1: Tuesday, July 2, 2013 - 14:34:27
2: 852 Jeer.

Arsenal oo ka cabsi qabta in laga dul qaado Rooney iyo Higuain – SABAB?

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

Rooney--Higuain-sKooxda Arsenal ayaa cabsi xoog leh la soo daristay taas oo ah in lagu garaco saxiixa xidigaha Wayne Rooney iyo Gonzalo Higuain.

The Gunners ayaa diiradu usaarneyd labadan nin tan iyo dhamadkii xagaga,

Laakiin jariirada London Evening Standard ayaa sheegtay in Arsenal ay hada dareemeyso walaac ah in loogaga adkaan karo Rooney iyo Higuain.

Sababta ayaa ah Wenger oo Rooney ku raba £20 million oo qura halka Higuain uu dul dhigay £19 million oo kaliya,

Waxaa laga yaba in labada ninba aaney iibsan Arsenal hadii uusan Wenger wax ku darin lacagaha ayey tiri London Evening Standard.

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed