergamo ayaa hal iyo eber waxaa ku quusiyey kooxda […]
Oct 31 2012 | Posted in
Italy,Wararka | Read More »
Daciifnimada difaacyada United iyo Ciilka Chelsea, sagaal gool baa la iska dhaliyey
Qaladaadka ciyaalka difaacyada uu soo safay Sir Alex Ferguson ayaa sababtay in shan gool laga dhaliyo iyadoo Chelsea ciilkii ay u qabtay Manchester United ay ka aargudatay inkastoo xidigaha United tarabuunka ay ka daawanayeen. Biloowgii ciyaarta ayaa Chelsea qalad ay samaysay waxaa ka faa’ideeystay Anderson oo baas u dhigay Giggs shabaqa ku hubsaday taasoo ka […]
Oct 31 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Xulka Argentina ee ka hor tagay sacuudiga oo la magacabay
Macalinka xulka Argentina Alejandro Sabella ayaa ku dhaawaqay 23-ka ciyaariyahan ee xulkiisa umatali doonta kulanka saaxibtinmo ee ay la ciyaari doonaan Saudi Arabia. Xulka Argentina ayaa booqan doona magaalada Riyadh 14-ka bisha soo aadan waxaana ay kulan saaxibtinimo la ciyaari doonaan wiilasha uu hogaamiyo Frank Rijkaard. Xidigaha la soo magacabay ayaa waxaa ka dhex muuqda […]
Oct 31 2012 | Posted in
Afrika,Wararka | Read More »
PSG oo 100-milion ku rabta C. Ronaldo,xili Real Madrid ay heli doonto Falcao
Sida ay qortay jariirada caanka ah ee Gazetta dello Sport in naadiga lacagaha la waalanaysa ee ka dhisan dalka Faransiiska PSG ay u soo qalab qaadatay sidii ay ula wareegi lahayd xiddiga Real Madrid C. Ronaldo xagaaga soo socda. PSG ayaa soo bandhigtay qiimo lacageed aad u sareeya oo ay waliba adag tahay ina la […]
Oct 31 2012 | Posted in
Germany,
Spain,Wararka | Read More »
Xidiga Liverpool Raheem Sterling oo la kulmi doona madaxweynaha Jamaica (maxey tahay sababtu?)
Wadanka Jamaica ayaa doonaya in uu soo cusbooneysiiyo dooda ku saabsan funaanada uu xiran doono laacibka kooxda Liverpool Raheem Sterling ,kaas oo ay isku heystaan xulkalka Ingriiska iyo Jamaica Laacibkaan 17 jirka ah ayaa hada ka tirsan xulka 21 jirada Ingriiska laakiin sida uu qabo sharciga FIFA ciyaariyahanku hadii uusan uciyaarin xulalka waa weyn wuu […]
Oct 31 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Messi oo ucodeyn doona Xavi, Iniesta iyo Auguero
Laacibk aduunka iyo kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa sheegay in uu rabo inuu codkiisa abaalmarinta Ballón d’Or ugu deeqo xidigaha Barcelona iyo kuwa ay saaxibada ku yihiin xulka Argentina. Messi oo wareysi siinayay jariirada Marca ee Spain kasoo baxda ayaa la weydiiyay cida uu doonayo in uu codkiisa siiyo abaal marinta Ballón d’Or,madama uu yahay […]
Oct 31 2012 | Posted in
England,
Spain,Wararka | Read More »
AC Milan oo toos ubilaawday in ay raadiso badalka Allegri
AC Milan ayaa toos ugu dhaaqday in ay raadiso qopfkii badali lahaa tababaraha waqtigiisu sii dhamanayo ee Massimiliano Allegri,kaas oo xalay bar bar dhac la galay Palermo. Sida ay qortay Tutto Sport kooxda Milan ayaa dagaal ugali doonta in xagagan cusub ay la jaan qaado siyaasad cusub iyo tababare Cusub, madama uu fashilmay 45 jirkaan. […]
Oct 31 2012 | Posted in
Italy,Wararka | Read More »
Sergio Ramos oo digniin udiray Barcelona iyo Atletico Madrid
Xidiga Real Madrid Sergio Ramos ayaa sheeko wali aan la odorasi Karin ku tilmaamay loolanka horyaalka wadanka Spain kadib markii ay Madrid soo gashay booska afaraad. Isagoo uwaramayay jariirada AS laacibkaan daafaca ka ciyaara waxaa uu sheegay in Barcelona and Atletico Madrid ay isku soo koobeen loolanka horyaalka taasna ay qalad tahay. Waxaa uu sheegay […]
Oct 31 2012 | Posted in
Spain,Wararka | Read More »
Nani oo udagaalamaya mustaqbalkiisa
Laacibka wadanka Portugal Luis Nani ayaa la filaya in uu cawa helo fursad uu ku muujiyo shaqsiyadiisa marka ay Manchester United wajaheyso kooxda Chelsea. Tababaraha kooxda Manchester United Sir Ales Ferguson ayaa sheegay in uu caawa fursad siin doona Nani,waxaana la filaya in u kulankan isku muujiyo . Jariirada The Sun ayaa sheegtay in Nani […]
Oct 31 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
CAPITAL ONE CUP: Chelsea vs Man United ciyaar cadawtinimo ka muuqato
Kooxda K/Cagta Chelsea ee dalka Ingiriiska ayaa u biro tumanaysa Manchester United oo Axaddii guul hadal heynteedu weli socoto kaga qaadatay garoonka Stamford Bridge ciyaar ka tirsanayd Horyaalka Ingiriiska markii United ay 3-2 ku badisay, waxaana the Blues ay dooneysaa in dharbaaxadaasi ay soo Aar gudato Man Utd. Waxaa mar kale labada kooxood ay kulan […]
Oct 31 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Marek Hamsik “waxaan ku faraxsanahay joogitaanka Napoli”
Xidiga reer Slovakia Marek Hamsik ayaa markale ku celiyay muhiimada ay u leedahay inuu kooxdiisa Napoli lasii joogo xili uu laacibkan dalabyo kala duwan ka helaayo naadiyada ugu caansan qaarada Yurub, Haatan Hamsik waqti wanaagsan ayuu ku qaadanayaa kooxdiisa Napoli wuxuuna ka mid yahay xidigaha ugu wanaagsan Serie A-da balse maal mihii ugu dambeesay saxaafada […]
Oct 31 2012 | Posted in
England,
Italy,Wararka | Read More »
William Gallas oo doonaya inuu xili cayaareedkan Tottenham kula guuleesto koob
Daafaca waaya araga ah ee naadiga Tottenham William Gallas ayaa sheegay in lasoo gaaray xiligii uu kooxdiisa kula guuleesan lahaa koob muhiim ah daafacan waaya araga ah ayaa doonaya inuu kooxda Spurs ka saaro abaarta ku habsatay madaama kooxdan aysan wax koob ah qaadin mudo dheer wuxuuna yiri “kubada cagta waxaa loo cayaraa in koob […]
Oct 31 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Michael Carrick “Man United naasibka ayaa u hiiliyay kulankii Chelsea”
Kubad qaabeeyaha naadiga Man United Michael Carrick ayaa markii ugu horeesay qirtay in kooxdiisa ay nasiib kaga badisay naadiga Chelsea kulankii axadii aan kasoo gudubnay labadan koox fooda is dareen inkastoo Man United ay ku badisay kulankan 3-2 hadana waxaa siweyn loo hadal haayay garsoorihii kulankan haayay oo Chelsea labo xidig karaka cas ka siiyay […]
Oct 31 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Alesandro Matri oo iska diiday dalab kaga yimid naadiga D. Kiev
Weeraryahanka kooxda Juventus Alesandro Matri ayaa shaaca ka qaaday inuu ka helay dalab aad u wanaagsan naadiga Dinamo Kiev ee ka dhisan dalka Ukraine wuxuuna xidigan door biday inuu kooxdiisa lasii joogo, naadiga reer Ukraine ayaa ku fashilmeen inay xidagan lasoo saxiixdan inkastoo ay ku doonayeen 12-milyan oo uero ah balse 28-jirkan ayaa ku wargeliyay […]
Oct 31 2012 | Posted in
Italy,Wararka | Read More »
Tony Adams “Arsenal waa inay ceshataa xidigaheeda hadii kale wax koob ah ma qaadi doonto”
Halyeegii hore ee kooxda Arsenal Tony Adams ayaa shalay si toos ah u weeraray maamulka iyo tababare Arsene Wenger wuxuuna kula taliyay inay ceshtaan xidigahooda muhiimka ah waayo Adams ayaa ka walaacsan in kooxdiisa ay sanad walbo lumineyso xidigo muhiim ah Adams ayaa aaminsan hadii Arsenal ay sidan kusii socoto inaysan wax koob ah qaadi […]
Oct 31 2012 | Posted in
England,Wararka | Read More »
Next Page »