R/wasaare Cabdiweli: “Waxaan u rajaynaynaa walaaleheenna Koonfurta Suudaan in ay ku guulaystaan dadaallada nabadeed”
Addis Ababa, June 11, 2014 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka qaybgalay Kulankii 26-aad ee aan Caadiga Ahayn ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo xalay lagu soo gabagabeeyay magaaladda Addis Ababa ee dalka Ethiopia, iyadoo kulankan looga hadlay xaaladda dalka Koonfurta Suudaan. Kulankan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Mudane […]
Jun 11 2014 | Posted in
Wararka | Read More »
DAAWO SAWIRKA. Amiin Arts oo soo bandhigay Sawir Cajiib ah oo cadeynaayo in DFS ay heshiis ku gashay Dagaalka Marko
Farshaxamiistaha AmiinArts oo bandhigay Sawir cadaynaha Casuuqii 1991-dii, maantana Magaalada Marka ay wejigaas mid la mid ah ay ku jirto. Siyaabo badan Soomaali ha u cabirto Sawirkan. DAAWO SAWIRKA
Jun 11 2014 | Posted in
Wararka | Read More »
DAAWO SAWIRADDA. Taliyaha Boliska AMISOM oo dalacsiiyay Ciidamo iyo Saraakiil AMISOM ah
Taliyaha Boliska AMISOM ee Dalka Somalia, ayaa Saraakiil ka tirsan AMISOM dalacsiiyay, halka Saraakiisha qaarna la gudoonsiiyay Shahaadooyin abaalmarin ah.
Jun 11 2014 | Posted in
Wararka | Read More »
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Gaashandhiga oo Socdaal ku gaaray Magaaladda Marko
Warka naga soo gaarayo Magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose, ayaa sheegaya in Halkaasi ay goor dhow gaareen Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda FS Cabdullaahi Goodax Barre iyo Wasiirka gaashaandhiga Jeneral Maxamed Sheekh Xaamud iyo xildhibaano ka tirsan Dowladda. Madaxda gaaray Marko ayaa la sheegayaa in durbadiiba ay kulamo kala duwan […]
Jun 11 2014 | Posted in
Wararka | Read More »
Dowlada Turkiga ayaa soo bandhigtay Diyaarad Dagaal oo Nooceda aan horay loo arkin, waxaana Munaasabada lagu soo bandhigaayay kasoo qeybgalay Madaxda Dalka Turkiga iyo Xisbiyada Mucaaradka. Sidoo kale, Munaasabada ayaa waxaa ka qeybqaatay Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka soomaaliyeed ‘’Indha qarshe’’ oo isaguna maalmahaani Booqasho ku joogay Dalka Turkiga, gaar ahaan Magaaladda Ankara. (40)
Jun 11 2014 | Posted in
Layaabka,
Wararka |
Read More »
Illo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan Dowlada FS, ayaa sheegaya in Khilaaf Siyaasadeed weyn uu ka dhex taagan yahay Madaxda Sare ee Dowladda. Illo wareedka ayaa sheegaya in Khilaafka uu u dhexeeyo Madaxweynaha, RW, Wasiirka Gaashandhiga iyo Xildhibaano, ka gadaal markii Madaxweynaha Dowlada uu ku baaqay in hab qabiil Beesha Habargidir looga dhadhacsiiyo […]
Jun 11 2014 | Posted in
Wararka |
Read More »
Hay’adda UNHCR ee`Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ayaa ku eedeysay Dowladda Talyaaniga in ay dayacday boqolaalqaxooti ah oo aan haysan raashiin iyo lacag ay wax ku iibsadaan iyadoona kaga tagtay ay goobo la dhigto gaadiidka . Afhayeenka UNHCR ee dalka Talyaaniga Carlotta Sami ayaa sheegtay in dadkaan qaxootiga ah ay u soo gurmadeen hay’ado qaabilsan […]
Jun 11 2014 | Posted in
Wararka |
Read More »
Hogaamiyaha Maamulka Kmg Jubba ayaa maanta waxaa lagu wareejiyay Hub iyo Gaadiid Dagaal oo laga soo dejiyay Dekada Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose, hubkan iyo Gaadiidkan Dagaal ayaa waxaa siday Markab ku soo xirtay marsada magaalo xeebeedka Kismaayo waxaana sidoo kale Hogaamiye Axmed Madoobe la siiyay Tuute iyo Agab Ciidan oo ay ku […]
Jun 11 2014 | Posted in
Wararka |
Read More »
Digniin laga soo saaray halis cudurka jadeecada oo ka dhacda Soomaaliya
War bixin ay siu wada jir ah usoo saareen hay’adaha UNICEF iyo WHO ayaa waxaa ay ku sheegeen inay jirto halis la xariirta cudurka Jadeecadda oo ka dilaacay dalka Soomaaliya loona baahanyahay in la qaado tilaabo deg deg ah oo looga hortago. Warbixintaan waxaa lagu sheegay in kumanaan caruur ah ay halis ugu jiraan inay […]
Jun 11 2014 | Posted in
Wararka | Read More »
AMISOM oo goor dhow Qarax Khasaaro geestay lagula Eegtay Degmada Buulo Burde
Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax jug xoogan sameeyay uu maanta ka dhacay degmadaas, qaraxa ayaa lalal eegtay gaari ay la socdeen ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Amisom. Qaraxaan ayaa waxaa lagula beegsaday agagaaraha garoonkii macmalka ee degmada Buulo Burde, iyadoo burbur xoogan uu qaraxaasi ka soo […]
Jun 11 2014 | Posted in
Wararka | Read More »