HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH

Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geedi iyo xaaskiisa Marwo Faaduma Xasan Cali waxay hambalyo u dirayaan Hana Muuse Cali Nuur iyo Maxamed Axmed Maxamuud oo mar dhow gabari ugu dhalatay magaalada London ee carriga Ingiriiska. Gabadha yar ee dhalatay ayaa magaceeda loo bixiyey Bilan Maxamed Axmed waxaana ALLAHA AWOODDA LEH looga baryayaa […]

Tahniyad iyo Hambalyo Aroos ku socota Saafi Abuukar iyo Cabdiwahaab Mohamed

Jaaliyada reer Jowhar oo isku duuban iyo dadka magacyadooda hoos ku qoran waxay tahniyad iyo hambalyo hawada umarsiinayaan Arooska iyo Aroosadda Cabdiwahaab Mohamed Xasan iyo Saafi Engineer Abuukar Hassan oo meherkooda iyo arooskooda ka dhacay magaalada Borlänge ee dalka Sweden. DADKA TAHNIYADA DIRAAYA AYAA KALA AH: Aabe Eng. Mohamed Hassan Omar . Hooyo Bisharo Ibrahim […]

Hambalyo kusoocta Axmed Farax iyo Ismahaan Dhaqane

Hambalyo Aroos ayaa loo diraya Axmed Faarax Cabdi iyo gacalisadiisa Ismahan dhaqane Abdi oo 23-kii bishan ku aqal galay USA . Dadka Tahniyada diraya waxaa ka mid ah Hooyo Sacdiya Ali Farah Hooyo Ardo Cilmi Cismaan Faarax (boodhari) Wariyaha Tv-iga qaranka ee Kampla Cabdulaahi Cismaan Faarax Agaasimaha shirkada Pan Africa Media Group Eedo Aamino Faarax […]

Hambalyo Aroos Farxaan Tifow Hilowle iyo Naley Maxamud Sheekh Arooskooda ka dhacay Guthernberg Sweden SAWIRO+

Dhamaan inta ku dhalatay magaalada Jowhar oo isku duuban iyo dadka magacyadooda hoos ku qoran waxay tahniyad iyo hambalyo hawada umarsiinayaan Arooska iyo Aroosadda Farxaan Tifoow Hilowle iyo Marwadiisa Naleey Maxamuud Sheekh oo arooskooda dhawaan ka dhacay magaalada Guthenburg ama Göteborg ee dalka Sweden. Dadkaan oo isku duuban waxay leeyihiin arooskii loo aayo kala hela […]

Tahniyad iyo Hambalyo Aroos Farxadeed Nuuradin Madaxdhelshe iyo Maryama Gucaad DAAWO SAWIRADA

Jaaliyada reer Jowhar oo isku duuban iyo dadka magacyadooda hoos ku qoran waxay tahniyad iyo hambalyo hawada umarsiinayaan Arooska iyo Aroosadda Nuuradiin Cali Xasan iyo Maryama Cabdi Maxamuud Gucaad oo meherkooda iyo arooskooda ka dhacay magaalada Arvika ee dalka Sweden. DADKA TAHNIYADA DIRAAYA AYAA KALA AH: Maxamed Cabdulle Xasan “Siidi”  Dalka Sweden Aabo Cabdi Maxamuud […]

Hambalyo kusocota Cabdiqaadir Abdi Xuseen (Cabdulqaadir Gaab)

Dhalinyarada iyo Axsaabta ku nool magaalada Borlänge oo isku duuban iyo dadka magacyadooda hoos ku qoran waxay tahniyad iyo hambalyo hawada umarinayaan Arooska iyo Aroosadda Cabdulqaadir Abdi Xuseen iyo Faa´iso Maxamed Cali oo meherkooda iyo arooskooda ka dhacay  Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Wadajir. DADKA TAHNIYADA DIRAAYA AYAA KALA AH Cabdishakuur Xuseen Abdi ( Said Dheere) iyo Xaaskiisa […]

Suxufiiyinta Sportiga oo hambalyo udiraya Wariye Farxaan Cali Xalane iyo Marwadiisa

Dhamaan Suxufiiyinta hoos ku qoran waxaa ay tahniyad dhalasho ah udirayaan saxafiga weyn ee dhanka Sportiga Farxaan Cali Xalane iyo marwadiisa Khadra Daahir Rooble oo wiil ugu dhashay Kongsvinger – Norway, Taariikhdu markey aheyd 25-October-2013- waxaana wiilkaas loo bixiyay Cabdiraxmaan Farxaan Cali waxaana leenahay ilaahey hakaa dhigo mid dalka iyo diintaba anfaca –Aamiin Aamiin Aamiin […]

Tacsi tiiraanyo leh oo loo gudbinaayo dhamaan reer Foolyareey

Jaaliyada Soomaaliyeed gaar ahaan Reer Jowhar meel kastoo ay dunida ka joogaan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii iyo caruurtii ay ka tagtay allaha unaxariistee Faadumo Xaaji Nuur oo ku geeriyootay dalka Somalia. Dhamaan waxay dadka hoos ku qoran marxuumada ugu duceynayaan inuu Janatul fardowsa Allaha ka waraabiyo qoyskii iyo eheladii ay […]

Tahniyad Meher: Abdinasir Ali Qalac iyo Zahra Abdullahi Maxamuud

Jaaliyada reer Jowhar oo isku duuban iyo dadka magacyadooda hoos ku qoran waxay tahniyad iyo hambalyo hawada umarsiinayaan Arooska iyo Aroosadda Abdisaanir Ali Qalac iyo Zahra Abdullaahi Mahamuud oo meherkoodu ka dhacay Maanta oo Khamiis ah Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Wadajir 29-08-13. Dhamaan dadkaan ayaa waxay leeyihiin ha noqdo ninkaaxaan midkii soo dedejiya arooskooda […]

Ogeysiis kusocda ciyaartooyda reer Borlänge iyo guddiga qabanqaabada bisha Ramadaan

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan ciyaartooyda reer Borlänge iyo nawaaxigeeda inaay kasoo qeyb galaan qori tuurka tartanka bisha Ramadaan oo lagu qaban doono garoonka kubadda cagta ee isla magaaladaasi. Qori tuurka ayaa bilaaban doona maalinimada berito oo Isniinta ah galabkeeda saacadu markaay tahay 7:00pm ama19:00 galabnimo, sidoo kale gudiga farsamada koobkan ayaa iyaga laga doonayaa inaay […]