“Duco igama aadan mutaysan” ( Jooji Tahriibka) W/Q Mahad Jaamac Koronto.
Waa xilli duhur ah, magaalada Gaalkacyo wakhtiyadan waa kulayl, dad badani ma soconayaan, waxaan marayay waddo ka baxda xero daraawiish oo aadda dhinaca Siinaay. wax yara markii aan dhaafay meeshii ay Galcom daganayd ayaa waxaan waddada ku gaaray laba qof oo dumar ah, waa gabar yar iyo qof hooyo u ag. Mar waxay akhrinaysaa quraan, […]
Jun 11 2014 | Posted in
Fallo,
Wararka | Read More »
Marka Mashaqo jirto Hal madaxweyne, Marka kalena Boqollaal!
Markii Muwaadinka Soomaaliyed South Afirca lagu dilay Ilaahey ha u naxariistee, ayaa meel kasta oo ay Soomaali joogtay la isugu soo baxay, oo la mudaharaaday. Safaarad kasta oo ay South Africa leedahay ayaa la is hordhoobay, iyada oo uu ruux kasta calanka Soomaali watay! Hal mar ayaan midoownnay hal calan, hal waddan iyo hal madaxweyne […]
Jun 10 2014 | Posted in
Fallo,
Wararka | Read More »
Puntland Maxay uga dhigan tahay Is dhiibitaanka Sheekh Atam?..
Horjoogihii Maleeshiyaadka Ururka Al-shabaab ee Buuraleyda Gal-gala ee Gobolka Sanaad ee Puntland ayaa maalintii Doraad (Sabti 07 June) waxaa uu isku dhiibay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana uu sheegay inuu kasoo goostay oo uu ka baxay Ururka Al-shabaab oo uu ka tirsanaa in ka badan 3 sanadii sano ee lasoo dhaafay. Sheekh Maxamed Siciid […]
Jun 9 2014 | Posted in
Fallo,
Wararka | Read More »
Taageerayaasha SNM & SSDF oo fuliyey balanqaadyadii ay la galeen ‘Xabashida’
Jabhadaha SNM iyo SSFD waxa ay ahaayeen Labadii Jabhadood ee ugu horeeyey ee u gala Mamulkii Xabashida si ay u ridaan Dowladdii markaasi jirtay ee Kacaanka, labadaan Jabhadood waxey fureen Albaab halis ku ah Umadda Soomaaliyeed, kaas oo aan la furin Iyaga hortood ilaa Maantana furan, danbi Qaran iga dheh! Inkasta oo ay xaq u […]
Jun 8 2014 | Posted in
Fallo,
Wararka | Read More »
Maamuus & Magac Daarood Macnihiisu Ha Maqnaadeene, Fitnada Majeerten Maloo Maaro Helayaa?
وَاتَّقُوا فِتْنَةً لَّا تُصِيبَنَّ الَّذِينَ ظَلَمُوا مِنكُمْ خَاصَّةً ۖ وَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ : سورة الانفال Macnaha: War fitno ka baqa aan asiibi doonin uun kuwiina dulmiga sameynaya (Yacni kuwa fidnada wada iska qabta, iyadoon iyaga uun ku dhici doonin). الفتنة نائمة لعن الله من أيقظها Macanaha: ( Fitnadu waa hurudaayo ilaahey naxariista haka […]
Jun 7 2014 | Posted in
Fallo,
Wararka | Read More »
MAXAA KULMIYEY KADEEDKII DARISKA IYO KACDOONKII XILDHIBAANADA?
Salaanta Islaamka kabacdi, Aqrisyoow mudadii burburka ee 23-sano iyo dheeraadka aheyd dalkeena hooyo wuxuu noqdey “Qubrustii Jawaasiista!”. Wadamada dariska gaar ahaan Ethiopia waxeey sirdoonkeeda heerarka kala duwan ka dhexsameeysatey Soomaalida, iyadoo kuweedana dalkeeda ka keeneeysey mudadaa aadka udheer. Waxaa labarey Af-Soomaaligii iyo Abtirsiimihii qabaa’illada Soomaaliyeed, kadibna waxaa loo kala direy gobollada dalkeena hooyo. Qaarka loo […]
Jun 5 2014 | Posted in
Fallo,
Wararka | Read More »
AMISOM Waxey Ku Guuldareysatay Howllihii Loo Igmaday – Hala Dhiso Ciidamada XDS!
Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya, AMISOM, ayaa u muuqda mid ku fashilmay howshii loo igmaday ee ay sababteeda u yimaadeen dalka Soomaaliya, taasoo ahayd ilaalinta Xarumaha Dowladda Federaalka, sida Madaxtooyada iyo Baarlamaanka oo kale, waxeyna ku fashilmeen kadib markii ay soo weerareen Kooxda Al-shabab. Ciidamadan ayaa dalka soo galay horaantii 2007-da, waxa ayna ahaayeen kuwa […]
Jun 4 2014 | Posted in
Fallo,
Wararka | Read More »
M. GHEDI: “Waa in la soo afjaraa”
Anigoo ah Mohamoud Ghedi Aw Hilowle, kuna hadlaaya dhammaan magaca waxgaradka iyo shacabka ka soo jeeda deegaanka Tisxiile oo ka tirsan degmada Afgooye ee gobalka shabeellaha hoose, waxaan aad uga xumahay shaqaaqooyinka soo noqnoqday ee dhowrka jeer ka dhacay deegaanka Tisxiile. Shaqaaqooyinkaas waxaa ka dhashey qasaarooyin isugu jiray dhimasho iyo dhaawacyo, intii ku dhimatay shaqaaqooyinkas […]
Jun 2 2014 | Posted in
Fallo,
Wararka | Read More »
MAXAA KEENA DHIDIDKA BADAN SIDEESE LOOGA HORTAGI KARAA ?
Dhididka ka yimaada jidhka waa hab dabiici ah isla markaana qabooja jidhka laf ahaantiisa,waana cusbada jidhka ku jirta ee saaidka ah in uu ruuxa dibada u saaro. Dhididka dhaafsan baahida jidhka waa dhibaato dadka qaar ay qabaan marka loo eego caafimaad ahaan,waa xaalad riyo guud sameysa malaayiin ruux. Dhididka inta badan waxa uu ku lug […]
Jun 2 2014 | Posted in
Fallo,
Wararka | Read More »
Habow Siyaasadeed iyo Hoggaan la’aan!
Tan iyo markii talada dalka laga tuuray hoggaankii Kacaanka, dadka soomaalidu waxay raadinayeen, maamul hanta talada dalka. Hase ahaatee, isku day kasta waxaa hor istaagay awoodihii iska soo horjeeday, ee dalka ka jiray. Shirar badan oo dunida dacalladeeda lagu qabtay iyo heshiisyo badan oo la gaarayba, waxay ku dhammaadeen waxba. Mudda dher kadib, waxaa lagu […]
Jun 1 2014 | Posted in
Fallo,
Wararka | Read More »
Next Page »