1: Sunday, June 2, 2013 - 16:24:34
2: 507 Jeer.

Aniga howl iga badan ayaa kuu taal :-Luis Suarez oo ujawabay David Cameroon

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

suucle-2334623-1A175939000005DC-739_634x413
Weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez ayaa ujawaabay Ra’iisul wasaare David Cameron ,kaas oo madax xanuun ka qaaday qaniiyadii Branislav Ivanovic iyo cunsuriyaadii Patrice Evra.

“Oo marka uu lee yahay caruur caruur muu ka walaaco ma waadniinta UK ,ayuu Suarez usheegay warbaahinta wadankiisa .

“Aniga howl iga badan ayaa kuu taal Mudane ,ogow tani waa kubbad ayuu sidoo kale yiri Luis Suarez.

Cameroon ayaa horey usheegay in dhaqamada Luis Suarez ay ku ciyaarayan jiilka cusub ee aduunka .

Jawaabtan ayaa sii muujineysa in Suarez uu doonayo in uu ka tago England.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed