Hees cusub oo shirib ah soona baxday maanta Xaawo Kiin DAAWO

Hees cusub oo shirib ah lana magac baxday Cadale soona baxday maanta waxaa inooga luuqeynaysa fanaanada codka macaan ee Xaawo Kiin nala daawo. Heestaan ayaa waxaa miraheeda leh Laashin Xuseen Cabdulle Xasan “Xuseen Madoobe”, waxaana muusikada garaacay Maxamed Karaama halka laxanka usaaray Ustaad Yuusuf Arbac waxaa isku soo habeeyey Cabdinaasir Cali Qalac. NALA DAAWO HEESTAAN […]

Muxaadaro kusaabsan Siirada Nabageena SCW iyo Sheekh Muuse Cadde oo marti u ah reer Borlänge SAWIRO+

Waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka Arlanda ee magaalada Stockholm Sheekha weyn ee Sheekh Muuse Cadde oo kasoo kicitimay dalka Holland isagoo doonaya inuu maxaadaro balaaran u jeediyo muslimiinta afka Soomaaliga ku hadasha ee degan gobolka Dalarna gaar ahaan Borlänge, Falun iyo Ludvika. Sheekha ayaa muxaadaradiisa waxay ka dhici doonta Hoolka weyn ee Iskuulka […]

Muxuu ka yiri Madaxweyne Xasan Sheekh go’aankii golaha Baarlamaanka ay codka kalsoonida kala laabteen Ra’iisul Wasaare Saacid DAAWO, DHAGAYSO OO FIIRSO

Madaxweynaha Somalia Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay go’aankii golaha Baarlamaanka ee ay codkii kalsoonida kala noqdeen Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). Madaxweynaha oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada soomalaiya ayaa guddoonka baarlamaanka iyo mudanayaasha baarlamaanka ku amaanay go’aanka geesinimada leh oo ay qaateen,waxana uu sheegay in uu go’aankaasi […]

Ra’iisul Wasaaraha xilkiisa ku waayey codka Kalsoonida Barlamaanka muxuu kashifay? DHAGAYSO CODKIISA

Ra’iisul Wasaaraha xilkiisa ku waayey codka kalsoonida Baarlamaanka Somalia ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo uu kashifay taasoo uu ku sheegay waxyaabo badan oo keenay in ay isku dhacaan Madaxweyne Xasan Sheekh. Qudbadiisa ayaa waxa uu ka sheekeynayaa sababihii keenay qilaafka DHAGAYSO CODKA RA’IISUL WASAARE SAACID.

Dalmar Yare oo 14-jir ah iyo heestiisa ugu horeysay iyo riwaayadii ugu horeysay DAAWO VIDEO!!!

Waxaan maanta idiin haynaa fanaanka caanka ah ee Dalmar Yare ee codka halaasiga leh kuma uusan bilaabin fanka weynaantiisa balse waxaa uu ka mid ahaa kooxda dhalinyarada Kanava ee magaalada Muqdisho. Waxaa uu horey u jlay riwaayado badan isagoona heesi jiray heesaha furitaanka kooxdiisa oo loogu magac daray ASALAAMU CALAYKUM. Fanaanka codka dahabiga leh ee […]

Maandeeq Nuur Garaash oo dib u casriyeeysay heestii Ayaamaha ee fanaanadii Maandeeq

Fanaannada codka halaasiga leh Maandeeq Nuur Garaash ayaa dib usoo casriyeeysay mid ka mid ah heesihii hoobaladii Maandeeq oo la yiraahdo AYAAMAHA. Heesta oo aad macaan ayaa waxaa muusikada casriyeynta garaacay Miisikiistaha da’da yar ee Cumar Shariif. Daawasho Wacan:

Wariyeyaal kufsaday gabar wariye ah (Arin foolxumo ah oo ka dhacday Muqdisho)

Gabar udhalatay Soomaali oo 19 – jir ah ayaa sheegtay ineey kufsadeen wariyeyaal ka tirsan idaacada Dowlada ee Radio Muqdisho taasoo ay dowlada kaga codsanayso in maxkamad lasoo taago. Gabadhan oo magaceeda ku sheegtay Faadumo Cabdulqaadir Xasan ayaa laga qaaday wariysi lasoo dhigtay barta Youtube, waxayna ku wareysigeeda ku sheegtay in looga faa’ideystay shaqo doonimo […]

Hees Shirib Cusub: Fanaanada Shamso Maxamed Foot iyo Boqorkii Shiribka Xuseen Nuuriyow

Waxaa dhawaan soo baxday hees cusub oo loogu magac daray BEELO, waa hees shirib ah oo erayada uu leeyahay abwaanka Xuseen Cabdulle Xasan “Xuseen Madoobe Shaaciye”, muusikadana waxaa saaray Fanaanka weyn ee Bashiir Cali Xuseen waxaana idiin qaadi doona Xuseen Nuuriyow oo ah boqorka shiribka iyo fanaanada aan ka dhicin ee Shamso Maxamed Foot. DHAGAYSI […]

MUSALSAL AFSOOMAALI “NUUR SHARIIF” DAAWO BILOWGIISA ILAA 33-AAD

Aqristeyaasha sharafta badan waxaan idiin soo gudbinaynaa musalsal Af-soomaali ah oo ay soo turjumeen TV-ga Universal waxaana uu haatan marayaa qeybtii 33-aad. Hadaba qeybihii ku dhaafay xitaa waad ka halaysaa halkaan DAAWASHO WACAN.7 DAAWO QEYBTII 33-AAD: DAAWO QEYBTII 32-AAD QEYBTII 31-AAD QEYBTII 30-AAD QEYBTII 29-AAD. QEYBTII 28-AAD. QEYBTII 27-AAD. QEYBTII 26-AAD QEYBTII 25-AAD QEYBTII 24-AAD […]

DOOD WADAAG: Prof Cali Maxamed Geedi oo dowlada ku eedeeyey in lacagaha soo gala aysan siinin Ciidamada Dowlada DAAWO VIDEO

Barnaamij dood wadaag ah oo ay diyaarisay telefishinka Universaltv gaar ahaa Cawil Daahir Salaad uu ku qaada dhigay sidii Ciidamada Dowlada Soomaaliyeed loo dhisi lahaa muraalkooda iyo mushaaraadkooda waxaana ka qeyb qaadan doona Ra’iisul Wasaareyaashii hore Prof. Cali Maxamed Geedi, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Injineer Yariisow oo ah afhayeenka madaxweynaha. Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa […]