1: Tuesday, June 10, 2014 - 08:36:53
2: 283 Jeer.

Arsenal oo la soo wareegeysa Steven Caulker

Waxaa Qoray:

 

carl

Arsenal ayaa u soo bandhigeysa xiisaheeda daafaca kooxda Cardiff City Steven Caulker,waana dalab lagu tilmaamayo inuu yahay mid si lama filaan ku dhacaya.

Tababare Arsene Wenger ayaa horay u doonayay xiddiga kale ee ay isku kooxda yihiin daafacan ahna goolhayaha koowaad David Marshall.

Macalinka France ayaa raba in Steven Caulker uu u fariisiyo kursiga keydka labadiisa daafac ee kala ah Laurent Koscielny iyo Per Mertesacker,si kii dhaawacma uu ugu badasho.

Ciyaaryahankan ayaa waxaa uu bartilmaameed u yahay kooxaha kala ah Swansea,kooxdiisii hore Tottenham, Southampton iyo Liverpool

Caulker ayaa ugu soo biiray Cardif £8million Tottenham July 2013.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨