Ku baro Luuqada Swedishka SFI xagga internet-ka si lacag la’aan ah. DAAWO VIDEO
Bishaaro, Bishaaro, Bishaaro, Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden meel kastoo ay ka joogaan waxaa loogu bishaaraynayaa in loo hayo waxbarasho luuqada Swedishka oo lacag la’aan ah adigoo waliba jooga gurigaaga, waxaa gacanta lagaa saari doonaa shaahado ka turjumaysa inaad luuqada baratay marka kooraska uu ku dhamaado. Sidee ayaad hadaba ku heli kartaa? […]
Jan 20 2013 | Posted in
Qoysaska Sweden,
Wararka | Read More »
Imagrayshinka Sweden oo faahfaahin ka bixisay qaabka caruurtaada ay kugu imaan karaan
Ka dib markii Maxkamada Sarre ee Dalka Sweden ay ogolaatay in caruurta Soomaaliyeed ay la midoobi karaan waalidiintooda dalka Sweden ku sugan ayaa waxaa soo baxay su’aalooyin dhowr ah iyo waliba dadka badankooda oo diidmo la siiyey hadaba dacwadahaasi ma sidii loo diiday baa mise waxaan xaraysanaya mid cusub? iyo Su’aalooyin kale oo quseeya ilmo […]
Feb 9 2012 | Posted in
Qoysaska Sweden | Read More »