1: Wednesday, July 3, 2013 - 10:12:32
2: 531 Jeer.

Cech : Labada Manchester ayaa culees nagu ah ,laakiin Arsenal?

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

cehticle-2354094-1AA140C9000005DC-946_964x386
Gool hayaha kooxda Chelsea Peter Cech ayaa sheegay in labada koox ee reer Machester ay cadaadiska ugu badan saari karaan kooxdiisa Chesea xagagan.

Cech ayaa so dhoweyay soo noqoshada tababare Mou, waxaana uu sheegay in uu rajeynaayo in ay guuleysan doonaan sanadkaan.

“Labada Manchester ayaa ugu badan kuwa ay Chelsea kala kumi karto cadaadiska maxaa yeelay waxaa ay heystaan ciyaartooy wanaagsan ,laakiin Arsenal wali waxaa ay hoos joogtaa Wenger mana lahaan karto saameyn badan ayuu usheegay The Guardian.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed