Super Mario oo xulkiisa u diray Finalka

Balotelli mot Germany

Mario Balotelli ayaa xulkiisa Italy gaarsiiyey Finalka ka dib markii laba gool oo cajiib ah uu ka dhaliyey xulka Germany oo maroodigooda beenta u sheegay ku tashanayey. Super Mario Balotelli ayaa muujiyey karti aan hore looga baran markii si aadaab ah ku dhamaystay ciyaarta maanta waloow isagoo dhaawac ah laga saaray garoonka. Goolkii koowaad ayaa […]

Spain oo rigooreyaal 4 – 2 ku reebtay Ronaldo iyo Xulkiisa Portugal

Spain mot Portugal

Xulka Spain ayaa iska reebtay Cristiano Ronaldo iyo Xulkiisa Portugal ka gadaal markii 4 – 2, ay kaga adkaadeen iyagoo haatan isu soo taagay Finalka. Ciyaarta 90 daqiiqo ee loogu talo galay iyo waliba 30 daqiiqo oo lagudaray ayay ku dhamaatay 0 – 0, labada dhinacna waxay soo bandhigeen ciyaar aad loo jecleysto inkastoo ay […]

Capello “Rooney wuxuu fahmaa luuqada Scotishka oo kaliya”

capellorooneyAI_450x300

Tababarihii hore ee xulka England Fabio Capello ayaa sheegay in weeraryahanka xulka England Wayne Rooney uusan si fiican ufahmin luuqada Englishka Capello oo la hadlay Tuttosport ayaa sheegay in Rooney uu si cajiib ah uciyaaro markii uu xiran yahay maaliyada Manchester ,laakin uu aad uliito marka uu joogo xulka England “Wuxuu fahmaa luuqada Ferguson uu […]

Qaar kamid ah xidigaha Holland ee Euro oo xulka laga eryay

rafa kkD

Tababaraha xulka Holland Bert van Marwijk ayaa xulkiisa ka saarsay qaar kamid ah xidigihii umatalay Euro waxuuna sheegay in aaney mardanbe uciyaari doonin inta uu macalinka uyahay Holland Isago uwaramayay jariirada The Sun ayuu hadalkiisa ka bilaabay in uu xulka ka saaray ninka 99ka kulan usaftay ee qadka dhexe uga ciyaara Rafael van der Vaart […]

Man United oo ay waajib ku tahay in ay kordhiso qiimaha ay ku rabto Rodriguez

James-Rodriguez

Kooxda Manchester United ayey waajib ku tahay in ay kordhiso qiimaha ay ku dooneyso xidiga qadka dhexe ee kooxda FC Porto James Rodriguez United ayaa laga diiday £30million oo ay rabtay in ay ku qaadato laacibkan waxaana kooxda Alex Fertguson waajib ku ah in ay sameyso is badal cusub Sida ay qortay The Mirror kooxda […]

Ronaldo “kama cabsanaayo daafacyada Spain”

Cristiano-ronaldo-2010-FI-006

Laacibka kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa beeniyay in uu ka cabsi qabo ciyaartooyda wadanka Spain ka hor ciyaarta caawa Isagoo uwaramayay BBC Sport ayuu sheegay Ronaldo in wadankiisa Portugal uu leeyahay niyad fiican ciyaarta caawa Ronaldo waxaa uu sheegay in aaney is weydiin laheyn waxa ay kala kala,kulmayan Spain, wuxuuna ugu […]

Arsenal oo diyaar u ah in ay iibiso Van Persie kadib markii…

Robin-Van-Persie

Naadiga Arsenal ayaa diyaar u ah in ay iibiso kabtankeeda Robin Van Persie kadib markii ay kooxdasi la soo saxiixatay weeraryahanka kooxda Montpellier iyo xulka France Olivier Giroud Jariirada Daily express. Ayaa ku soo warameysa in ay Arsenal diyaarineyso qorshe ay ku iibiso laacibkan ,madama ay xagagan qaadatay labo weeraryahan oo halis ah Laakin Arsenal […]

Ivanovic oo codsi udiray Luka Modric

Soccer - UEFA Champions League - Group D - Chelsea v Athletico Madrid - Stamford Bridge

Daafaca naadiga Chelsea iyo xulka Serbia Branislav Ivanovic ayaa ugu baaqay kubad sameeyaha kooxda Tottenham iyo xulka Crotia Luka Modric in uu usoo dhaqaaqo kooxda chelsea Xili xidiga dhiciska ah ee kooxda Tottenham Modric uu sheegay in uu xagagan ka tagayo kooxdda Tottenham ayuu Branislav Ivanovic usheegay Modric in uusan qaldin dooqiisa uuna eego baahida […]

Sagna oo ka codsaday Blanc in uu diido Tottenham Maxey tahay sababtu?

balanc grande

Daafaca naadiga Arsenal iyo xulka France Bacary Sagna ayaa rajeynaya in uusan tababare Laurent Blanc uusan qaban doonin naadiga Tottenham ee wadanka England Isagoo uwaramayay jariirada Daily Star waxaa uu sheegay in qof kasta oo Faransiis ah uusan jacleyn in uu tababare Laurent Blanc uu ka tago xulka France “Ani ahaan ma jecli in uu […]

Arsenal oo si rasmi ah ula soo wareegtay Olivier Giroud.

olivier

Naadiga Arsenal ayaa ugu dambeyn si rasmi ah ugu dhawaqday in ay la soo saxiixatay weeraryahanka kooxda Montpellier Olivier Giroud. 25 jirkaan ayaa gaaray waqooyiga magaalada London waxana uu ku baasay tijaabadii caafimadka. Sida ay qortay BBC Sport tababaraha Arsenal ayaa saxaafada uxaqiijiyay in uu soo af jaray saxiixa xidigaan uuna ku faraxsan yahay in […]

Javier Hernandez oo ku soo biiray Twitterka

Hernands-490x365

Xidiga weerarka ee kooxda Manchester United Javier Javier Hernandez ayaa ku soo biiray aalada isku xirka bulshada ee Twitterka markii ugu horeysay. Xidigaan ayaa shaaciyay in uu kamid yahay xidigaha Twitterka isticmaala ee kubada cagta. waxaana markii uu shaaciyay userkiisa durba soo dhoweysay 125,000 oo qof oo saaxib ka dhigatay. Ninkan ayaa durba Twitterka ku […]

Maroodi saadaliyay kulanka Germany iyo Italy

ger vs italy 470x329

Maroodi lagu magacaabo Nelly oo inta badan saadaaliya koobka Qaramada Yurub ee EURO 2012 ayaa markaan waxa uu ka inkaarsaday xulka Squadra Azzurra (Italia) Nelly ayaa sida ay qortay jariirada Mirror saadaaliyay in Talyaaniga si toos ah loo reebi doono Euro 2012 ayna jarmalku imaan doonaan Final ka koobkan Maroodigaan ayaa saxay ama saadaaliyay kulamadii […]

Alonso oo iska fogeeyay in uu keenay shax hawada looga qarin doono Ronaldo

Xabi+Alonso+celebrates+after+scoring+the+penalty

Darawalka Qadka dhexe ee Qaranka La Roja iyo kooxda Real Madrid Xabi Alonso ayaa ka gaabsaday Saxaafada oo ku qarxisay ka dib markii la sheegay inuu keenay qaab ama Shax cusub oo looga taqluusi karo Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo oo ay u wada ciyaaraan kooxda Los Blancos Real Madrid Xabi Alonso ayaa qiray kaliyah in uu […]

Wilshere ma noqon kara Pirlo>ha England ?

Jack-Wilshere-007

Tababare Roy Hodgson ayaa sheegay in England ay heysato xidig noqon kara sida kubad sameeyaha Talyaaniga Andre Pirlo Kadib markii uu Pirlo hawada kalumiyay England ayuu Roy sheegay in kubad sameeyaha naadiga Arsenal Jack Wilshere uu noqon karo Pirlo ha cusub ee England “Marka ay timaado in England ay leedahay laacibiin wanaagsan oo la eego […]

Fabregas oo u Jawaabay Mancini

Cesc_Fabregas_1677090c

Macalinka kooxda Manchester City Roberto Mancini oo is qarin waayay waxaa u si toos ah ula saftay dalka uu ka soo jeedo ee Talyaaniga. Roberto Mancini oo maalmahaan shaqo ka dhigtay inuu ka faalooda kulamada koobka Qaramada Yurub isaga oo la hadlaya Raadiyaasha iyo Telefishinada dalka Talyaaniga ayaa iminka waxaa la sheegay inuu Niyada ka […]

¨