1: Thursday, June 6, 2013 - 10:09:20
2: 263 Jeer.

Chelsea oo xiriir hoose la sameysay Hulk.

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

FC Zenit St. Petersburg's football playe
Kooxda Chelsea ayaa ku jirta dagaal labo afle ah oo ay ku dooneyso in ay kooxda ku keento weeraryahan awood uleh dhalinta goolasha.

The Blues ayaa la sheegay in ay xiriir hoose la sameysay wakiilka weeraryahanka kooxda Zenit St Petersburg ,Hulk.

Waxaa ay Chelsea ubandhigtay laacibkaan mushaar fiican iyadoo kooxda Zenit St Petersburg siin doonta aduun dhan £35milion.

Jose ayaa aaminsan wax tarka 26 jirka wadanka Brazil ,Hulk.

Chelsea aya wali ku jirta dagaalka Edinson Cavani laakiin waxaa ay ogtahay culeeska ay kala kulmeyso Man City ,waxaana ay doonayan in hadii ay ku qasaaran dagaalka Edinson Cavani in aaney ku qasaarin midka Hulk ,sidaas waxaa sheegtay The Mirror.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed