FAA’IIDADA KU DUUGAN MALABKA W/Q SICID XAGAA
Malabka waa midka kaliya ee ugu macaan waxyaabaha uu alle ugu deeqay umadiisa in ku manaafacaadsadaan , sidoo kalena laga yaabo in aanad ka warqabin in uu leeyahay faa’idooyin badan oo dhinaca caafimaadka ah . Malabka marka koowaad laga bilaabo isbadalka maqaarka saameyn weyn ayuu ku leeyahay, caawinta in uu miisaan dhimis kuu sameeyo ,waxyaabaha […]
May 21 2014 | Posted in
Cafimadka,
Wararka | Read More »
Cudurka HIV/AIDS-ka oo daawadiisa laga helay Soomaaliya
Sheekh ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku dhawaaqay inuu helay daawo lagu daaweeyo bukaannada qaba cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS. Sheekh Maxamuud Bukhaari ayaa sheegay inuu Allaah u saqiray daaweynta ilaa toddobo bukaan ah oo qabay cudurka. Wuxuu sheegay in daraasadda uu ku daaweynayo dadka qaba HIV/AIDS ay noqotay mid […]
Apr 24 2014 | Posted in
Cafimadka,
Wararka | Read More »
BUURNIDA CALOOSHA GASHA SIDEE LOO YAREYN KARAA ? WARBIXIN KOOBAN QALINKII SICIID XAGAA.
Baruurta caloosha gasha ayaa noqotay xaqiiqo nolosha dad badan oo malaayiin dunida ku nool .Waxyaabo badan ayaa ka mas’uul ah baruurta caloosha gasha waxaana ka mid ah hab-nololeedka iyo habka isku aadka cuntada. Ma yara baadhitaanka laga sameeyay waxyaabaha ku saabsan buurnida xadkeeda dhaaftay dawada ugu muhiimsan ee ruuxa nuucaas la siiya ayaa ah jimcsi […]
Apr 24 2014 | Posted in
Cafimadka,
Wararka | Read More »
Baaritaan la sameeyay oo lagu Ogaaday tirada ku geeriyootay Qiica Diyaaradaha
Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa waxay ku sheegtay in qiica ay hawada ku sii daayaan diyaaradaha sanadwalba ay u geeriyoodeen dad tiradooda lagu sheegay 7 million oo ruux dunnida oo dhan. Warbixintaan waxaa lagu sheegay in xog ururin ay WHO samaysay ay ku ogaatat in dad badan noloshooda […]
Apr 16 2014 | Posted in
Cafimadka,
Wararka | Read More »
ARRIMAHA CAAFIMAADKA ( 8 calaamadood ee cudurada kelyaha ) 8 Symptoms of Kidney Disease
Aqriste waxaan kuu soo gudbinayaa qaar ka mid ah xanuunaa ku dhaca kelyaha iyo calaamadaha lagu garto. Xanuunka ku dhaca kelyaha ayaa noqday tobankii sano ee u danbeeyay mid ay ka cawdaan dadka soomaaliyeed mana jirin laba sano ka hor mashiinka kelyaha sifeeya deegaanaadada afka soomaaliga looga hadlo, immika se magaalooyinka sida hargeysa waad ka heleysaa. […]
Feb 17 2014 | Posted in
Cafimadka,
Wararka | Read More »
Cabista Sigaarka oo laga qaado cuduro badan sida Indho la’aan qofka ku dhacda!!!
Warbixin cusub oo dhawaan ay soo saartay dowlada Mareykanka ayaa qatar miiran ka dhigtay Sigaarka oo la sheegay inay cabaan dad gaaraya 967 milyan oo daafaha caalamka ku dhaqan. Warbixinta ayaa lagu xusay in qatarta caafimaad ee sigaarku leeyahay ay ka gudubtay kasarkii ku dhacayay sababada dadka jiida qaaca sigaarka. Waxaana la sheegay inuu sababo […]
Jan 20 2014 | Posted in
Cafimadka,
Wararka | Read More »
Daraaso lagu Ogaaday in Haweenka isticmaala Muqaadaraadka ka raagan dhalmada.
Khubaro ku xeel-dheer Arrimaha Caafimaadka ayaa waxa ay sheegen baaritaan ay sameeyen inay ku Ogaaden in Dumarka Isticmaala Balwada ama Muqaadaraadka ay intooda badan ka raagan Dhalmada. Dr. Zain Al-abidiin Bin Suldaan oo u dhashay Dalka Imaaraadka carabta, ayaa waxa uu Tilmaamay in baaritaano ay sameeyen ku Ogaaden in Dumarka isticmaala Muqaadaraadka ay ku guul […]
Sep 13 2013 | Posted in
Cafimadka,
Wararka | Read More »
Ragga iyo Dumarka jecel inay is-caateeyaan oo loo helay Waxey isku caateeyaaan.
Daraasad iyo cilmi baadhis caafimaad oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in isticmaalka xab xabka ama Qaraha uu yahay mid wax weyn ka taraya in miisaanka jidhkaagu noqdo mid hoos u dhaca, adiga oon wax gaajo ah dareemin. Xab-xabka ama Qaraha ayaa lagu sheegay inuu leeyahay kuleyl yar oo gubi kara xeyrta, waxaana miisaankaagu u […]
Sep 11 2013 | Posted in
Cafimadka,
Wararka | Read More »
Cilmi baaris lagu Ogaaday in Dumarka Jecel Heesaha ay ka raagan Guurka.
Prof. Welsan Danyel oo u dhashay dalka Holan, ayaa waxa uu sheegay in Cilmi baaris ay sameeyen ay ku Ogaaden in Dumarka inta badan Wakhtiga u hura dhageysiga Heesaha ay ka raagan Guurka. Prof. Welsan Danyel, waxa uu Tilmaamay in Cilmi baaristaasi ay wada sameeyen ku dhawaad 12-Khubaro oo u kala dhashay Caalamka gaar ahaan […]
Sep 10 2013 | Posted in
Cafimadka,
Wararka | Read More »
Qiiqa Badan ee Baabuurta iyo Looxaanta la Shito oo Sababa Xiiq Halisa
Dhakhaatiirtan oo ka tirsan jaamacadda Melbourne waxay tilmaameen 80% cudurka ashmada laga qaado dikhawga ay hawada ku sameeyaan baabuurta tirade badan. Qiiqa xooggan ee ka dhasha baabuurta iyo looxaanta wax lagu karsado amma xilliyada qaboobaha la isku diiriyo ayaa khubaro caafimaad oo u dhalatay dalka Australia sheegeen in laga qaado cudurka xiiqda, kadib markay muddo […]
Aug 26 2013 | Posted in
Cafimadka,
Wararka | Read More »