2: 1,101 Jeer.
Ciiddamo daacad u ah Axmed Madoobe oo Hareereeyay Wafdigii uu Hoggaaminaayay Wasiirka Gaashandhiga.
Waxaa Qoray: Qadro Xusein
Wararka naga soo gaaraya Magaallada Kismaayo, ayaa sheegaya in Cutubyo Ciiddamo daacad u ah Axmed Madoobe ay isku Hareereeyeen Wafdigii Heerka Wasiir ee Maalin ka hor gaaray Magaallada Kismaayo.
Wararka na soo gaaraya ayaa sheegaya in Xubnaha la hareereeyay ay isugu jiraan Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiil iyo Odayaal la socday Wafdiga, waxaana Go’doomiyay Ciiddamo daacad u ah Axmed Madoobe oo dhawaan shaaciyay inuu Dagaal kula jiro Xukuumadda Somalia.
Wafdiga La Go’doomiyay ayaa waxa ay weli ku dhex sugan yihiin Hooy ku dhex yaalla Gudaha Garoonka, waxaana laga mamnuucay inay ka dhoofaan Garoonka iyo inay galaan Gudaha Magaallada Kismaayo.
Arrintaani ayaa waxa ay imaaneysaa Xilli uu
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨