Qiso Cajiib ah oo mudan in la Akhristo.!

qiso-yaab-leh2Hada ka hor ayaa nin Dr ama dhaqtar ahaa oo dr naajix ahaa ayaa gurigiisa ka baxay asagoo u socda airport waxuu u socday in uu ka qaybgalo shirarka takhaatiirta caalamiga waxaana lagu siin lahaa abaalmarin ,dr aad bay ula wayneed arintaas ,diyaaradii waa kacday markii ay caabar socotay aysan gaarin meeshii ay ujeedkeedu ahaa […]

Aqriso qeybta 6-aad sheekada “Ma gabadheenna ayaa ka xun gabadha aad bad-baadineyso? Hada ka laabo furitaanka aad ku dhawaaqday”,.

Qeybtii shanaad ee sheekada waxa ay noo joogtay ayeeyo oo gabadheedii ku dheheysa, “Hee waa aqaanna kan caruurta iyo xaaska meesha ku lahaa. Muxuu kaa sameeyay gabadheydiyeey kaas waaba necbahay hadii wax yar kaa sameeyay anaa aqaanna sida la leeyee”. “Ayeeyo ninkaas aniga xaaskiisii ayaan ahay waan jeclaaday, wuuna imehersaday ee wax dhib kala ah […]

Aqriso qeybta 5-aad sheekada “Ma gabadheenna ayaa ka xun gabadha aad bad-baadineyso? Hada ka laabo furitaanka aad ku dhawaaqday”,.

Qeybtii afaraad ayaa waxa ay noo joogtay iyada oo  ay Xaawo ku tiri ayeeyadeed, “Ayeeyo waxa aan doonayaa in aan kuu sheego arin isla soo deristay waana kaa xishoonayaa. Seen yeelaa. Amaa idishaa hadii aan kuu sheego?”. HALKAAN KU DHUFO SI AAD U AQRISO SHEEKADA

David Moyes: Waxaan keeni doonaa ciyaartooy cusub inta uusan suuqu xirmin

Macalinka Manchester United,David Moyes ayaa ku adkeystay in saxiixyo cusub ay imaan doonaan kooxdiisa inta aaney xirmin daaqada kala iibsiga. Xidig yaraha Uruguay Guillermo Valera ayaa ah ciyaariyahan kaliya ee ilaa hada ay la soo saxiixatay Man United kaas oo laga yaabo in isna amaah lagu diro. Kooxda Premier League hanatay ayaa loogaga adkaaday saxiixa […]

QEYBTA 8-aad ee Ugu dambeysay Sheekadii Waali iyo Walbahaar Jaceyl.

Tixdaani inta uu tirinaayay wuxuu farta ku fiiqaayay Nimco dadkoo dhanna indho tag tag ayaa ka soo haray Nimco, dhidid waa weyn ayaa ka yimid waayo habaarka ayuu ugu roonaaday kadibna Nimco waxaa u yeeray Saacid adeerkiis wuxuuna weydiiyay sida ay wax u dhaceen waxayna ku jawaabtay ‘’Saacid kalsooni is-barasho ayaa naga dhaxeysay, mana Ogeyn […]

QEYBTA 7-aad ee Sheekadii Waali iyo Walbahaar Jaceyl.

Intaas kadibwaxay u tageen Saacid oo xir xiran aadna u il-daran, dadka lama hadleynin,Laakin markuu indhaha ku dhuftay Nimco ayuu u Ekaaday nin bogsooday, dadkii ayaa yaabay sida uu u fiirinayo qofkaan wuxuuna tiriyay tix. Daahir I waalay Oo dalaalay Jaceylka Isagaa duur cidla ah Dadka iiga saaray Oo Nimcadaan doortay Aroos kula dekeeyay Isagaa […]

QEYBTA 6-aad ee Sheekadii Waali iyo Walbahaar Jaceyl.

Saacid Xaaladiisa aad ayey u sii xumaatay, waxaana loogu yeeray wadaado si ay  Qur’aan u saaraan,suuxdinta iyo isla hadalkana waxay u noqdeen caadi, markii Qur’aanka lagu bilaabay ayuu isna tixdaan bilaabay:- Waadiyaal dur dur ah iyo Webi baygu soo jabay Waxa aan u wareeray Wacadkaa daraaddii Waxa weyne ii qoray Waa inay I diidoo Wadada […]

QEYBTA 5aad ee Sheekadii Waali iyo walbahaar Jaceyl.

Wuxuu Wakhtiga is-guraba waxaa la gaaray Arooskii Nimco iyo Daahir, halkaasoo nikaaxii iyo aqalgeyntiiba laga dhigay hal mar. Saacid waxa dhacaayo waa ka dar alle wuxuuna ku mashquulsanaa bacda uu habeenkii balan jiro horay u soo buuxin jiray, Nimcana waxay ku dekeyneysaa guri weyn iyo weliba gaari cad. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaa […]

QEYBTA 4aad ee Sheekadii Waali iyo walbahaar Jaceyl.

Nimco ayaana hadalkii bilowday iyadoo la moodo in Janadii loogu bishaareeyay waxeyna u sheegtay iney baratay nin Cusub oo wata gaari cad waxayna tustay lacagtii uu siiyay saaxiibteed ayaa maraa tiri ‘’oo aaway Saacid isagaa kugu oaaye, nin aad muddo wada socoteen, sided hal habeen ku ilowday, ma waxaad mooday Jaceylka in iibsado, mideeda kale […]

QEYBTA 3aad ee Sheekadii Waali iyo walbahaar Jaceyl.

Daahir isaga oo la moodo mid helay wuxuu doonaayay ayuu u tiriyay tix isaga oo adeegsanaya qibrad dheer oo uu u lahaa la haasaawida dumarka wuxuuna tixdaasi ku bilaabay sidan:- Qureyshtii haweenkaay Qaalidii aan doortaay Qalbigaad iga qaaday Qoortaada dheer iyo Qosolkaan qareexada ah Qunyar socodka laafyaha Qiyaastaan la yaaboo Qalinka iyo luulka Qiimahaaga ka […]