Man United oo kulan saaxibtinimo la ciyaari doonta Shanghai Shenhua

Manchester United Football Club announce Chevrolet sponsor deal, Shanghai, China - 31 May 2012

Kooxda Manchester United ayaa xaqiijisay in ay kulan saaxibtinimo la ciyaari doonto kooxda ciyaarta horyaalka China ee la yiraahdo Shanghai Shenhua Sida ay xaqiijisay United ciyaartu waxaa ay ka dhici doona wadanka China waxaana ay qabsoomi doonta 25-ka July ee sanadkaan Ciyaartaan saaxibtinimo oo uu ka qeyb gali doono ciyaariyahan Nicolas Anelka ayaa qeyb ka […]

Ciyaariyahan Muslim ah oo laga ceeyriyay Qaran caan ah ka dib markii uu diiday inuu la qaado Heesta Qaranka

Adem_Ljajic

Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Fiorentina iyo Qaranka Serbia Adem Ljajic ayaa si toos ah waxaa looga buriyay xulka Qaranka Serbia ka dib markii uu diiday ama ka aamusay inuu wax ka qaado Heesta Qaranka Seriba taas oo miraheeda lagu sheegay diinta Kirishtaanka gaar ahaan qeeybta orthodox Qilaafka iyo Mushkiladaan ayaa dhacday Ciyaartii dhex martay […]

Chelsea oo udhow in ay ku garacdo United, Arsenal iyo Tottenham saxiixa Dembele

damea

Chelsea ayaa xiiseyneysa in ay la soo saxiixato xidig kale oo ka tirsan xulka qaranka Belgium xagaagan ,kaas oo ah xidigaha kooxda Fulham Moussa Dembele Kadib markii ay ku guuleysatay weeraryahanka kooxda Lille Eden Hazard ayey hada Chelsea xooga saari doonta ninka ay isku wadanka yihiiin Dembele Dembele ayaa ku jira sanadkii ugu dambveeyay ee […]

Qubanayaal Isboorti oo kusaabsan Horyaalka Ingiriiska

Lampard

Akhristeyaal waxaanu maanta idiin haynaa qubanayaal Sports kuwii ugu danbeeyey iyo kala iibsiga waxyaabaha ka dhacaya garoomada ay ku ciyaaraan kooxaha Ingiriiska ee Premier Leagaha.. ***Kooxda Liverpool ayaa sedex sanno heshiis ku kacaya si rasmi ah ugu saxiixday Tababaraha Swansea Brendan Rodgers kaasoo aqbalay inuu sii joogo muddo sedex sanno ah. Rodgers ayaa badali doona […]

Labo qaliin kadib Abidal oo diyaar u ah in uu ciyaaro

abidal

Dadka xiiseeya ciyaaraha ayaa war farxad leh u arka in daafaca labada qaliin beerka looga sameeyay ee Eric Abidal uu dib ugu soo laabto garoomada Dhaqtarki qaliinka ku sameeyay 32 jirka muslimka ah ayaa sheegay in Eric Abidal uu dib ugu soo laaban doono dhowaan garoomada,uuna awoodo in uu sidiisii hore uciyaaro Dr Juan Carlos […]

Hadii la waayo Lampard yaa mudan Henderson mise Michael Carrick?

lampard140

Kubad sameeyaha kooxda Chelsea iyo xulka England Frank Lampard ayaa manta ka war sugaya waxa laga sheego caafimadkiisa marki la marsiiyo Scan Ninkan 33 jirka ah ayaa arbacadii ku dhaawacmay tababarka xulkiisa ,waxan saacadaha soo aadan la,ogaan doono in uu wadankisa umatalayo koobka qaramdaa yurub Hadii uu xidiga Chelsea dhaawiciisu udiido Euro 2012 ayaa tababare […]

Funaanada Man United oo lagu xayeysiin doono shirkada baabuurta ee GM

GM

Kooxda ugu guulaha badan wadanka Ingriiska ee Manchester United ayaa heshis xayeysiin ah la gashay shirkada ugu weyn ee aduunka ee soo saarta gawaarida ee General Motors Co (GM) Heshiis 5 sano ah ayaa la sheegay in kooxda United ay la gaartay shirkada (GM),taas oo shegtay in United udoqatay in ay tahay koox sare uqaadi […]

Wararkii ugu dambeeyay kubbada cagta

Wargeysyada sax

Kulanti wacan saaxibayaal meelkasta oo aad joogtaan kuna soo dhowaada wararkii ugu dambeeyay kubbada cagta Tottenham and Chelsea ayaa si rasmi ah ugu dhaaqaaay weeraryahanka kooxda Newcastle Demba Ba,kaas oo lagu heli karo £7milion ka hor July Sidaa waxaa qortay Daily Mirror Chelsea ayaa asbuucan laga yabaa in ay £40m heshiis kula gaarto kooxda Porto […]

PSG oo 150 Milion ku dooneysa Wayne Rooney

Wayne-Rooney-5

Mar marka qaar kubad cagta waxaa ka dhaca sheekooyin aan dhab loo qaadan Karin ,laakin warbaahinta ayaa ku qasban in ay qortay wax walba oo ay aragto ama ay maqasho Lakin ku darsoo wax walba oo aan macquul aheyn hadii loo baahdo macquul waa laga dhigi karaa Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain ayaa diyaarineysa […]

Man United, Chelsea iyo Arsenal oo ku dagaalamaya Lionel Messi-ga Ukraine

meesiga ukraine

Sadex ka mid ah 4-ta koox ee ugu quwada weyn wadanka Ingriiska ayaa ku loo lamaya saxiixa xidig loo yaqaano Messi-ga Ukarine Manchester United, Chelsea and Arsenal ayaa bartilmaameedsanaya laacibka kubada sameeya ee kooxda Dnipro ninka lagu magacabo Yevhen Konoplyanka Waa 22 jir cajiib ah oo awooda in uu kubada dhaqaajiyo daqiiqad kasta waxana sadexdaan […]

Waa kuma xidiga ugu yar Euro 2012 ,waase kuma xidig ugu weyn?

euro 2012

Weeraryahanka wadanka Holland Klaas-Jan Huntelaar ayaa dhaliyay goolashii ugu badnaa ee is reeb reebkii koobkan loogu soo baxay isagoo dhaliyay 12 gool ,waxaana ku soo xigay Miroslav Klose oo dhaliyay 9 gool Italy, Russia, Republic of Ireland and Sweden ayaa ah wadamada wata xidigaha ugu da’da weyn ee ka qeyb galaya koobkan ,waxaana hadii la […]

Hulk iyo Eden Hazard oo ka shaqo bilaabi doona Stamford Bridge

harzed

Kooxda reer England ee Chelsea ayaa heleysa koox awood leh oo ay ku dagaali karto sanadaha soo aadan Chelsea ayaa soo xireysa sheekada weraryahanka xooga badan ee wadanka Brazil iyo kooxda FC Porto Hulk Jarirada Metro ee kasoo baxda UK ayaa sheegtay in Chelsea ay £40 million ku qaadan doonto xidigaan,waxaana Porto ay udhowdahay in […]

Premier League oo noqday horyaalka ay ka socdaan xidigaha ugu badan ee ka qeyb galaya Euro 2012

premier league4

Koobka qaramada yurub ee Euro 2012 ayaaa waxaa hada ka dhiman 8 cisho ,hadaba waxaan idiin soo gudbineynaa sheekooyinka goos goos ah oo ku saabsan koobkan UEFA ayaa loo dhameystiray liisaska ciyaartooyda xulalka waxaana loo soo gudbiyay 368 ciyaariyahan oo ka qeyb galeysa tartanka oo matalaya 16 wadan,waxaana xulkasta uu leeyahay 23 xidig Horyaalka wadanka […]

Tababarihii Swansea oo u dhaw inuu qabto jagada Tababarnimo ee ka banaan Liverpool

Rodgers

Brendan Rodgers ayaa qarka usaaran inuu la wareego tababarka kooxda Liverpool, ka gadaal markii ay dhicisoobeen isku day ay Liverpool ku doonaysay inaay heshiis kula gaarto Tababarihii Wigan. Tababaraha Swansea ayaa u dhaw inuu haatan heshiis sedex sanno ah qalinka ku duugo isagoo la wareegi doona tababarka Anfield. Kooxda Swansea ayaa xaqiijisay inaay kulan albaabada […]

Maxaa ka jira in AC Milan ay iibin doonto Pato, Robinho Cassano iyo Boateng

Pato iyo Robinho

Kooxda AC Milan ayaa ku qamaaraysa xidigaheeda muhiimka ah oo ay ku badalanayso lacago kaash ah oo ay doonayso inaay ku keensadaan laacibiin ka tayo wanaagsan kuwa ay miiska saartay. Afar ciyaaryahan oo afka hore kaga ciyaara AC Milan isla markaana is mahdiyey ayaay Milan doonaysaa inaay ku badalato lacago adag oo haatan loo taagan […]

¨