DAAWO SAWIRADDA. Indha Qarshe oo ka qeybgalay Munaasabad ay Dowlada Turkiga kusoo Bandhigeysay Diyaarad Dagaal oo Nooc cusub ah.

Dowlada Turkiga ayaa soo bandhigtay Diyaarad Dagaal oo Nooceda aan horay loo arkin, waxaana Munaasabada lagu soo bandhigaayay kasoo qeybgalay Madaxda Dalka Turkiga iyo Xisbiyada Mucaaradka. Sidoo kale, Munaasabada ayaa waxaa ka qeybqaatay Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka soomaaliyeed ‘’Indha qarshe’’ oo isaguna maalmahaani Booqasho ku joogay Dalka Turkiga, gaar ahaan Magaaladda Ankara. (40)

DAAWO SAWIRADDA. Wiil aad u da’yar oo sheegay inuu aad u Jecel yahay shukaansiga Haweenka da’duudu uu yahay 50 ilaa 100 Jirka

Kyle Jones, oo 31sano jir ah sheegayna in uu aad u jecelyahay la raaxeysiga haweenka da’da ah ayaa waxa uu saaxiib la noqday haweeneyda lagu magacaabo Marjorie, oo 91sano jirta waxa uuna isaga oo ku faraxsan nolosha uu la wadaagayo geeyay guriga hooyadii si u baro. Waxa uu sheegay Kyle in markii ugu horeysay taariikhdiisa […]

DAAWO SAWIRADA. Gaari cajiib ah oo iska Difaacayo shil waliba oo lasoo saaray

Halkaan ka daawo Sawiro ka turjumaayo Gaari cusub oo loogu tallo galay inuu iska difaaco shil waliba oo ku imaado, waxa uuna leeyahay biro mudac ah oo ku kala yaalo qeybta hore gaariga iyo qeybta dambe ee gaariga

DAAWO SAWIRADA. Haweeney aroosad ah oo u dhalatay Dalka Australia oo gashay Af Maroodi

Gabar u dhalatay dalka Australia ayaa lagu qabtay xaflada arooskeeda xeebta loo dalxiis tago ee dalka Thailand Phuket. Hase ahaatee markii ay ka soo baxday goobtii xaflada arooska ka dhacaysay ayaa waxaa ay aroosadii kula kulantay barxada maroodi saddex sano jir ah kaasoo faantiisa ku soo qabtay isla markaana afkiisa geliyay madaxeeda. Maroodiga ayaa waxa […]

DAAWO SAWIRADDA. Maroodi si arxan la’aan ah u dabagadiyay Gaari uu watay Dalxiise Cadaan ahaa.

Maroodiyaal ka tirsan kuwa ku jira Dhulka Keynta ah ayaa weeraray Baabuur uu watay Nin dalxiise ah , kaasoo marayay meel keyn ah oo ku taallo Dalka Ugandha. Sida ay sheegeen warbaahinta caalamka ninka ayaa looga digay inuu aado duurka , wuxuuna ku adkeystay inuu gaaro goobaha duurka ah si uu ugu dalxiis tago. Maroodiga […]

DAAWO SAWIRADA. Ma dhabaa in Ciidamada Kenya ay dilaan Maroodiga kadibna Foolashiisa ay ka iibsadaan Alshabaab

Warar lagu kalsoon yahaya ayaa sheegaya in Xiriir qarsoon iyo mid muuqdaba uu ka dhexeeyo Ciidamada Kenya, gaar ahaan kuwa ku howlan la socodka Duurka iyo Alshabaab. Ciidamada ilaaliya duur joogta Kenya, ayaa waxa ay xilli waliba gawaari waaweyn ku daad gureeyan Foolasha Maroodiga kuwaasi oo si qarsoodi ah loogu soo gudbiyo Alshabaab, waxaana jiro […]

DAAWO SAWIRADA. Akhristow waligaa ma aragtay mise maqashay Gaari Hotel u dhigma oo lasoo saaray

Shirkada Farsamaysa gawaarida ee Toyota oo ah shirkada ugu wayn dalka Japan, kana mid ah kuwa loogu iibsiga badan yahay baabuurta ayaa soo saartay gaari cajiib ah oo Hotel u dhigmo. Gaarigaan oo Shirkadu ugu magac dartay (SUV), waa gaari gaashaaman oo aanay karayn xabada, garnaylada iyo miinooyinka dhulka lagu aaso sida ay sheegeen injineerada […]

DAAWO SAWIRADA. Haweeney dheesha Ciyaaraha fudud oo ka yaabsatay Shacab badan

Amanda Bisk oo ah gabar kasoo jeeda magaalada  Sydney ee dalka Australia horayna usoo noqotay ciyaaryahan ku caan baxay ciyaaraha fudud ayaa waxa ay soo jiidatay 100,000 oo qof oo taageerayaasheeda ah kadib markii ay soo bandhigtay fudeedkeeda ay qabto. Waxa ay haweeneydaani ciyaareysay ciyaar lagu magacaabo yoga oo ah mid kamid ah nuucyada ugu […]

DAAWO SAWIRADDA. Haddii aad cunto Beegarkaani Ogoow lacag lagama rabo

Baar ku yaalla magaalada Brighton ee dalka Ingiriiska ayaa waxa uu bilaabay in uu ku deeqo qof kasta oo macaamiishiisa ah Beeger aad u weyn oo uu ku cunayo isla fadhiga hadii uusan waxba ka reebeyn. Sida sawirada ka muuqata Beegerka oo hilib iyo Farmaajo badan waa mid aad u weyn kaas oo cid kastaahi […]

DAAWO SAWIRADDA. Tariin ku sigtay inuu kala Jaro Seddex Dhalinyaro oo si dirqi ah uga bad-baaday

Halkaan ka daaawo Sawiro ka turjumaayo dhalinyaro ku sheekeysanaayay Wado Tariin oo si lama filaan ah ugu soo galay Tariin xooli ku socday, balse si dirqi ah uga baxsaday Tariinkaasi oo qarka u saarnaa inuu dilo.