Geesigu waa daalay:Cristian Chivu oo is dhiibay

Daafaca kooxda Inter Milan Cristian Chivu ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay kubada cagta kadib markii la kansalay heshiiskii uu kula jiray Inter Milan. Xiddigii hore ee Romania ayaa waxaa mustaqbalkiisa soo afjaray dhaawac cagta ka soo gaaray,mana u ciyaarin Inter xili ciyaareedka 2013-14. Inter ayaa daboolka ka qaaday maanta oo Isniin ah in Chivu […]

Diego Costa oo ay macquultahay inuu seego kulanka Barcelona

Wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxaya Spain ayaa sheegaya in Diego Costa uu soo gaaray dhaawac macquulna tahay inuu seego kulanka Atletico Madrid iyo Barcelona lugta koowaad ee  Wareega Siddeeda Champions league. Diego Costa ayaa lagu tilmaamaa inuu yahay ninka maanta geeyay Atletico darajo ay ku noqoto hogaanka La Liga. Laakiin warfarxad u ah […]

Jerome Boateng oo Liverpool iyo Man Uniited midkood kala dooran doona

Kooxda Liverpool ayaa la sheegay iney u dhaqaaqeyso saxiixa daafaca kooxda Bayern Munich ee Jerome Boateng. Kaliya kuma ahan Liverpool l rabitaanka ciyaaryahankii hore ee Manchester City Jerome Boateng oo waxaa iyana rabta Man United. Wararka laga helayo Germany ayaa xaqiijinaya inuu jiro xiiso badan oo wiilka madow ee Germany looga hayo England. Liverpool iyo […]

Barcelona oo xaqiijisay mudada rasmiga uu garoomada ka maqnaanayo Victor Valdes

Goolhayaha Barcelona Victor Valdes ayaa maray qaliin lagu guuleystay oo jilibka ah waxaana la filayaa inuu garoomada ka maqnaado ilaa  toddobo bilood. Warkan waxaa xaqiijisay qaliinka kadib kooxda Spain ee Barcelona. Dhaawacan ayuu soo gaaray goolhayaha Barcelona kulankiii Barcelona 3-0 ay ugu badisay  Celta Vigo 26-ka bisha March. 32 jirkan ayaa ayaa 535 kulan u […]

Patrice Evra oo ku adkeystay inuu ka tago Man United

  Warka waa cadyahay,Wakiilka daafaca Man United Patrice Evra ayaa sheegay in xiddiga France uu doonaya ku biirida horyaalka Serie A marka uu dhamaado xagaagan. 32 jirkan ayaa lagu wadaa inuu kooxda England ugu tago beeca xorta ah. Iyadoo ay jirto in Evra uu wadahadal heshiis cusbooneysiin uu kula jiro United ayuu hadana wakiilkiisa Federico […]

Samir Nasri oo wadahadalo la furanayo Manchester City

Samir Nasri  ayaa daboolka ka qaaday inuu wadahadalo heshiis cusub uu la furanayo Manchester City. 26 Jirkan qadka dhexe ayaa waxaa heshiiskiisa  Etihad Stadium ugu harsan kaliya halsano. Nasri ayaa sheegay inuusan wali jirin wax heshiis ah oo laga gaaray mustaqbalkiisa haatan. Yarka France ayaa sheegay inuu rabo la sii joogista kooxda Sheekh Mansour,taageerayaasha iyo […]

WAR DEG DEG AH:- Dagaal ka qarxay duleedka Kismaayo & qasaare lasoo sheegaayo

Wararka ka imaanaaya duleedka magaalada Kismaayo waxay sheegayaan in halkaasi haatan uu ka soconaayo dagaal xoogan islamarkaana u dhaxeeya ciidamada maamulka Jubba oo garab ka helaaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah. Dagaalkaan ayaa wararka waxay sheegayaan in uu qarxay ka dib markii Al-shabaab weerar kusoo qaadeen meel aan ka fogeen jaamacadda Magaalada Kismaayo. […]

Garsoore u gafay Islaamka oo dalbaday in laga cafiyo gafkaasi.

Garsoore Anthony Halpin oo ka hawlgala Maxkamad ku taalla Degmadda Tallaght ee dalka Ireland, ayaa shaaciyey inuu ka xun yahay hadal saamayn yeeshay oo uu ku degdegay. Garsooraha ayaa hadalka qadafka ka sheegay maalintii Khamiista ee la soo dhaafay dhegeysiga dacwad loo haystay Nin Somali ah oo lagu eedeeyey inuu jabsaday hoy ay deggan tahay […]

Kulan ay Muqdisho ku lahaayeen Banadir oo la fashiliyay (Yaa ka dambeeyay fashilka?!!)

Ciidamada nabad sugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta is hor taag ku sameeyay kulan uu Muqdisho ku lahaa maamulka Banadir State, iyagoona goobta uu shirkaasi ka dhacay ciidamadu ka kaxeysteen Afhayeenka iyo Xoghayaha maamulka Banadir State. Xildhibaan C/llaahi Dheere oo ka tirsan Baarlamaanka Banadir State ayaa Saxaafadda uga warbixiyay falka ay ciidamada nabad sugidda Dowladda […]

DAAWO SAWIRADDA. Fantasyihii ugu cajiibka badnaa oo lagu soo bandhigay Brazil

Dalka Brazail ayaa waxaa lagu soo bandhigay Fantasyihii ugu weynaa inta la xasuusto Dunida lagu qabto iyadoona ay kasoo qeyb galeen dadweyne fara badan oo Brazil u dhashay iyo kuwa kale oo Caalamka ka kala yimid.