Culimada Ahlusuna oo ku baaqay in gargaar la gaarsiiyo goobaha laga xoreeyay Al-Shabaab
Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiika Ahlusuna Wal-jameeca ayaa waxaa baaq loogu diray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adaha sama falka inay gar gaar deg deg ah gaarsiiyaan goobaha laga xoreeyay Al-Shabaab. Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa sheegay in xaalado bani’aadanimo ay ka jiraan deegaanada, kadib markii kooxda Al-Shabaab ay go’doomisay, una diiday sahaydii iyo raashinkii deegaanada […]
May 2 2014 | Posted in
Diinta,
Wararka | Read More »
Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo baaq u jeediyay shacabka degan goobaha ay la wareegeen ciidamada Dowladda iyo AMISOM
Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Waljameeca ayaa baaq u jeediyay shacabka degan goobaha ay la wareegeen ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM, wuxuuna Goluhu sheegay hoosta ka xariiqay inay shacabku ka faa’iideystaan isbedelka ka dhacay gobolada dalka. Bayaan ka soo baxay Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo uu ku saxiixnaa Sheekh Maxamed C/raxmaan Xasan ayaa […]
Apr 11 2014 | Posted in
Diinta,
Wararka | Read More »
DAAWO VIDEO SHEEKH MUUSE CADE IYO MUXAADIRADA OO KAAMIL AH
Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro ka dhacday magaalada Borlänge ee lagaga hadlayey bisha Mowliid iyo dhalashadii Nabigeena Muxammad ahaa NNKH, waxaana inoo soo jeedinaya Sheekh Muuse Cade ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin allaha ka siiyee. DAAWO VIDEO DHAMAYSTIRAN DAAWO VIDEO QEYBTII KOOWAAD: DAAWO VIDEO QEYBTII LABAAD: DAAWO VIDEO QEYBTII SEDEXAAD: DAAWO VIDEO QEYBTII […]
Jan 20 2014 | Posted in
Diinta,
Wararka | Read More »
Muxaadaro kusaabsan Siirada Nabageena SCW iyo Sheekh Muuse Cadde oo marti u ah reer Borlänge SAWIRO+
Waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka Arlanda ee magaalada Stockholm Sheekha weyn ee Sheekh Muuse Cadde oo kasoo kicitimay dalka Holland isagoo doonaya inuu maxaadaro balaaran u jeediyo muslimiinta afka Soomaaliga ku hadasha ee degan gobolka Dalarna gaar ahaan Borlänge, Falun iyo Ludvika. Sheekha ayaa muxaadaradiisa waxay ka dhici doonta Hoolka weyn ee Iskuulka […]
Jan 18 2014 | Posted in
Dhagayso,
Diinta,
Wararka | Read More »
Tafsiirka Quraanka “War cadaaday” DHAGAYSO AAYADA 1-aad ilaa 283-AAD SUURATUL BAQARA
Waxaad kusoo dhawaataan tafsiirka quraanka oo inoo soo jeediyo Allaha unaxariistee Sheekh Nuuradiin Rooble Xuurshow “War cadaaday”. FIIRO GAAR AH BOGAAN WAXAAN MAALIN WALIBA KAGA BOGAAN DOONAA TAFSIIRKA QURAANKA ANAGOO SII WADI DOONA SIDA AY ISUGU XIGAAN AAYADAHA IYO BISINKA KU XIGA. Naxariistii janno allaha ka waraabiyo fadiilatul Sheekh Nuuradiin Roobel Xuurshow WAR CADAADAY: DHAGAYSO: […]
Aug 7 2013 | Posted in
Diinta,
Wararka | Read More »
Ogeysiis : Assalamu alaikum waraxmatullahi wabarkaatuh
Dhamaan walaalaha kunool dalka holland ogeysiineynaa in maalinta jumcada iyo sabtida inoo marti ah sheikh cabdirashiid sh cali suufi xafiduhullaah sheikha ayaa maalinta jumcada khudbad iyo muxaadaro ka jeedin doonaa markaz quba amsterdam , maalinta sabtidane jeedin doona muxaadarooyin dardaaran iyo waano ah insha allaah. sidaa awgeed waxaan ka codsaneynaa in walaalaha ay ka qeyb […]
Jun 6 2013 | Posted in
Diinta,
Wararka | Read More »
Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca oo ku baaqay in Fadliga bisha Ramadaan dadka masaakiinta loo gar gaaro
Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa bayaan ay soo saareen ugu baaqay shacabka Muslimiinta in bisha barakeysan ee Ramadaan fadligeeda ay isu gurmadaan, waxaana ay ugu baaqeen shacabka inay ka faa’ideystaan kheyrka bisha ay leedahay. Bayaanka Culimada ayaa lagu sheegay in bisha Ramadaan ay tahay bil Raxmad leh, isla markaana bisha la soo dejiyay quraanka, […]
May 17 2013 | Posted in
Diinta,
Wararka | Read More »
Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay qaraxyadii Ismiidaaminta ee Muqdisho ka dhacay
Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii ismiidaaminta ee todobaadkan ka dhacay magaalada Muqdisho, iyagoo ka digay fidnada ka dhalan karta. Goluhu ayaa sheegay in Diinta islaamka aanay wax raad ah ku laheyn, isla markaana ruux naftiisa gooyo uu Ahlu Naar yahay, dhiig muslim oo uu daadayo aan wax […]
Mar 22 2013 | Posted in
Diinta,
Wararka | Read More »
Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay duqeymihii shacabka loo geysanayo
Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa cambaareeyay duqeymihii shacabka loo geystay habeenkii arbacada, iyagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in dadka oo hurdayay madaafiic lagu garaaco guryahooda. Bayaan ka soo baxay Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa lagu sheegay in kooxaha argagaxa dadka ku ridaya ay yihiin kuwo nabada ka soo horjeeda, isla markaana shacabka aanay wax dan […]
Dec 7 2012 | Posted in
Diinta,
Wararka | Read More »
Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyed oo kulan diimeed ay Muqdisho ku yeesheen kaga soo saaray go’aano
Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyed ayaa kulan diimeed ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho kaga soo saaray, go’aano diini ah, kadib falanqeyn dheer oo ay ku sameeyeen su’aalooyin ka imaanayay qeybaha bulshada. Kulanka diimeedka oo soo qaban qaabisay Hey’adda Wada hadalka bulshada ayaa waxaa ka qeyb galay ilaa 10-Culumaa’udiin oo ka mid ah kuwo […]
Nov 16 2012 | Posted in
Diinta,
Wararka | Read More »