1: Sunday, June 30, 2013 - 07:51:46
2: 978 Jeer.

Bayern Munich oo 15-1 ku badisay kulankii koopwaad ee Pep Guardiola

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

pp92182_heroa
Bayer Munich ayaa ciyaar waali ku soo dhoweysay macalinkeeda cusub Pep Guardiola

Bayer Munich ayaa ku badisay 15-1 kulankii koowaad ee tababare Pep.

Munich ayaa la ciyaartay kooxda Wildenau oo ah koox ay taageeraal lee yihiin oo fadhigeduu yahay Munich .

Qeybtii hore ayaa lagu kala nastay 3-0 oo Bayer Munich ku horeyso waxaana ay goolashuu ka yimadeen Thomas Muller iyo labada wiil ee dhalin yarada ah ee Oliver Markoutz iyo Vladimir Rankovic.

Qeybtii labaad ayey Bayer heshay 12 gool waxaana ciyaarta xidigo ka ahaa Patrick Weihrauch, Julian Green, Franck Ribery, Mitchell Weiser iyo Toni Kroos

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed