2: 216 Jeer.
Chelsea oo laga yaabo iney hesho Sandro Raniere
Waxaa Qoray: Mohamed Jowhar
Chelsea ayaa ka shaqeyneysa sidii ay kula soo wareegi laheyd 12million xiddiga Tottenham ee Sandro Raniere.
Ciyaaryahanka Brazil ayuu doonayaa Jose Mourinho inuu tartan la galo xiddigihiisa qadka dhexe sida Nemanja Matic.
Sida ay wararka sheegayaan Chelsea ayaa 25 jirkan damacsan iney soo xerageliso xagaagan.
Spurs ayaa caanku ah iney iibiso ciyaaryahanada ugu muhiimsan ee ay taageerayaasha jecelyiin kana waxaa laga yaabaa iney iibiso.
Jose Mourinho ayaa raba badalkiisa inuu keeno Tiago hadii uu heli waayo Sandro.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨