Xigashooyin xarabadleh,Musalsalka rikoorada caanka ah ee Premier league

  Tani waa xubinteena joogtada ah ee aan ku eegeyno rikoorada caalamiga ee laga diiwaangeliyay tartamada ugu weyn qaarada Yurun. Maanta waxaan eegeynaa qeyb kamid ah rikoorada ugu caansan ee horyaalka England laga ciyaaro ee Premier league. :Ma ogtahay Robbie Fowler inuu yahay ciyaaryahankii dhaliyay hat-trigii ugu dhaqsiyaha badnaa ee Premier league sanadkii 1994-tii,waxaa uu […]

Mario Balotelli”maanta ka hor ma maqlin magaca Jack Wilshere

Jack Wilshere ayaan kudayan hadalkii uu horay ugu dhahay isaga weeraryahanka madow ee Italia Mario Balotelli xili xiddiga England uu ka hadlayay kulanka Italia iyo England. Kubad sameeyaha Arsenal ayaa ka digay qatarta uu leeyahay Mario Balotelli balse waxaa uu sheegay iney kaga kalsooni qabaan daafacyadooda. “Runtii waan ka wal waleynaa isaga,waa ciyaaryahan weyn laakiin […]

Wax ka ogow Abaalmarinada lagu bixin doono koobka Adduunka sanadkan

Qorshaha waxaa ku jira sanadka 2014 in la bixiyo abaalmarino badan marka uu soo gaba gaboobo koobka Adduunka ee Brazil. Abaalmarinadan ayaa la siin doonaa shaqsiyaadka u qalma ee ku muteystay kartidooda. Shantan abaalmarinta ayaa ugu muhiimsan kuwa laga bixinayo koobka Adduunka balse wadarta guud waa lix abaalmarin. 1. Golden Boot , Golden Boot Award […]

Shan waxyaabood oo Brazil ay ugu guuleysan karto koobka Adduunka

  Waxa ugu hadalheynta badan haatan ayaa ah waa xulkee kan ku guuleysanaya koobka Adduunka ee Brazil ka furmaya beri. Sadaasha ugu weyn waxaa heysta dalka Brazil maadaama lagu martigelinayo tartanka dalkiisa. Tanina waa shan waxyaabood oo Brazil ay ugu guuleysan karto koobka Adduunka 2014. 1. Qibrada Phil Scolari,waa ahmiyada ugu weyn ay heysato Brazil […]

Shan waxyaabood oo Xulka England uu kaga badin karo Italia

Majalada Dail Mail ee ka soo baxda England ayaa soo bandhigtay shan waxyaabood oo England ay ugu badin karaan Italy sabtida soo aadan. Ma badna dadka qaba fikirka ah in England ay ka badineyso Italy balse ishaarta ah ayaa in Italy ay garaaci karto England. Sidaa daraadeed England waxaa ay ku badin kartaa shantan sababood. […]

Jennifer Lopez oo ka qeybgaleysa xaflada koobka Adduunka

  Heesaga caanka ah ee Jennifer Lopez ayaa dib ugu laabatay go’aankii ay ku diiday iney ugu qeybgasho xaflada furitaanka koobka Adduunka ee Brazil maalinta beri. Wararka sida ay sheegayaan 44 jirtan oo qeyb ka aheyd heeska laga qaadayo gudaha xaflada ayaa ka noqotay go’aankii soo baxay maalintii tallaadada ee ay ka cudur daaratay haatana […]

FIFA oo shaacisay magacyada garsoorayaasha dhex dhexdhaxaadinaya kulamada furitaanka koobka Adduunka

  Garsooraha reer Japan Yuichi Nishimura ayaa noqday shaqsigii nasiibka badnaa ee dhex dhaxaadiyay kulanka furintaanka koobka Adduunka ee dhexmaraya Brazil iyo Croatia Khamiista. Fifa ayaa shaacisay magacyada kulamada furitaanka garsoorayaasha dhex dhexaadinaya iyadoo Nicola Rizzoli oo ah garsoore Italian ah uu dhex dhexaadin doono kulanka Guruub B ee dalalka Spain iyo Holland. 42 jirkan […]

Luis Suarez oo tababarka Uruguay ka soo muuqday+sawiro

Luis Suarez ayaa maalinba maalinta ka dambeysa si fiica ugu sii caafimaadaya kulanka June 19-keeda dhexmaraya England iyo dalkiisa garoonka Sao Paulo. Ciyaaryananka Liverpool ayaa u baahday qaliinka markii uu jilibka dhaawac ka soo gaaray bishii hore taasna waxaa ay hoos u dhigtay rajadiisa koobka Adduunka. Laakiin fariinta masej ah duuban oo la soo bandhigay […]

Waa kuma macalimiinta ugu mushaarka badan ee horboodaya 32-da wadan ee ka qeyba galaya koobka Adduunka

  Macalinka Xulka Hodson ayaa noqday macalinka labaad ee ugu mushaarka badan dhamaan tababarayaasha ka qeybgalaya koobka Adduunka ee Brazil. Dhaawan waxaa la soo bandhigay liiska xulka xiddigihiisa ay ugu qaalisan yihiin markana waxaa la soo saaray 32-da wadan ee Brazil jooga tababarayaasha wata kan ugu mushaarka badan ee sanadlaha ah. Fabio Capello oo ah […]

Joao Miranda oo ku biiri kara Man United iyo Barcelona midkood

Bartilmaameedka kooxda Manchester United Joao Miranda ayaa diyaar u ah inuu ka tago kooxda Atletico Madrid Miranda ayaa daboolka ka qaaday inuu wadahadalo kula jiro kooxo ka dhisan Premier League iyo Primera Division-ka,iyadoo lagu iibsankaro £24.2milyan. Daafaca wadanka Brazil ayaa waxaa horay lala xiriirinayay inuu ku biiro kooxda Manchester United. 29 jirkan ayaa jecel inuu […]