VIDEO: Farxiya Kabayare: “Fariin muhiim ah ayaan u dirayaa fannaaniinta dalka ka maqan”
Fannaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare oo si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, isla markaana habeen dambe show ka dhigeysa Hotelka City Place ayaa ka warbixisay ujeedka socdaalkeeda, waxayna sheegtay iny farriin u direyso fanaaniinta qurba joogta ah ee Soomaaliyeed inay dalkooda yimaadaan. Daawo Video
Mar 19 2014 | Posted in
Heeso,
Wararka | Read More »
Hees cusub oo shirib ah soona baxday maanta Xaawo Kiin DAAWO
Hees cusub oo shirib ah lana magac baxday Cadale soona baxday maanta waxaa inooga luuqeynaysa fanaanada codka macaan ee Xaawo Kiin nala daawo. Heestaan ayaa waxaa miraheeda leh Laashin Xuseen Cabdulle Xasan “Xuseen Madoobe”, waxaana muusikada garaacay Maxamed Karaama halka laxanka usaaray Ustaad Yuusuf Arbac waxaa isku soo habeeyey Cabdinaasir Cali Qalac. NALA DAAWO HEESTAAN […]
Feb 11 2014 | Posted in
Dhagayso,
Heeso,
Wararka | Read More »
Fanaanada Zeniab Labadhagax oo lagu been abuurtay FACEBOOK aysan lahayn xujuna looga dhigay ineey baad bixiso
Fanaanada Soomaaliyeed ee Zeniab Mohamed Xaaji Omar “Labadhagax” oo wareeysi aan la yeelanay ayaa inoo sheegtay ineey ka cabanayso oo waxba uusan ka jirin bogga arrimaha bulshada FACEBOOK ee magaceeda lagu been abuurtay kaasoo ay u bixiyeen ” Zaynab Labadhagax”. Fanaanada ayaa sawiradeeda oo laga xaday mar waliba lasoo galiyaa bogaan ” Zaynab Labadhagax” waana waxba kama […]
Nov 18 2013 | Posted in
Heeso,
Wararka | Read More »
Hees Qiso Dhab ah: Jaceylkii Sideeda Sanno Fanaannada Mandeeq Nuur Garaash DAAWASHO WACAN
Sida aad ka dhadhansan karto cinwaanka waa qiso dhab u dhacday oo aad u macaan waxayna ka sheekeynaysaa gabar wiil jacayleyd balse lagu qasbay wiilkale oo guursaday. Gabadha jacaylkeedii hore waxay wada socdeen muddo sideed sanno ah laakin waalidkeed ayaa qasab nin kale ku daray kii kalena carro darteed wuu ka tagay. Nasiib daro gabadhi […]
Oct 8 2013 | Posted in
Dhagayso,
Heeso,
Wararka | Read More »
Hees Cusub: Mahadaay oon ku geeyaan Mudul aan kuu daboolo, wayaaboole waayaba heele wayaaboole
Hees macaan oo haatan hawada lasoo galiyey ayaa loogu magac daray Mahadaay, waa erayadii iyo Codkii muusikadii Haaruun Sheekhey iyo Jiibintii Farxiya Kabayare DAAWO VIDEO CUSUB. DAAWO HEESTA MACAAN EE MAHADAAY:
Jun 2 2013 | Posted in
Heeso,
Salaamaha,
Wararka | Read More »
DHAGEYSO hees shirib ah oo magac baxday Shiribka ii tuma iyo Fanaanka weyn ee Xuseen Nuuriyow
DHAGEYSO hees shirib ah oo cusub soona baxday maanta lana magac baxday Shiribka ii tuma iyo Fanaanka weyn ee Xuseen Nuuriyow waa erayadii Xuseen Madoobe “Xuseen Shaaciye” muusikadii Bashiir Ali Xuseen dhagaysi wacan
Jan 13 2013 | Posted in
Heeso,
Salaamaha,
Wararka | Read More »
DAAWASHO WACAN: Riwaayadii Qabyo II, ARAGTI LASOO HAGAAJIYEY
Fariimo badan oo naga soo gaaray aqristeyaasheena ayay naga codsadeen inaan dib usoo saarno riwaayadii Qabyo II oo ay inoo jilayaan hoobalada Waaberi. Hadaba riwaayadaan oo si weyn u taabanaysa qoysaska Soomaalida ee qurbaha jooga siiba kuwa ku dhaqan reer Galbeedka sida uu dhaqankooda u badalmay haday ahaan lahayd haweenka iyo raggaba. Riwaayadaan oo micno […]
Dec 13 2012 | Posted in
Heeso,
Wararka | Read More »
Fanaanadda Seynab Laba Dhagax oo abaal marin lagu gudoonsiyay Kampala + Sawirro
Xisbiga Nabadda iyo Horumarka Peace and Development Part ( PDP ) ee dalka Uganda ayaa habeenkii xalay ee ay taariikhdu ku beegneyd 05/11/2012 shahaado sharaf gudoonsiiyay fanaanada Heerka Qaran Seynab Maxamed Xaaji Seynab Laba Dhagax. Seynab Laba Dhagax ayaa shahaado sharaftan ku muteysatay doorkii lixaadka lahaa ee ay ka soo qaadatay wacyi gelinta bulshada soomaaliyeed […]
Nov 6 2012 | Posted in
Heeso,
Wararka | Read More »
Gayigeena hodonka ah gaajada maxaa baday?!! (Maanso dhab ka hadal ah)
Geeraar ma dirinoo gu, Horaan ka haajiray, gabayana ma qorinoo goor horaan warkii dhigay. gogol xariira uma fidin guurowgiyo ciyaraha, shirib goobo uma xirin. gadoon xiisa uma qabo. guux iskabana daa.gocashaase iitimid. gudoon dowladnima. iyo gobonimadi qarankaa. galbta laysu keenoo. garwadeen xaqaaniya. gurigii ummada iyo.madaxtoyo soogalay. gees innaan ka qabanoo. guule aan u barinaa. gashigeenu […]
Oct 8 2012 | Posted in
Heeso,
Wararka | Read More »
Fanaanka Soomaaliyeed ee Feysal Omar Mushtek oo geeriyooday
ALLA ha u naxariistee fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Feysal Cumar Mushteek ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Barbara ee dalka Soomaaliya. Saraakiisha maamulka Somaliland ee magaalada Berbara ayaa xaqiijiyey geerida fanaanka, waxaana aaskiisa galabta ka qeybgalay boqolaal ruux. Berbera hal maalin un buu joogay iyada oo la rabay in diyaarad laga saaro halkaasi si loogu […]
Sep 21 2012 | Posted in
Dhagayso,
Heeso,
Wararka | Read More »