Waxaa la daabacay: Wednesday, May 21, 2014 - 10:58:14
Waxaa la aqristay: 501 Jeer.

Barcelona oo usoo dhar badalatay xagaaga dambe si ay koobab u qaado+sawiro

Waxaa Qoray:

meed

Barcelona ayaa soo bandhigtay fanaanada ay xiran doonto xili ciyaareedka soo aadan ee 2014-15 marka ay ku ciyaareyso garoonkeeda.

Kooxda Spain ayaa rajeyneysa iney naqshadan cusub kula guuleystaan horyaalka La Liga maadaama kii xili ciyaareedkan ay ka qaaday kooxda Atltetico Madrid.

Xiddigaha Barcelona B,iyo Barcelona ee kala ah Sergi Samper, Edgar Ie and Jean Marie Dongou Tsafack oo Barcelona B- ah iyo Neymar, Andres Iniesta, Gerard Pique, Xavi, Lionel Messi iyo Sergio Busquets oo iyagana ka tirsan Barcelona ayaa soo bandhigay naqshadan guduudka iyo buluuga.

Markii ugu horeysay calanka Barcelona ayaa ka soo muuqan doona fanaanada kooxda waliba afka hore.

Barcelona ayaa u magacowday xilka macalinimo ciyaaryahankeedii hore ee Luis Enrique kaas oo badalaya Gerardo Martino.

Old and new: Xavi, Edgar Ie, Gerard Pique, Sergi Samper, Andres Iniesta, Neymar, Lionel Messi, Jean Marie Dongou Tsafack and Javier Mascherano pose in the new kit

New era? The new shirt features thicker, bolder stripes

Represent: It is the first time the Catalan flag has appeared on the front of the club¿s shirt

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨