1: Friday, June 28, 2013 - 09:49:52
2: 822 Jeer.

(7-QODOB). Wax ka Ogaaw Faa’iidada ku jirta ciyaarta sariirta ee xalaasha ah.

Waxaa Qoray: Qadro Xusein

tttytyt

Warbaahinta ka faaloota sirta Nolosha ee soomaalidamaanta qeybteeda Arrimaha bulshadda waxay maanta kuu haysaa sir Culus oo dhanka Raaxada iyo Baashaalka ah taasi oo ay ka Faa’iidayaan dhammaan dadka Xalaasha ku wada nool.

Qabaabkan Xalaasha ah  oo Naxariis wadata Galmadaasi waxa aad ka faa’iidaysaa waxyaabahan soo socda:-

1- In Jirka iyo maskaxda ay firfircooni galiso.

2- Dareemayaashada oo Fudeed ka hela.

3- Madax wareerka oo kaa ba’a

4- Waswaaska Iyo Shaydaanka ayay kaa raacdeysaa.

5- Waxay xoojisaa aragga, waxayna wanaajisaa wadnaha, kaalmeysaana qashin saarka kilyaha.

6- Dhiiggay cusbooneysiisaa.

7- Waxaa ku bogsada dadka balqanku faraha ba’an ku haayo.,

Haddaba Qodobadaani ha Akhrisan haddii Xalaal aadan ku sameesaneen waxyaabaha aan qarash walba ku bixino oo aan idinku faa’iidayno si xalaashiina aad si wanagsan ula raaxeesataan.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed