Angel di Maria”Champions league ayey Real Madrid qaadeysaa maku riyoon xitaa
Angel di Maria ayaa qirtay iney yaab la noqotay misana uu rumeysan Karin in Real Madrid ay ku guuleysato Champions league. Los Blancos ayaa labo daqiiqo oo ka hartay Ciyaarta ku bar bareeysay Atletico Madrid oo qeybta hore ku hogaamineysay goolkii Diego Godin. Sergio Ramos ayaa bar bareeyay waqtiga geerida goolka bar baraha kadibna Seddex […]
May 25 2014 | Posted in
Sports | Read More »
Sergio Aguero “Lionel Messi ayaa inoo qaadaya koobka Adduunka
Weerarka Manchester City Sergio Aguero ayaa sheegay inuu haatan si fiican u soo caafimaaday uuna diyaar u yahay in Lionel Messi uu kala qeybgalo koobka Adduunka. Aguero ayaa dhaawac u seegay kulamo badan xagaagan,laakiin waxaa uu dhaliyay 28 gool 34 safasha ah. Weeraryahanka Man City oo la hadlayay majalada Times of India ayaa qaba […]
May 25 2014 | Posted in
Sports | Read More »
Marquinhos oo aqbalay inuu ku biiro Barcelona
Daafaca PSG Marquinhos ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo xiisaha ugu imaanaya kooxda Barcelona oo raadinaysa daafac dhexe sanadkan,xili PSG iyana ay soo qaadatay David Luiz. Kooxda Ligue 1 yaa la rumeysan yahay in €49.5 Milyan ay kula soo wareegtay xiddiga 27 jirka . Marquinhos ayaa sheegay ineysan wax ka quseyn imaanshaha Luiz wal walna […]
May 25 2014 | Posted in
Sports | Read More »
Sir Alex Ferguson oo abaalmarin gudoonsiiyay Angel Di Maria
Sir Alex Ferguson ayaa abaalmariyay xiddiga Real Madrid ugu wanaagsanaa ee Angel Di Maria kaas oo la dhihi karo waa geesiga Real . Ferguson ayaa la dhacay qaab ciyaareedka xiddiga Argentine waxaana uu u doortay xiddiga ugu fiicnaa garoonka ee man-of-the-match. Shaqsiyan ayaaa u gudoonsiiyay ciyaarta kadib Ferguson Angel Di Maria abaalmarinta. Macalinkii hore […]
May 25 2014 | Posted in
Sports | Read More »
Ashley Cole oo kala doortay kooxaha Real Madrid,Liverpool iyo Man City
Ashley Cole ayaa la sheegay in dooqiisa koowaad kooxda uu ku biiri lahaa ay tahay kooxda Spain ee Real Mdarid. Majalada Mirror ayaa qortay in ciyaaryahanka ay doonayaan kooxaha Liverpool iyo Man City,waxaana 33 jirkan uu doonayaa in heshiis labo sano uu qalinka ugu duugo koox ka qeybgaleysa Champions league. Jose Enrique oo ah macalinka […]
May 25 2014 | Posted in
Sports | Read More »
Rikoorada laga diiwaangeliyay kulankii Real Madrid iyo Atletico Madrid
Halkan waxaa ku ogaaneynaa maanta rikooradii laga diiwaan geliyay Finalka Champions league ee ay Real Madrid ku guuleysatay. Sheekooyinkan ayaan ka soo uruurinay majalado badan oo wax ka qora ciyaaraha kubada cagta. Waa nabadgalyadii ama macsalaameyntii koobkan,sheekooyinkii la diiwaangeliyayna waa kuwan. Waxaa uu ahaa Finalkii ugu horeeyay ee Atletico Madrid ay gaarto tan iyo […]
May 25 2014 | Posted in
Sports | Read More »
Kama xunni:Barcelona oo hambelyeysay Real Madrid
Barcelona ayaa durba ciyaartii xalay kadib hambalyo geesinima leh u dirtay kooxda ay xifiltamaan ee Real Madrid oo ku guuleysatay Champions league. Waxaa jirta cadaawad weyn oo u dhaxeysa Barcelona iyo Real Madrid sidaa daraadeed ayuu kulankooda marka ay ciyaarayaan labadooda u noqday kan loogu daawasho badan yahay kubada cagta kooxaha. Marka ay timaado farxad […]
May 25 2014 | Posted in
Sports | Read More »
Maalin U weyn Real Madrid,Daawo Sawirada Xiddigaha Real Madrid oo ku noqday Spain kuna dabaaldagay koobkoodii 10 aad
Cristiano Ronaldo iyo Gareth Bale ayaa kula soo laabtay magaalada Madrid koobka Champions league waxaana ay ahaayeen dhaliyaasha goolashii ay xalay kooxdooda ay kaga badisay Atletico Madrid. Durba ciyaaryahanadan ayaa ka soo dhaqaaqay magaalada Lisbon oo lagu ciyaaray Finalka waxaana ay u soo jiheysteen caasimada Spain ee Madrid. Subaxnimadii maanta ciyaaryahanada Madrid oo Bas […]
May 25 2014 | Posted in
Sports | Read More »
Waa dalkee kan heysta koobabka ugu badan Champions league Spain,England iyo Italy
Hadii aynu ogaanay in Real Madrid ay tahay kooxda ugu koobabka badan Champions league kuna guuleysatay 10 jeer,markana waxaana baraneynaa dalka ugu qaadista badan koobkan. Waxaan la soconaa in dal waliba ay koox ka socoto kuna guuleysatay tartankan,muhiimada ayaana ah dalkee ayuu noqonayaa kan ugu badan kooxaha dalkiisa isku dar ay qaadeen. Tusaale ahaan […]
May 25 2014 | Posted in
Sports | Read More »
Maxaad ka taqanaa 10-ka Xiddig ee ugu goolasha badan koobka Yurub
Maadaama uu soo gaba gaboobay ciyaaraha Champions league ayaan ugu tala galnay macaamaasheena iney ka bogtaan dhacda walba oo ka dhacday tartankan. Warbixintan ayaa iyana daba joogta warbixano badan oo aan maanta soo daabacnay kuna saabsan Champions league. Tani waxaa ay ka hadleysaa waa kuma tobanka gool dhaliyaa ee ugu goolasha badan taariiqda Champions league. […]
May 25 2014 | Posted in
Sports | Read More »