Stories written by bakhiit

Maxaa ka taqaana Madaxda Caalamka ee ugu isticmaalka badan Twitter-ka

Hoggaamiyayaasha Dowladaha ilaa Ardayda Dugsiyadda ayaa si darandoori u adeegsada isticmaalka Aalladda Twitterka oo ka mid ah Warbaahinta ay Bulshadad ku wada xiriiraan. Hoggaamiyayaasha Qaaradda Afrika ayaa iyaga ugu badan Hoggaamiyayaasha sida joogtadda u adeegsata Twitterka, iyadoo Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta Hoggaamiyaha AFrikaanka ee Taageerayaasha ugu badan ku leh Twitterka. Waxa Kaalinta Labaad ku jira […]

Raashiya oo Boliska Kenya u tababarayso La-dagaalanka Argagixisadda

Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibedda ee dalka Raashiya, Gennady Gatilov ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay Boliska Kenya siiyaan tababar si ay uga hortagaan weeraradda Kooxaha Argagixisadda. Waxa uu hadalkaasi ka sheegay mar uu Madaxweynaha Kenya kula kulmay Aqalka Dowladda ee magaalladda Nairobi. Gennady Gatilov waxa uu ku yaboohay inay 25 Saraakiil Bolis siinayaan Deeq Waxbarasho […]

DAAWO SAWIRADDA. Wasiirka Warfaafinta oo ka qeyb galay Shir looga hadlayo Xeerka Saxaafada

Shirkan ka dhacay maanta Muqdisho ee uu ka qeyb-galay wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow, ayaa waxaa soo qaban qaabiyey kooxda dhanka Warbaahinta ka taageerta Soomaaliya, waxaana kulanka sidoo kale ka qeyb-galay masuuliyiin ka socotay Warbaahinta madaxa banaan. Kulanka oo ahaa mid aad u dheer ayaa inta uu socday waxaa la […]

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo goor dhow gaaray Magaaladda Kismaayo.

Warka naga soo gaarayo, Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in Wafdi ka socdo Qaramada Midoobay uu gaaray Magaalada Kismaayo. Wafdiga ayaa waxaa hogaaminaayay Madaxa Arrimaha Bani’aadannimada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan  Soomaaliya, Mr Philippe Lazzarini. Sidoo kale, wararku waxa ay intaa kusii darayaan in Wafdiga ay kulamo kala duwan  la qaateen […]

Howl-galada Ciidamada oo loo weeciyay Ugaarsiga Wariyaasha”Wariye Afar Maalmood Kuxiran Muqdisho

Ayadoo Dowlada Soomaaliya caan kutahay Howl galo xoogan ay ksameyso Gudaha Soomaaliya kasoo ay sheegto in oga dabatageyso Falalka amni darada kadhaca caasimada. Ciidamada Dowlada oo isugu jira Boolis Alpha Group iyo Waliba Nabad sugida oo kaabayaan kuwa Amisom ayaa mar waliba howl galo xoogan kasameeyo Degmooyinka muqdisho kuwaasi oo kusoo qab qabtaan dad aad […]

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo xusay Maalinta 26-ka June, una hambalyeeyay dadka Soomaaliyeed

26 June, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa hambalyo ku aaddan 26-ka June, oo ah maalintii 1960-kii calanka Soomaaliyeed laga taagay ciiddeena, u diray dhammaan ummadda Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan, isagoo sheegay inuu dadkiisa la qaybsanayo farxadda maalintan oo lagu xusayo geesiyadii naftooda u huray in dalku […]

Ra’isulwasaare C/weli oo Malabo uga qeybgalaya shirka madaxda Afrika oo maanta furmay

Magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shirka madaxda Afrika oo uu Soomaaliya uga qeybgalayo ra’isulwasaarha xukuumadda federaalka Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed oo uu wehliyo wasiirka arimaha dibedda C/Raxmaan Ducaale Beyle iyo mas’uuliyiin kale’ Kulankan oo socon doonaa ilaa maalinimada jimcaha ah ee nasoo aadan ayaa waxaa […]

Al Shabaab insurgents attack hotel in central Somalia

Thursday, June 26, 2014 MOGADISHU—- Explosions and gunfire were heard on Thursday at a hotel in central Somalia used by Somali soldiers and Djiboutian peacekeepers working for the African Union (AMISOM), residents said.Militant group Al Shabaab said it was behind the attack.“Our well-armed Mujahideen in similar uniform entered Hotel Amalow in Bulobarde again. They are […]

Shebab fighters attack African Union base in Somalia

Thursday, June 26, 2014 Al-Qaeda-linked Shebab commandos on Thursday attacked an African Union military base in central Somalia dressed in stolen government army uniforms, killing at least two soldiers from Djibouti, the AU force said.The Shebab said their gunmen stormed the compound of a hotel where Djiboutian troops with the AU force were based in […]

WARBIXIN. Dambiyada lagu galo internetka oo ku badanaya dalka Kenya

Helitaanka internetka iyo horumarka teknolojiyada oo ku sii badanaya Kenya ayaa sabab u ah hal-abuurka iyo kobaca ganacsiga, laakiin isla hal-abuurkaas ayaa sidoo kale shacabka halis u galiyay khataraha amnidarrada internetka la xidhiidha, sida ay sheegtay warbixintii dhowaan soo baxday. Kenya ayaa khasaarta qiyaastii 2 bilyan oo shilin($22.8 milyan) sannadkii dambiyada la xidhiidha internetka aawadood, […]
















| Designed by Jimcale