Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda oo u kicitimay New York si ay uga qeybgalaan kulanka Golaha Ammaanka

Muqdisho, February 28, 2014 – Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ka ambabaxay Caasimadda Muqdisho , iyagoo ku wajahan Xarunta Qaramada Midoobey ee Magaalada New York , halkaas oo uu ka furmayo Shir looga hadlayo arrimaha ammaanka Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM. Shirka golaha ammaanka ay […]

TOP NEWS. Alshabaab oo faarujiyay Deegaan hoostaga Gobolka Gedo iyo Ciidamada DFS iyo Ethiopia oo u dhaqaaqay.

Warka naga soo gaaraya Degmada Buur-dhuubo ee Gobolka Gedo, ayaa sheegaya in Deegaano hoostaga Gobalkaasi ay baneeyeen Kooxda Alshabaab. Faarujinta Kooxda Alshabaab Degmada Buur-dhuubo, ayaa imaaneysa, kadib markii Ciidamada Dowladda oo garabsanaaya kuwa AMISOM ay usoo dhawaadeen Degmada. Kooxda Alshabaab ayaa Degmada Buur-dhuubo, kala baxay Gaadiidka Dagaalka iyo Carruurtooda, waxaana lagu soo waramayaa inay u […]

VIDEO: Kadib goolkii Huntelaar Daawo Goolashii ugu quruxda badaa UCL

Champions League waa mid kamid ah tartamada ugu xiisaha badan Aduunka, waana loolalan intabadan dhex maray kooxaha waa weyn ee dhasina Yurub. Tartankaasi waxa uu soo martay taariikho badan, iyadoo ciyaartoyda ay yihiin kuwa wax ugu badan ka sameeyay tartankaasi aadka loo wada jecelyahay. Klaas Jan Huntelaar ayaa gool cajiib ah ka dhaliyay kooxda inta […]

Robin van Persie oo Raaligaliyay Xidigaha Man United

Weeraryahanka Manchester United Robin van Persie ayaa lagu soo waramayaa in uu raaligaliyay xidigaha ay isku kooxda yihiin kaddib markii uu dhawacaan war uu ku dhaleeceyno uu sheegay. Xidiga caalamiga ee Holland ayaa sheegay in ciyaartoyda isku kooxda yihiin ay booskiisa kala wareegeen kaddi ciyaartii 2-0 guul darada ay kaloo soo laabteen kooxda Olympiacos wareega […]

Ciyaartoyda England oo Loo Ogolaaday in ay Xasaaskooda …..

Xasaska ciyaartoyda Xulka England ee isku diyaarinaya Koobka Aduunka Brazil ayaa loo ogolaaday in ay raaci karaan ciyaartoyda England ee tagi doona Miami xagaagan. Tababare Roy Hodgson ayaa sidoo kale Albaabka u furay in ciyaartoyda ay kula soo biiraan lamaanayaashooda xulka inta uu soconayo Koobka Aduunka Brazil ka furmidoona. Kaddib marka ay tababar ku sameeyaan Portugal […]

Santi Cazorla oo Qarka u saaran in Heshiis cusub u xasiixo Arsenal

Qadka dhexe ee Arsenal Santi Cazorla ayaa lagu soo warmayaa in uu ku dhawyahay in qadaaraas cusub uu kula heshiiyo kooxda ka dhisan Emirates. Wararka si weyn u faafay ayaa sheegay in labada xidig ee Per Mertesacker iyo Tomas Rosicky ay ku dhawyihiin in ay dhameystiraan heshiis cusub oo ay ku sii joogaan Waqooyiga London, […]

DAAWO SAWIRO Ka turjumaayo shilalka caalamka ugu xun iyo dhibaatooyinka ay geystaan.

Halkaan ka daawo Sawiro ka turjumaayo Shilalka Caalamka ugu xun oo ay inta badan la kulmaan darawalada wada gaadiidka.  DAAWO SAWIRADDA

DAAWO SAWIRADDA. Haweeney 83 jir ah oo ka yaabisay Haweenka Caalamka.

Waxa ay u dhalatay Dalka Ustureliya waxaana lagu magacaaba Beyti Kalman waana 83-jir aan weli ka quusan jimicbaxsiga jirka. Waxa ay awooda inay sameyso nooc weliba oo jimacbaxsi ah, waxa ayna isku tilmaantaa inay ka badin karto dhalinyar, da’a, waxeyna sheegtay ineysan sameyn Karin dadka da’deeda ah.  DAAWO SAWIRADDA  ه  

DAAWO SAWIRADDA. Gaadiidka AMISOM oo dhibaato badan ku haya Bulshadda.

Gaari AMISOM ayaa la sheegayaa inuu burburiyay goob ganacsi oo ku taalla Degmada wadajir  gobolka Banaadir. Wadaha Gaarigaasi, ayaa la sheegayaa in xiligaasi uu ahaa ruux kasoo toosay hurdo waxa uuna gaariga ku burburiyay farmashiye wayn oo qaybna lagu iibin jiray Allaabaha Electronic iyo Shoping ka oo ku yaalla Degmadaasi. Lama sheegin weli dhimasho iyo […]

Is fahan la’aanta Dowladaha Mareykan iyo Uganda oo sara qaadi karta Awoodaha Alqaacidada Somalia ee Alshabaab.

Afhayeenka Taliska Ciiddamadda Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika, Tom Saunders ayaa sheegay in Xiisadda Diplomaasiyadeed ee Maraykanka iyo Uganda ka dhex aloosan inay saamayn ku yeelan karto Iskaashiga labada dowladood. Afhayeenka oo Suxufiyiinta kula hadlay Taliska Dhexe ee ay Ciiddamadda Maraykanka  ku leeyihiin magaalladda  Stuttgart ee dalka Jarmalka, ayaa ku nuuxnuuxsaday inay Uganda muhiim u […]