DAAWO SAWIRADA:-Suuqa kala iibsiga iyo xidigihii lala wareegay ilaa hada

varba96228-14C546BE000005DC-367_634x425

Kulanti wacan saaxibayaal meel kasta oo aad joogtaan kuna soo dhowaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda oo ay saacado yar ka dhiman yihiin. Ilaa hada ciyaartooy badan ayaa si rasmi ah loogu kala baxay qaarna wada hadaladii ugu dambeeyay ayey ku jiraan hadaba ciyaartooyda ilaa hada lala kala wareegay saacadihii ugu dambeeyay […]

Xidiga Barcelona Andreas Iniesta oo noqday laacibka Qaarada Yurub

Iniesta

Xidiga kubbada Cagta dalka Spain iyo kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa laba cod oo qura kaga guuleystay Ronaldo iyo Messi. Wariyeyaasha ciyaaraha kubbada cagta ka faalooda oo laga soo uruurshay aduunka oo gaaraya ilaa 53, ayaa u codeeyey iyadoo Iniesta 19 cod uu helay halka Ronaldo iyo Messi ay kala heleen min 17 cod. Iniesta […]

Isku aadka Championka oo la sameeyey Guruubka Geerida Madrid iyo City oo isku soo beegmay

Uefa2

Waxaa lasameeyey isku aadka Champion League-ha, iyadoo uu guruubka geerida noqday Garuubka ay kuwada jiraan Real Madrid, Manchester City, Ajax iyo Borussia Dortmund. Hadaba waxaa la isugu soo beegmay sidaan:  

Pique”ciyaartii xalay ma go,aamin karto horyaalka La liga”

piqueU5M869

Daafaca kooxda Barcelona Gerrard Pique ayaa diiday in guul daradii ay xalay kala kulmeen Real Madrid ay noqotay mid go,aamineysa cida sanadkaan qaadi doonta horyaalka Spain. Iyadoo saxaafadu ay qortay sheekooyin badan oo ku aadan ciyaartii xalay ayaa qaar is weydiiyeen in Real la,oran karo hada wey ka adag tahay Barca ama wey difaacan kartaa […]

Wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda

barba 0-14A0B257000005DC-734_468x326

Suuqa kala iibsiga ciyaartooyda ayaa meel xiiso leh maraya iyadoo ay ka harsan tahay hal maalin oo qura Ciyaartooy badan ayaa lagayaba in saacadahan yarka ah ay kooxahooda faarujiyaan ,waxaana sheekooyinkii ugu dambeeyay kamid ah = Weeraryahanka kooxda Manchester United Dimitar Berbatov ayaa ku biiraya kooxda Fulham ee magaalada London ,wuxuuna hada ku jiraa sacaadihii […]

Xulka England ee ka qeyb galaya is reeb reebka koobka aduunka oo lagu dhawaqay

england-squad_2221042b

Macalinka Xulka England Roy Hodgson ayaa ku dhawaqay 24-ka nin  ee umatalaysa isreeb reebka koobka aduunka ee 2014-ka. Kabtanka kooxda Chelsea John Terry ayaa  lagu soo daray xulka markale waxaase laga tagay ninka qadka dhexe ee Manchester United Ashley Young. Wayne Rooney ayaa dhawac uga maqan xulkiisa waxaana sidoo kale tababare Roy uu uwacay Daniel […]

Vilanova oo amaanay dadaalkii kooxdiisa ee xalay

Vilanova

Tababaraha kooxda Barcelona Tito Vilanova ayaa amaanay qaabkii ay kooxdiisu uciyaartay kulankii ay xalay la ciyaartay kooxda Real Madrid ee Super Cup-ka Spain oo lagu hor qaaday. Barcelona ayaa lagu garacay labo gool oo laga dhaliyay laabtankii daqiiqo ee ugu horeysay ciyaarta ,iyadoona ku dhameystay 10 xidig markii casaan laga siiyay Adriano,kaas oo qalad barer […]

Rooney “Aniga meelna ugama socdo Manchester United

Rooney.1

Weeraryahanka kooxda Manchester United Wayne Mark Rooney ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu katagayo kooxdda Manchester United. Iyadoo suuqa kala iibsiga ciyaartooyda uu xirmi doono habeenka jimcada ah ayey soo baxayeen warar sheegaya in United ay 40 milion ku iibin doonto xidigaan. Tababare Alex Ferguson ayaa la sheegay in uu doonayo in uu Old Trafford. […]

Theo Walcott qaado laakin isii Edin Dzeko _(Man City vs Arsenal)

Theo Walcatt

Arsenal ayaa hadalka ku celisay kooxda Manchester City markii qorshaha uu Walcott kaga tagayo Emirates ay ku soo dartay ciyaariyahan weerarka ee kooxda Man City Edin Dzeko. Kooxda Sky Blues ayaa £12milion ku dooneysa ninka garabka ee wadanka Ingriiska ,laakin Arsenal ayaa sheegtay in ay iyaduna ubaahan tahay weeraryahanka muslimka ah ee wadanka Bosnia Edin […]

Hadii ay shalay Chelsea tijaabisay 34 jir ajibani ah maxaa diidaya in markaana ay tijaabiso 34 jir Brtish ah?

Lampard

Hadii ay shalay Chelsea tijaabisay 34 jir ajibani ah oo ahaa AVB maxaa diidaya in markaana ay tijaabiso 34 jir British ah oo ku gaamuray kooxda The Blues. Kubbada sameeyaha kooxda Chelsea iyo xulka England Frank Lampard ayaa doonaya in uu maalin uun noqdo macalinka kooxda uu mudada dheer la joogay. Wareysi uiu siiyay jariirada […]

Manchester United oo xustay sanad guuradii koowaad markii ay 8-2 ku xaaqday Arsenal

Manchester-United-8-2

Kooxda Manchester United ayaa habeenbkii arbacada udabaal dagtay sanad guuradii koowaad ee markii ay kooxdaasi 8-2 ku dhufatay kooxda ay xafiiltamaan  ee Arsenal xagagii hore . Kooxda Red Devills ayaa 8-2 ku xaaqday Arsenal 28-kii bishii August 2011-kii, waxaanamarkas laga joogaa hal sano ciyaartooyda ayaana isugu hambalyeeyfay bandhigii cajiibka ahaa ee maalintaas . Laakin intii […]

Farxadii mataanaha ee Bojan Krkic

bojan

Inaad uciyaarto koox weyn sida AC Milan waa dhacdo buuxda oo farxadeeda wata ,laakin kawaran isla waqtigaas hadey tahay maalintii aad aduunka ku soo biirtay taas oo ka faraxad badan wax kasta. Weeraryahanka wadanka Spain Bojan Krkic ayaa ku biiray kooxda AC Milan waxaana uu ugu ciyaari doonaa qaab amah mudo sanad ah ,laakin isla […]

Yaa dhex dhexaadin doona Super Cup-ka yurub ee Chelsea iyo Atlético de Madrid?

Damir Skomina

Xiriirka qaarada yurub ee loo soo gaabiyo UEFA ayaa ku dhawaqay garsooraha qaban doona ciyaarta Super Cup-ka yurub ee Chelsea iyo Atlético de Madrid oo habeenka jimacada ka dhici doonta Stade Louis II ee magaalada Monaco ee wadanka France . Damir Skomina oo reer Slovenia ah ayaa qaban doona ciyaartaan sida ay ku dhawaaqday UEFA,waxaana […]

Real Madrid oo dishay Barcelona Spanish Super Cup-ka DAAWO SAWIRADA IYO GOOS GOOSKA

Real Madrid iyo Barcelona super cup.jpg1

DAAWO SAWIRADA IYO GOOS GOOSKA: Maalin waliba ciid maahan kubbaduna waa cad iyo madoow Barcelona ayaa caawa lagu quusiyey koobka Super Cup-ka Spanishka da dib marki lagu dubtay 2 – 1. Higuain iyo Ronaldo ayaa laba gool oo qurux badan ka kala dhaliyey qeybtii hore ee ciyaarta halka Messi uu laad xor goolka qura ee […]

Bayer Munich oo la wareegtay Javi Martínez

martinez 235_w2

Kooxda Bayer Munich ee wadanka Germany ayaa ku dhawaqday in ay lasoo saxiixatay daafaca wadanka Spain iyo kooxda Athletic Bilbao Javi Martínez. Sida ay qortay jariirada Bild Sport ee kasoo baxda Germany daafacan ayey Munich ku iibsatay aduun dhan €40milion ,waxaana uu qalinka ku duugay heshiis shan sano ah. “Aadbaan ugu faraxsanahay in aan usoo […]

¨