Balotelli oo soo dhameystay fasaxa DAAWO SAWIRADA

MARIO -2181114-144AA502000005DC-230_306x423

Weeraryahanka Manchester City Mario Balotelli ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Manchester ,markii uu soo dhameystay xagaga fasaxa. Mario Balotelli ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Manchester.isagoo mid mid ugacan qaaday dadka. Balotelli ayaa ku soo raaxeystay jaziiradaha St Tropez and Ibiza,waxaana uu hada diyaar uyahay in uu ka qeyb galo […]

wax kabaro magacyada 20-ka garoon ee Kooxaha ka qeyb galaya Premier League sanadkaan.

old_trafford

Prermier League England ayaa bilaaban doono 18-ka bisha August ,waxaana sheekadan ku eegeyna garoomada 20-ka koox ee ka qeyb galeysa Premier Leugue. Dadka qaar ayaa naga codsaday in aan wax kabarno magacyada 20-ka garoon ee kooxaha ka qeyb galaya tartanka Waana kuwaan Arsenal: Emirates Stadium Aston Villa: Villa Park Chelsea: Stamford Bridge Everton: Goodison Park […]

15-ka xidig ee ka tagay kooxohooda kuna biiray kooxaha ay cadowga ku yihiin

figo_madrid_barcelona-570x384

Tani waa warbixin taabaneysa kooxo kala duwan oo ka dhisan horyaalada ugu xiisaha badan aduunka. Waa sheeko ka xanaajisay dhowr naadi oo mudo haatan laga joogo 20 sano iyo qaar dhacay sanadihii ugu dambeeyay ee kubadda cagta. Wey badan yihiin ciyaartooyda ka tagtay kooxahooda ee ku biiray kooxo ay cadow tooyo kala dhaxeysay ,laakin sheekadani […]

Lithuanian oo abid markii ugu horeysay bilad ka heshay Olympic –kada aduunka.

lutweyniyA 00-144C330C000005DC-453_634x395

Wadanka Lithuania ayaa helay biladii ugu horreysay taariqodooda tartanka Olympic –kada aduunka. Gabadha yar ee aan qaan gaarka noqon Ruta Meilutyte ayaa wadankeeda uhibeysay bilada dahabka ah markii ay ku guuleystay tartanka dabaasha ee 100m. Gabadha 15 jirka ah ee lagu magacabo Ruta Meilutyte ayaa garacday gabdhaha reer Mareykan ee Rebecca Soni tartanka quusitaanka haweenka. […]

Carles Puyol oo ku soo laabtay tababarka

puyol_2761845

Kooxda Barcelona ayaa ka farxisay taageerayasheeda kadib markii ay sheegtay in uu tababarka ku soo laabtay kabtan Carles Puyol. Kabtanka kooxda Barca ayaa seegay inii badneyd kulamadii dhamadka ee horyaalka Spain ,waxaana uu sidoo kale seegay koobkii qaramnada yurub ,markii qalin lagu sameeyay Sida lagu qoray Skysport daafacan ayaa ka soo muuqan doona kooxdiisa Hadal […]

Man United oo qeyb kamid ah la iibsaday

Manchester-United-Sir-Alex-Ferguson_2804110

Kooxda Manchester United ayaa shaacisay in saamiga kooxda qeyb kamid ah la iibiyay .xili dhowaan lahadal hayay arinkaas. Waxaa lagu soo waramaya in 10% share-ka kooxda ay la wareegtay kooxdda New York Stock Exchange. Qoyska Glazer ee iskaleh kooxda ayaa shaagay in kooxda 10% la iibiyay waxaana ay sheegeen in lagu iibiyay aduun dhan $300million […]

Kompany “waxaan doonaya inaan ku guuleysano 6 koob sanadkaan”

kompany_getty

Kabtanka kooxda Manchester City Vincent Kompany ayaa isku ekeysiiyay heshiiskii uu dhowaan saxiixay iyo waxa uu ku haminaayo xagaga soo aadan. Isagoo ku soo laabtay England axadii dhaawac dartii ayuu sheegay daafacan in uu doonaayo in uu sanadkaan ku guuleysto ilaa 6 koob oo ay ubadan yihiin kuwa yurub. Waxaa uu sheegay in qiimaha kooxda […]

Man Utd oo dhigtay rikoor xaga xeyeysiinta ah

manchester-united-wallpapers-1024x681

Kooxda Manchester United ayaa gashay heshiiskii ugu balaaranaa aduunka ee koox ay funaanadeda shirkad ku xayeysiiso markii ay heshiis la gaartay shirkada baabuurta ee Chevrolet. United ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay heshiis 7 sano ah la gaartay shirkada Chevrolet waxaana ay kula heshiisay aduun dhan £210 MILLION waana rikoor cusub Waxaa ay […]

Mourinho oo sheegay in ciyaartooyda Portugal aan laga jeceleyn horyaalka Spain

Jose-Mourinho-8

Macalinka kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa sheegay in kooxda Real Madrid iyo guud ahaan wadanka Spain aan laga xushmeyn ciyaartooyda reer Portugal Isagoo uwaramayay jariirada Lispontimes ayuu sheegay in hananka loola dhaqmo xidigaha reer Portugal ay tahay mid cadow tooyo xambaarsan. Jose ayaa tusaale usoo qaatay dhowr jeer oo ay taageerayasha Real Madrid ay […]

Barcelona oo hogaanka uheysa saxiixa Agger

agger 1700000578-800_468x286

Daafaca kooxda Liverpool Dan Agger ayaa ku jira xaalad jah wareer ah markii ay dalabyo kaga yimadeen ilaa 4 koox oo waa weyn Jariirada The People ayaa ku soo warameysa in kooxda Barcelona ay hogaanka uheyso qorshaha lagula saxiixanayo daafacan heerka caalami. Afayeen uhadlay Barca ayaa sheegay in ay kala hadlayan Liverpool qiimaha ugu macquulsan […]

Cassano iyo AC Milan oo qoorta iskula jira

Antonio-Cassano2

AC Milan ayaa diyaar u ah in aysan lumin mid kamid ah xubnaheeda muhiimka ah ,waana weeraryahanka Talyaaniga Antonio Cassano Kooxda ku ciyaarta garoonka San Siro ee magaalada Milano ayaa usoo bandhigtay laacibkan dhowr jeer heshiis kordhin ,laakin waxaa ay aheyd dhacdo aan la isku waa faqin. Tuttosport ayaa sheegtay in macalinka Milan Massimiliano Allegri […]

Maxaa laga isticmaalay lacagihii Chelsea ugu talo gashay suuqa?

eden hazard chelsea

Chelsea ayaa isticmaashay sadex meelood labo kamid ah qiimihii ay ugu talo gashay suuga kala iibsiga ciyaartooyda xagagan. The Blues ayaa suuqa uqorsheysay £100milion waxaana lacagtaas laga isticmaalay £66m oo laga soo bixiyay Eden and Thorgan Hazard, Oscar and Marko Marin. Cadadka haray ayey Chelsea ku dooneysa in ay ku soo qaadato ciyaartooy kale. Gudoomiyaha […]

Lukasz Podolski iyo Olivier Giroud oo ka maqnan doona Arsenal bilawga horyaalka

new arsenal

Macalinka Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay in qaar kamid ah xidigihiisa aysan diyaar unoqon Karin bilaabashada horyaalka wadanka Ingriiska. Wenger ayaa usheegay The Sun in labada xidig ee kooxdiisa ku cusub ee Lukasz Podolski and Olivier Giroud aysan ciyaari Karin kulamada ugu horeeya Premier League. Waxaa uu sheegay in labadooduba ay xanuun qabaan oo ay […]

Mancini “Balotelli wax walba ayuu sameyn karaa “

balotelli-videos

Macalinka kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa sheegay in weeraryahanka wadanka Talyaaniga Mario Balotelli ayaa sheegay in uu wax walba sameyn karo. Isagoo ka hadlay awooda ciyaareed ee Mario Balotelli ayuu usheegay Daily Mail in markii loo fiiriyo qaab ciyaareedkii uu ka soo bandhigay Euro 2012 ay cadeyn utahay in uu yahay xidig sare. “Markastas […]

Juan Mata oo umurugoowday wadankiisa

mata-120729-8col

Soomalidu waxaa ay tiraahdaa maalin kasta ciid ma,ahan .dhalin yaradii Spain ee tartanka Olympic-kada  ayaa daadka la raacsiyay xili xulkooda waa weyn ay aduunyada ka yaabiyeen. Xidiga qadka dhexe ee kooxda Chelsea iyo xulka Spain Juan Mata oo kamid ah xulka Spain ee ka qeyb galaya koobka Olympic-kada  aduunka ayaa sheegay in uu aad uga […]

¨