1: Saturday, May 25, 2013 - 13:59:10
2: 529 Jeer.

Arsenal oo mushaar £200,000 ugu yaboohday Rooney.

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

rooneyKooxda Arsenal ayaa diyaar u ah in ay bankigeeda ujabiso weeraryahanka kooxda ,Man United Wayne Rooney.

Sportmail ayaa sheegtay in The Gunners ay si rasmi ah udooneyso super star-ka England.

Arsenal ayaa waxaa y gudaheeda ka dooday in Wayne ay umuujiyaan rabitaan buuxa,

Xaga musharka ay la sheegay in ay doonayan in ay asbuucii Rooney siiyaan lacag dhan £200,000 ,uuna usaxiixo heshiis 5 sano ah.

Rooney ayaa xiligaan waxaa uu United ka qaataa aduun dhan £250,000-asbucii.

Waxaa ay sidoo kale Arsenal ubalan qaaday boos joogta ah ,waxaana sidoo kale jira warar aan la xaqiijin oo sheegaya in xitaa kabtanimada loo ogol yahay.

Isku deyga Arsenal ayaa aaminaya xili maamulka United ay shegen in aaney iibin doonin Rooney.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed