HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Cardiff City oo Labo Xidig Kala Wareegtay Man United

Kooxda xilli ciyaareedkan ka dheeleysa horyaalka Engalnd Premier League ee Cardiff City ayaa ku dhawaaqaday in labo saxiix oo Amaah ah ay kala soo wareegtay kooxda Manchester United. Cardiff City  ayaa shaacisay in ay la soo wareegtay xidigaha Manchester United Fabio da Silva iyo Wilfried Zaha kuwaasi oo si Amaah ah kula joogi doona. Laakiin wararka qaara […]

Sergio Aguero oo Ka Maqnaanaya Man City Kulanka Barca

Manchester City ayaa shaaca ka qaaday in goolal dhaliyahooda Sergio Aguero uu seegi doono kulanka adag ee ka tirsan tartanka Champions League kaasi oo ay kooxda Sky Blues Etihad ku soo dhaweyn doonto kooxda awooda badan ee Barcelona. Kooxda Sheekh Mansuur oo wal wal badan muujineysa ayaa cadeysay in dhaawac muruqa ka soo gaaray awgeed uu […]

DAAWO SAWIRADDA:- Madaxweyne Xasan oo soo dhaweeyay heshiiska IGAD ee Dalka Koonfur Suudaan

Addis Ababa , 31 January 2014, Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay heshiiska IGAD ee ku aadan Dalka Koonfur Suudaan. Madaxweynaha oo ka hadlay khilaafka ka taagan South Sudan ayaa wuxuu sheega “IGAD door weyn ayey ka qaadatay xalinta khilaafka ka taagan Dalka Koonfur Suudan, Dowladda Soomaaliyana ayadoo kaa-shaneysa saaxiibadeeda […]

Sargaalka Alshabaab u qaabilsanaa Dhanka Hubka oo gacanta lagu dhigay xilli uu waday gaari iyo hub farabadan.

Sida ay wararka naga soo gaaraya Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, ay sheegayaan Ciiddamadda Ammaanka Degmadaasi ayaa gacanta ku dhigay Sargaal Alqaacidada Somalia ee Alshabaab u qaabilsanaa keydadka Hubka noocyadooda kala duwan. Sargaalka la qabtay ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Osman Tuure, iyadoona ay wararku tibaaxayaan in Sargaalkaasi la qabtay xilli uu saarnaa gaari […]

Wenger oo meesha ka saaray imaanshiyaha Draxler

Tababare Arsene Wenger ayaa xaqiijiyey inaysan Arsenal lasoo saxiixan doonin xiddiga kooxda Schalke 04 Julian Draxler maanta oo ugu dambeysa suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. Wararkii soo baxayey Axadii ayaa soo jeedinayey inay Gunners wakiilo usoo dhameeya heshiiska 20 sano jirkaan u dirtay Germany. Laakiin labada koox ayaa isku fahmi waayey qiimaha ciyaaryahanka, iyadoo Arsenal […]

TOP NEWS:- DFS oo Saraakiil iyo Ciidamo ka Ruqseeysay Shaqadii Ciidannimo.

Iyadoo  ay dhawaan Xukuumadda Cusub ee Somalia shaacisay inay sara qaadeyso Awoodaha Ciiddamadda DFS, ayaa waxaa soo yeeraya war sheegaya in Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan Dowladda laga fadhiisiyay shaqadooda. Saraakiisha iyo Ciidamo ayaa sheegay in laga Ruqseeyey Shaqadii Ciidannimo, ayagoona intaa ku daray in ayasan o geen ujeeka Shaqada looga Joojiyey. Saraakiisha iyo Ciidamada […]

Qarax xoogan oo kadhacay Deegaanka Janaale ee Gobolka Sh/Hoose

War goor dhow naga soo gaaray Deegaanka Janaale ee Gobolka Sh/Hoose, ayaa sheegaya in Qarax xoogan uu ka dhacay bartamaha Janaale. Qaraxa oo aad u xooganaa ayaa waxa uu ka dhacay meel aan ka fogeyn Hooyga Gudoomiyaha Deegaanka Janaale Max’ed Idirs Cabdi, iyadoona aan la Ogeyn khasaaraha ka dhashay Qaraxaasi. Wararka qaar ayaa sheegaya in […]

Top Five: 5ta Xidig ee maanta uu la soo wareegi karo Moyes

Kaddib makii ay la soo wareegtay kooxda Manchester United laacibkii hore ee kooxda Chelsea Juan Mata waxaa wali jira xidigo badan oo uu farta ku fiiqayo David Moyes Maalinta ugu danbeysa ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Kubada Cagta. Moyes ayaa lagu soo warmayaa in hada uu isha ku hayo shan ciyaartoy oo uu saacadaha ugu […]

Liverpool iyo Rubin Kazan oo Ka Heshiiyay Qiimaha M’Villa

Wararka ka imaanaya Gobolka Mereyside-ka ee ay ka dhisan tahay kooxda Liverpool ee dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in Kooxda uu hogaamiyo BRandan Rodgers ay guul ka gaareen heshiiska Yann M’Villa kaas oo ay mudooyin fara badan ku raad joogtay. Liverpool ayaa shaaca ka qaaday iney Rubin Kazan kala heshiisay qiimaha uu xidiga reer France ku imaan karo garoonka […]

Julian Draxler iyo Arsenal oo Wali Isku Dhagan

Jamaahiirta Kooxda Arsenal ayaa dhagta ku wada haaya dhageysiga suuqa kala iibsiga, Daawashada iyo Aqrinta wararaka ay qorayaan website-yada iyo wakaaladaha wararka waxeyna ka eegayaan oo kaliya xaalada Juian Draxler oo ah xidiga ay sida ba’an ugu raad joogto kooxda Gunners. Wararka ka imaanaya dalka Jarmalka ayaa sheegaya in wadahadladii ay meel wanagsan marayaan waxaana […]