MOGADISHU — As the Daily Sabah, we organized a trip to Somalia’s capital Mogadishu, which is the most dangerous city in the world, according to the United Nations. In the country, which was ruined during the decades-long civil war that partially continues, we saw investments made by the Turkish government and Turkish NGOs. Although Turkey […]
Jun 11 2014 | Posted in
English |
Read More »
Digniin laga soo saaray halis cudurka jadeecada oo ka dhacda Soomaaliya
War bixin ay siu wada jir ah usoo saareen hay’adaha UNICEF iyo WHO ayaa waxaa ay ku sheegeen inay jirto halis la xariirta cudurka Jadeecadda oo ka dilaacay dalka Soomaaliya loona baahanyahay in la qaado tilaabo deg deg ah oo looga hortago. Warbixintaan waxaa lagu sheegay in kumanaan caruur ah ay halis ugu jiraan inay […]
Jun 11 2014 | Posted in
Wararka | Read More »
AU Special Representative expresses concern over tensions in Lower Shabelle
AU Special Representative for Somalia Ambassador Mahamat Saleh Annadif expresses concern as tension continue to mount between warring clan militia fighting in Lower Shabelle and called on the parties to immediately desist from any form of violence. “I call for calm and reconciliation. The situation will not be resolved by violence. All parties must refrain […]
Jun 9 2014 | Posted in
English | Read More »
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya oo Walaac ka muujiyay isku dhacyada ka taagan Gobolka Shabelle Hoose
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Mahamat Saleh Annadif ayaa muujiyay walaaciisa dagaalada ka sii dhex socdo dhinacyada ku dagaalamayo gobalka Shabelle Hoose wuxuuna ugu baaqay dhinacyadaas inay si deg deg ah u joojiyaan gacan ka hadalka. “Waxaan ku baaqayaa degenaansho iyo dib u heshiisiin. Xaalada laguma xalin karo gacan ka […]
Jun 9 2014 | Posted in
Wararka | Read More »
Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo maanta u fariistay imtixaanka finalka + Sawirro
Ardayda wax kabarata kulliyadaha iyo qaybaha kala duwan ee jaamacadda Muqdisho ayaa 31/05/2014ka waxay u fariisteen imtixaankii finalka semestkiisa 2aad ee sanad jaamacadeedka 2013/2014 iyadoo qeybta boosaasana ay iyagana maalmo ka hor ufariisteen. Diiwaanhayaha guud ee jaamacadda muqdisho Dr – maxamed xasan nuur oo warbaahinta lahadlayey ayaa sheegay in maanta ay utahay farxad weyn ilaahayna […]
Jun 9 2014 | Posted in
Wararka | Read More »
U.S., citing new hope for Somalia, to name Somalia ambassador
(Reuters) – The United States, seeing new hope for Somalia, will appoint a new ambassador to Mogadishu for the first time since closing its embassy there 23 years ago as the East African country descended into chaos, a senior U.S. government official said on Tuesday. Wendy Sherman, Under Secretary of State for Political Affairs, didn’t […]
Jun 4 2014 | Posted in
English | Read More »
Cunning White Widow ‘posed as a UN aid worker to trick Somali police into giving her a lift to army barracks in bid to blow up Kenyan soldiers’
White Widow Samantha Lewthwaite posed as a UN aid worker in a bid to try and trick police into escorting her to a military base so she could bomb Kenyan soldiers in Somalia, it has been reported. The British fugitive, who is a mother-of-four and originally from Aylesbury, Buckinghamshire, is said to be one of […]
Jun 4 2014 | Posted in
English | Read More »
Suldaan Raage oo ka mid ah Salaadiinta Puntland oo maalintii labaad amar Madaxweyne lagu xiray
MUQDISHO: Suldaanka Cismaan Maxamuud ee Beesha Muuse Suldaan Raage Sheekh Maxamuud oo ka mid ah Salaadiinta Puntland ugu Caansan ayaa maalintii labaad wuxuu ku xiran Xabsi ku yaala magaalada Boosaaso. Xariga Suldaanka ayaa lagu waramaya inuu ahaa amar Madaxweyne, Iyadoo markii Xabsiga la dhigay Suldaanka ay Xiriir la sameeyeen Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas […]
Jun 4 2014 | Posted in
Wararka | Read More »
DEGDEG: Ruux doonayay inuu is qarxiyo oo Addis-Ababa lagu qabtay
Qeybta la dagaalanka argagaxisada ee ciidamada amaanka dalka Ethiopia ayaa war ay maanta soo saareen waxay ku sheegeen inay ka hor tageen weerar is qaraxin ahaa kadib markii ay gacanta ku dhigeen ruuxii fulin lahaa oo Xarakadda Al-Shabab ka tirsan sida warkaan lagu yiri. Warkaan oo ay warbaahinta Ethiopia si guud u qoreen waxaa lagu […]
Jun 4 2014 | Posted in
Wararka | Read More »
Ex. Xildhibaan Cali Gacal Casir: “Dalka wuxuu khatar ugu jiraa in dib loogu celiyo xilligii KMG-nimada”
Ex Xildhibaan Cali Gacal Casir oo ka mid ahaa mudanayaashii hore ee Golihii Baarlamaanka KMG ahaa ayaa ka hadlay xaaladda wadanka uu marayo maanta, gaar ahaan markii uu dalka ka baxay xilligii KMG ahaa loona gudbay Dowlad Federaalka rasmi ah oo uu madaxweyne u yahay Xasan Sheekh Maxamuud. Waxa uu sheegay Ex- Xildhibaan Cali Gacal […]
Jun 4 2014 | Posted in
Wararka | Read More »