Madrid oo soo rogaal celisay wadaddana cagta saartay

Ronaldoo

Kooxda Real Madrid oo waayadaan dhex maquuranaysay guul iyo guul darooyin ayaad moodaa inaay haatan hurdada ka tooseen isla markaana ay cagta wadadda saareen markii ay garoonkeeda ku garaaceen kooxda  Deportivo La Coruna. Real caawa wuu ka xumaa daqiiqadihii ugu horeeyey waxaana layaab ku noqotay markii daqiiqadii 16-aad uu Riki gool ku bilaabay laakin taasi waxay […]

Inter oo ku badisay Sansiro markii ugu horeysay Xilli ciyaareedkaan

Milito iyo Cassano

Ciyaaryahanada Diego Milito iyo Antonio Cassano ayaa albaabada ufuray guushii ugu horeysay ay ku gaaraan garoonkooda Sansiro xilli ciyaareedkan. Diego Milito oo rigoore u saxiixay iyo Cassano oo gool qurux badan u dhaliyey kooxdooda Inter qeybtii hore ee ciyaarta ayaa farxad iyo reyn reyn ku abuurtay shaki weyn oo laga qabay in taageerayaashooda ay todobaad […]

Aston villa vs West Bromwich oo isku Garab dhacay……………

Aston Villa v West Bromwich Albion - Barclays Premier League

Kulan ka Tirsan Horyaalak Ingiriiska Meertadiisa 6 ayaa Galabta waxa uu dhexmaray Kooxaha Aston Vila vs West Bromich waxana kulanakasi uu ahaa mid adag oo labada Kooxood aysan waxba iskula reeban iyagoo soo bandhigay Ciyaar wanaagsan. qeybtii Hore waxaa lagu kala nastay 0-0 hase ahaatee Markii la siagu soo Noqday qeybtiid anbe ayey Labada naadiw […]

Natiijooyinka galabta: Napoli oo kadaba hari la’ Hogaanka horayalkaTalyaaniga ee Juventus……..

Cavani

Iyadoo luagu jiro meetadii 6 ee Wareega 1 ee Horyaalka Talyaaniga 2012-2013 ayaa Kooxda Napoli waxa ay la simantay Xaga dhibcaha Kooxda Difaacaneysa Koobka ee Juventus oo ayw adajir Horyaalak ugu wada Hogaaminayaan min 16 dhibcood. Napoli oo Mar 9 dhibcood ay wada yeesheen Juventus iyo Lazio ayaa Dib Markale isku soo Habeysay waxaana Galabta […]

Inter Milanoo u Darsatay Braziliyiintii ka Tagay Xili ciyaaredkaan…………….

Maicon Julio Cesar

Kooxda Matanaha kula ah Magaalada Milaano Naadiga Ac Milan ee Inter Milan oo Caawa wajihi doonta 9-45 habeenimo Xiliga afrikada Bari Kooxda Fiorantina ee ka dhisan Magaalada Firense ayaa la sheegay in xili ciyaareedkan 2012-2013 ay u darsatay Braziliyiintii ka tagay. Kuwaasoo u kala hayaamay Dalalka Ingiriiska iyo Magaalada Toriino ee dalka Talyaaniga waxaana ay […]

Duqa magaalada London oo Own gool iska dhaliyay

duqa le-1348916363815-153F2127000005DC-219417_636x300

Mararka qaar waxa aadan aqoonin hadii aad ka hadasho waxaa laga yabaa in aad gasho qalad weyn. Barnaamuj aqoon guud ah oo ka baxa Tv-ga LBC. Ayaa lagu casuumay duqa magaalada London ee wadanka Ingriiska Boris Johnson waxaana la weydiiyay su,aal Su,aasha ayaa aheyd sheeg kumuu ahaa ciyaariyahankii Ingriiska udhaliyay sadexda gool  “hat-trick” final-kii koobkii […]

Wargeysyada iyo waxa ay ka qoreen ciyaaraha

Wargeysyada19hghfh

Kulanti wacan asxaabey kuna soo dhowaada wararkii ugu dambeeyay ee wargeysyadu ka qoreen ciyaaraha = Kooxaha Manchester City iyo Liverpool ayaa diyaar u ah in ay weeraryahan ka dhigeen laacibka ay hada Arsenal garabka ciyaarsiiso ee Theo Walcott,hadii uu ku soo biro bisha January madama ninkaas uu ubaahan yahay in uu weerar noqdo. Sidaa waxaa […]

Arsenal oo dooneysa xidiga Chelsea Michael Essien

essien 2196545-14C9E29E000005DC-457_468x536

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa duulaankiisa suuqa kala iibsiga ka bilaabi doona gudaha magaalada London ,marka la gaaro bisha January . Arsenal ayaa udhaqaqi doonta in ay soo qaadato xidiga amaahda ugu ciyaara kooxda Real Madrid ,balse ay milkiyadiisa leedahay Chelsea ee Michael Essien. Tababare Wenger ayaa iska beeniyay wararkii sheegayay in uu xagagan […]

Rio Ferdinand oo dusha saartay masuuliyada guul daradii xalay

ferdinand e-2208652-152A3C6D000005DC-940_468x428

Daafaca kooxda Manchester United Rio Ferdinand ayaa dusha saartay masuuliyada guul daradii xalay kooxdiisa ku soo gaartay garoonka Old Traford. Laacibka madowga ee wadanka Ingriiska ayaa sheegay in dabacsanaantiisu ay keentay in kooxdiisa xalay laga adkaaday,waxuuna Twitter-ka ku raali galiyay kooxda iyo taageerayasha . Tottenham ayaa xalay 23 sano kadib ku soo adkaatay garoonka Old […]

Goolhaye Joe Hart oo ka walaacsan dhibaatada kooxdiisa ka heesato dhanka daafaca

johart_m

Goolhayaha xulka England kana tirsan naadiga Man City Joe Hart ayaa siweyn uga walaacsan habac sanaanta kooxdiisa ka muuqato gaar ahaan dhanka daafaca madaama Man City ilaa haatan aysan u suura gelin in shabaqeeda ay gool ka ilaaliso . Inkastoo Hart uu yahay goolhayaha ugu wanaagsan Premiership-ka hadana xili cayaareedkan goolal farabadan ayaa laga dhaliyay […]

Sami Khedira oo diyaar u ah inuu dagaalo lagalo Essien

Sami-khedira-Short-Hairstyles-Image

25-jirka reer Jarmal Sami Khedira ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax cabsi ah ka qabin Michael Essien madaama xidiga reer Ghana uu si toos ah kooxdiisa Real Madrid ugu saftay labadii kulan ee ugu dambeesay balse Khedira oo sheegay inuusan wax walaac ah ka qabin tartanka kaga imaanayo Michael Essien wuxuuna yiri “macalin Mourinho wuu […]

Xulka Italy oo kulan saaxiibtinimo la cayaari doonaan xulka France

Italy-Team-Photo

Xiriirka kubada cagta dalka Talyaaniga ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in xulkooda Italy ay kulan saaxiibtinimo la yeelan doonaan xulka France 14-ka bisha November ee nagu soo fool leh waxayna labadan xul ku wada cayaari doonaan garoonka naadiga Parma ee lagu magacaabo Ennio Tardini, Gudoomiyaha xiriirka kubada cagta dalka Talyaaniga Giancarlo Abete ayaa […]

Ronaldo oo raba in uu noqdo ciyaariyahanka ugu mushaarka badan aduunka iyo Man City ,Chelsea iyo …

ronaldo 0-1543021C000005DC-516_468x353

Laacibka Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa la sheegay in uu aad uxiiseynaayo in uu noqdo ciyaariyahanka ugu mushaarka badan laacibiinta aduunka ,taas oo keentay in kooxo badan ay foojignaan badan ugalaan saxiixisa. Wartbaahinta Spain ayaa sheegtay in Ronaldo uusan ku qanacsaneyn in uu yahay ninka 10 aad ee ugu mushaarka badan ciyaartooyda […]

Juventus oo xaaqday Rome iyo Milan oo taako loo dhigay

juventus 9_2012-09-29t205652z_118393460_gm1e89u0do001_rtrmadp_3_soccer-italy_reuters

Kulan loo arkayay mid adag oo udhaxeeyay kooxaha Juventus iyo AS Roma ayaan u adkaanin sidii loo maleynayay ,markii kooxda AS Roma daadka la raacsiiyay xalay Kooxda Juventus ayaa umuuqata koox difaacan karta horyaalka wadanka Talyaaniga ,iyadoo xalay 4-1 ku dhufatay kooxda AS Roma. Ciyaartii ka dhacday magaalada Turin waxaa dhankasta ka maamuleysay Juventus ,waxaana […]

Barcelona oo gaartay guul cariiri ah

David-Villa-missed-chance-Barcelona_2832795

Kooxda Bulgarana ayaa dheereysay dhibacaha ay ka sareyso kooxda ay xafiltamaan ee Real Madrid kulankii ay xalay la ciyaartay  kooxda Sevilla oo ay gaartay guul weyn. Barca ayaa la ciyaartay kulan adag kooxda ka dhisan magaalada xeebta ku taala ee Sevilla ,taas oo Qatar galisay loolankeeda hogaanka. Kooxda martida aheyd ayaa lagala hor maray labo […]

¨