Jose Mourinho oo baashi hoor ah aaqir u qabsaday. Atletico Madrid oo finalka gaartay SAWIRO+
Kooxda Atletico Madrid ayaa si xarago iyo ciyaar wanaag ku jirto ugu adkaatay kooxda Jose Mourinho oo caawa kusoo gashay qaab ciyaareed aad u liita iyo taaktiik aan waxba ka jirin. Jose Mourinho caawa kuma uusan soo galin inuu badiyo wuxuuna garoonka soo galiyey ilaa lix difaac oo kooxdiisa ka tirsan waxaana ay sababtay in […]
Apr 30 2014 | Posted in
Sports | Read More »
DAAWO SAWIRADDA. Askari si arxan daro ah u dilay gabar uu qabo Habaryateed
Askari katirsan Ciidanka Milatariga Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si naxariis daro ah dhawaan waxa uu u jir dilay una garaacay gabar afar sano jir ah oo la sheegay in uu qabo Habaryateed, waxa ayna la nooleed habaryarteed , Gabadhan waxaa dhawaan Geeriyooday aabaheed ,waxaana la tilmaamay hooyada dhashay gabdahan in Madaxa loogu jiro sida laga soo […]
Apr 30 2014 | Posted in
Layaabka,
Wararka | Read More »
DAAWO SAWIRADDA. Akhristow waligaa ma aragtay Cabitaan laga sameeyay Mas iyo xeywaanaad kale
Waxaa arkaysaa cabitaano fara badan ee laga isticmaalo dunida taasoo aan hal maalin xitaa aan wax dhib ah ayna kala kulmin dadka isticmaala cabitaankan. Cabitaanadan oo laga sameeyay xaywaano fara badan ku waasi oo ay inta badan dadka ka cabsadaan markay arkaan, waxaana ka mid ah -cabitaan laga sameeyay xaywaanada yar yar 2-cabitaan laga sameeyay […]
Apr 30 2014 | Posted in
Layaabka,
Wararka | Read More »
TOP NEWS. Ciidamadda Ethiopia oo xiray Sargaal ka tirsanaa DFS oo iibsaday Maxaabiis Alshabaab aheyd
Warka naga soo gaarayo dhanka Gobolka Gedo, ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Itoobiya ee ku sugan Gobolka Gedo ay xabsiga dhigeen Sarkaal ka tirsan Ciidamada Militeriga DFS. Sargaalka la xiray ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Diyaad Cabdi Kaliil, waxaana goor dhow ee manta ah lagu soo baraarugay inuu u xiran yahay Ciidamadda Ethiopia ee gobolkaasi […]
Apr 30 2014 | Posted in
Wararka | Read More »
Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Madaxa Hay’adda ILO Ee Somalia
Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha Dawladda Puntland Ing. Cabdi-xakiin Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa xafiiskiisa saaka ku qaabilay madaxa hay’adda ILO ee Somalia PAUL CROOK. Madaxweyne Camey iyo Mr PAUL ayaa ka wada hadlay mashaariicda kala duwan ee ay hay’adda ILO ka fuliso Puntland , kuwaasi oo ay ka mid […]
Apr 30 2014 | Posted in
Wararka | Read More »
Maxaa ka jiro wararka sheegayo in Khilaaf xoogan uu ka dhex curtay Maamulka sare ee Ximan iyo Xeeb
Maamula xima iyo Xeeb ee Bartahama dalkeena Soomaaliya ayaa waxaa la sheegaya in Xubnaha Baarlamaanka u matalla iyo Sidoo kale madaxweynaha maamulkaasi uu soo kala dhaxgalay Khilaaf Xoogan oo salka ku haya wax qabad la’aan lagu eedeeyay Madaxweynaha, Khilaafkaasi ayaa waxaa isku howlay sidii ay u xalin lahaayeen jaaliyadda maamulkaasi eek u nool dalka Dibadiisa […]
Apr 30 2014 | Posted in
Wararka | Read More »
Sargaal ahlusunna ka tirsan oo sheegay halka laga soo maleegaayo Colaadaha
Sarkaal ka tirsan Ahlu Sunna waljamaaca ayaa sheegay in siyaasiinta ku sugan degmada Doolow ee gobolka Gedo ay sii hurinayaan colaad sida uu yiri laga dhex abuuro dadka wada dega gobolkaasi. Afhayeenka Ahlu Sunna waljamaaca ee gobolka Gedo Shiikh Isxaaq Al-Qaadi ayaa sheegay in ay ka digayaan hurinta colaad ka dhacda degmooyinka Gedo. Siyaasiinta ku sugan […]
Apr 30 2014 | Posted in
Wararka | Read More »
Maleeshiyaadka Raaskambooni oo dad rayid ah ku dhaawacay howlo burburin ah
Inta la Ogyahay laba ruux ayaa ku dhawacantay Howlgalo ay ciidamada Maamulka ku-meelgaarka Jubba ku burburinayeen goobo sharci darro ah oo qoysas dan yar ay ka dhisteen nawaaxiga Garoonka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbadda hoose. Ku dhowaad labo boqol oo qoys ayaa lagu soo waramayaa in ciidamada maamulka ku-meelgaarka Jubba ay ka sal kiciyeen nawaaxiga garoonka […]
Apr 30 2014 | Posted in
Wararka | Read More »
Mudada Rasmiga ee la magacaabayo Xiddigaha Xulka England oo la shaaciyay
Xiriirka kubada cagta England ayaa si rasmi u shaaciyay in tababaraha Xulka England Roy Hodgson uu magacaabi doono xiddigaha u raacaya sanadka 2014 koobka Adduunka ee Brazil ka dhacaya. 66 jirka Xulka England maamula ayuu xiriirka carabaabay in May 12-keeda ay tahay markii la ogaan lahaa xiddigaha Brazil aadaya ee England matalaya. Hodgson ayaa […]
Apr 30 2014 | Posted in
Sports | Read More »