Stories written by Siidi

MAXAA KEENA DHIDIDKA BADAN SIDEESE LOOGA HORTAGI KARAA ?

Dhididka ka yimaada jidhka waa hab dabiici ah isla markaana qabooja jidhka laf ahaantiisa,waana cusbada jidhka ku jirta ee saaidka ah in uu ruuxa dibada u saaro. Dhididka dhaafsan baahida jidhka waa dhibaato dadka qaar ay qabaan marka loo eego caafimaad ahaan,waa xaalad riyo guud sameysa malaayiin ruux. Dhididka inta badan waxa uu ku lug […]

Sorry Montalivo iyo Rossi, Xulka Talyaaniga oo lamagacaabay 23-ka ciyaaryahan ee usafraya Brazil

Tababaraha xulka Azzurri Prandelli ayaa ku dhawaaqay 23-kiisa ciyaartooy ee usocdaali doona dalka Brazil iyadoo laga tagay ciyaaryhanada Montalivo, Rossi iyo Ranocchia. Montalivo ayaa xalay soo gaaray dhaawac culus kulankii ay xulkiisa la ciyaareen kooxda Ireland halka Rossi iyo Ranocchia si bareer uu odayga ugu tagay ka dib markii ay bandhig fiican sameeyeen ciyaartooyda kala […]

Shriwaynihii ururka Umis ee sanadka 2014 ka SAWIRO+

Waxaa shalay lugu qabtay hoolka shirarka ee Tjärnaängskolan shir sanadeedkii ururka Umis ee sanadka 2014 ka. Shirka oo ahaa mid aad loosoo agaasimmay ayna aksoo qaybgaleen qiyaastii 230 qof oo jaaliyadda soomaliyeed ee magaalada daggan katirsan iyo masuuliyiin kasocdo magaalada Borlänge iyo sidoo kale dhakhaatiir iyo xirfadlayaal kala duwan ururkana kala qaybqaatay waxqabadkiisa rasmiga ah. […]

MAALMAHAAN QOSOL MAKUGU BAAQDAY ILA DAAWO ADAA QOSOL KU WAALAN DOONEE

Baryahaan qosol makugu baaqday oo ma doonaysaa inaad si fiican u qososho, waayahay soo qaado walax aad isaga tirtirto ilinta kaa imaan doonta waxaan idiin hayaa qosolkii ugu danbeeyey ee 2014-ka. Qosolkaan ayaa waxaa soo diyaariyey shirkada GAGS oo dadka ka yaabisa marka danbenta runta tusisa waxaadna ka heli doontaa waxyaabo badan oo ku cajaa’ib […]

Duulimaad toosa Europe To mogadishu iyo Diyaarada Flyolympic

Bulshada somaliyeed waxaa la ogeysiinayaa in shirkada duulimaadka fly olympic ay bilaabeyso duulimad keedii ugu horeeyay ee Europe ilaa muqdisho. Flyolympic oo ah shirkad ka shaqeysa wadama dhowra oo caalamka ayaa waxaa ay dhawantan kusoo dartay Duulimaad Toosa oo ah europe To mogadishu , Nooca diyaarada waa 767-300 waxaana Halkii mar Rakaab raaci doona 274 […]

WAR AAN KUU HAYAA: Xisbiga Cunsuriga Sweden oo hab casri ah u ugaarsanaya Soomaalida Sweden ku nool

Xisbiga cunsiriga ee dalka Sweden- Sverigedemokraterna ayaa waxaa uu wadaa olole aad u balaaran oo lagu cambaareynaayo dadka soomaaliyeed ee ku nool dalkan Sweden. Qaar ka mid ah warbaahinta Sweden ayaa waxaa ay soo bandhigeen sawiro si qarsoodi ah xisbiga cunsurigu uga qaaday dad Soomaaliyeed oo meelo kala duwan jooga. Tusaale ahaan xayeysiin meelo badan […]

WAR DEG DEG AH: Wasiirka Amniga xukuumada Federalka oo xilkiisa iska casilay DAAWO VIDEO-GA WASIIRKA OO IS CASILAY

War deg deg ah: Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa iska casilay xilka Wasiirka Amniga xukuumada Federaalka Soomaaliya isagoo cod usii daayey lagu xaqiijiyey. Wasiirka oo shir jaraa’id qabtay ayaa afkiisa ku qirtay inuu xilka iska dhigay wuxuunta istaqaalidiisa u gudbiyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya. Wasiirkii amniga C/kariin Xuseen Guuleed ayaa caawa ku dhawaaqay in […]

WAR MUHIIM AH: Cumar Filish oo la xaqiijiyey inuu caafimaadkiisa aad u wanaagsan yahay

Warar rasmi ah oo an ka helnay xaalada Cumar Maxamed Maxamuud Filish ayaa la xaqiijiyey inuu aad u wanaagsan yahay aysana jirin dhibaato weyn oo soo gaartay. Ilo muhiim ah oo aan la xiriiray ayaa ii xaqiijiyey in Cumar Filish oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo maanta dhaawac kasoo gaaray Golaha baarlamaanka oo […]

DIGNIIN HA DAAWAN HADAAN AWOODIN: Dagaalka maanta lagu qaaday Baaralamaanka Somalia iyo meydadkii Al-shabaab oo lasoo bandhigay SAWIRO BADAN:

Waxaa maanta dhacay dagaal dhex maray ciidamada dowlada iyo ururka Al-shabaab Al-Qaida ee soo weeraray xarunta golaha Shacabka oo ay ku shirayeen xubnaha Baarlamaanka Somalia. Dagaalka oo saacado badan socday ayaa gabi ahaan laga taqalusay kooxihii soo weeraray iyadoo dagaalka ay ka qeyb qaateen ciidamada sida gaarka u tababaran ee kumaandooska Somalia kuwaasoo ku guuleystay […]

Real Madrid oo markeedii 10-aad hanatay Champion League-ha SAWIRO+

Real Madrid ayaa hanatay markeedii 10-aad ee Champion League-ha iyadoo Cristiano Ronaldo uu dhaliyey goolkiisa 17 -aad oo ah rikoor uu dhigay hal xilli ciyaareed oo Champion-ka ah. Diego Godin oo ah ninka mar waliba kooxdiisa ka fajiya oo difaaca ugu ciyaara Atletico Madrid ayaa daqiiqadii 36-aad gool aan sidaasi u kululeyn madaxa ku dhaliyey […]